Download - Lafaha jidhka
Dhismaha Jidhka
LAFAHA JIDHKA
QALFOOFKA
Jidhkeena waxuu leeyahay qalfoof.
Qalfoofka waxaa waxaa la yidhaahdaa lafo.
Ilmahu markuu dhashowuxuuleeyahay 350 lafood.
Qofka weyni wuxuu leeyahay 206 lafood.
LAFAHEENA OO DHAMMI MA IKU WADA QIYAAS BAA
Lafheenu wey kala duwanyihiin.
Waxaynu leenahay lafo dhaadheer iyo kuwo gaagaaban.
Lafta bowdada ayaa ugu dheer waxaanay gaadhi kartaa ilaa 50cm.
Lafta ugu weynina waa ta misigta.
Lafta ugu yarina waa ta ku jirta dhegta.
LAFTA MADAXA
Madaxu waxa uu ka kooban yahay lafa badan oo is qabsaday.
Lafta madaxu waxa ay ilaalisaa maskaxda.
RYGGRADEN
Laf dhabartu waa lafo badan oo is dulsaara,waana lafta gidhka kor u haysa.
Lafa dhabarta waxay leedahaday xubno kuwaas oo kuwa dhabarka dhaqdhaqaajiya.
Laf dhabarta waxaa ku dhex jira dareemayaasha.
BRYSTKASSA
Laabteena waxaa ku daboolan lafaha feedhaha iyo lafta sakaarka.
Feedhaheenu waxay ka kooban yihiin 12 feedhood.
Lafahafeedhuhu waxa ay ilaaliyaan sambabada iyo wadnaha.
LAFAHEENA DHEDOODU MIYAY MADAHANYIHIIN MISE WAXBAA KU DHEX
JIRALafaheenu waa
sida dhuumaha oo kale oo adag.
Lafaheena waxa ku dhex jira dhuux.
Dhuuxu wuxuu sameeya walxa dhiiga cad iyo ka cas.
HVORDAN VOKSER BEINA?
Markuu ilmahu dhasho ma dhamaystirna lafaha ilmuhu.
Lafahu waxay ka samaysanyihiin carjow jilicsan.
Carjawdaasi si qonyar qonyar ah ayey isugu bedashaa laf.
Marka ay carjawdu laf isu bedasho ayey lafahuna koraan.
Marka qofka da’diisu gaadho 20 sano ayay istaagtaa korista lafahu.
Tee baa saxa?1.Waa maxay qalfoofku?A)waa lafaha jidhka.B)Waa madaxaC)Waa muruqyada.2.Waa imisa tirad lafaheenu.A)602B)206C)2602.Lafta madaxa waa maxay shaqadeedu? A)Jidhka ayey kor u haysaa.B)Waxa ay inaga caawisaa in aynu fikirno.C)Maskaxda ayey ka ilaalisa wixii ku dhici lahaa.
LAYLI
4.Imisa farood baynu leenahay?1215105. Maskaxdu maxay qabataa?Jidhka oo dhan bay maamushaaJidhka qaybtiisa sare ma maamushoDhiiga ayay samaysaa
SPØRSMÅL
Run iyo been ku kala qor run been
1. Qalfoofku jidhkeena ayuu kor u hayaa?
2. Qalfoofkeena waxa kale oo la yidhaahdaa lafo.
3.Lafaheena dhexdoodu way madhanyihiin
4. Feedhaheenu waxa ay ilaaliyaan dhabarkeena.
5. Lafta jidhkeena ugu yari waa lafta dhudhunka.
6. Muruqyada ayaa jidhkeena kor u haya.