jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga...

44
82JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH SOMALILAND REPUBLIC OFFICIAL GAZETTE ﺼﻭﻤﺍﻠﻴﻼﻨﺪ ﻠﺠﻤﻬﻭﺮﻴﺔ ﺍﻠﺮﱠﺴﻤﻴﺔ أ ﻠﻨﱠﺸﺮﺓXAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA JSL, HARGEYSA E-mail: Faafintagaryaqaanka@gmail.com Sanadka: 7aad Cadadka: 7aad ee Jully Taariikh: 04/08/2018 QIIMAHA CADADKA: SL. Sh. RUKUNKA (Subscription): QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad: Sadarkii Boggii kastaaba SL. Sh. TUSMADA CADADKA QAYBTA KOWAAD : XEERARKA BAARLAMAANKA, HESHIISYADA CAALAMIGA AH IYO MIISAANIYADDA QARANKA: 1) SOOMA BIXIN QAYBTA LABAAD : XEER MADAXWEYNE: 2) WAREEGTO MADAXWEYNE Magacaabid 3) Xilka Qaadis, 31/07/2018 4) Xilka Qaadis QAYBTA SADEXAAD: XEER NIDAAMIYAYAASHA WASAARADAHA, XEERARKA GOLAYAASHA DEEGAANKA, NATIIJOOYINKA DOORASHOOYINKA & BARNAAMIJYADA DAWLADA: 5) SOOMA BIXIN 85 86 87 Waa Nuqul Dawli ah lama iibin karo

Upload: others

Post on 25-Jan-2020

10 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—82—

JAMHUURIYADDA

SOMALILAND

FAAFINTA RASMIGA AH SOMALILAND REPUBLIC

OFFICIAL GAZETTE

لنشرةأ الرسمية لجمهورية صوماليالند

XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA

JSL, HARGEYSA

E-mail: [email protected] Sanadka: 7aad Cadadka: 7aad ee Jully Taariikh: 04/08/2018

QIIMAHA CADADKA: SL. Sh. RUKUNKA (Subscription):

QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad: Sadarkii Boggii kastaaba SL. Sh.

TUSMADA CADADKA

QAYBTA KOWAAD: XEERARKA BAARLAMAANKA, HESHIISYADA CAALAMIGA AH IYO MIISAANIYADDA

QARANKA:

1) SOOMA BIXIN

QAYBTA LABAAD: XEER MADAXWEYNE:

2) WAREEGTO MADAXWEYNE Magacaabid 3) Xilka Qaadis, 31/07/2018 4) Xilka Qaadis

QAYBTA SADEXAAD: XEER NIDAAMIYAYAASHA WASAARADAHA, XEERARKA GOLAYAASHA DEEGAANKA, NATIIJOOYINKA DOORASHOOYINKA & BARNAAMIJYADA DAWLADA:

5) SOOMA BIXIN

85

86

87

Waa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo

Page 2: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—83—

QAYBTA AFRAAD: GO’AANADA MAAMUL & QARAARADA:

6) SOOMA BIXIN

QAYBTA SHANAAD: AMARADA, OGEYSIISYADA & QANDARAASYADA DOWLADA:

7) Diiwaan Gelin Shirikada Kalkaal Services & Logistics

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 8) Diiwaan Gelin Shirikada Habsame Modern Tailor

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 9) Diiwaan Gelin Shirikada Max Pupil Transportion

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 10) Diiwaan Gelin Shirikada Chinese Massage

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 11) Diiwaan Gelin Shirikada Germba contruction and

Constractors Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud

12) Diiwaan Gelin Shirikada Al-Huda Constraction Xafiiska Xeer illaalinta Guud

13) Diiwaan Gelin Shirikada Nubian Mining Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud

14) Diiwaan Gelin Shirikada Next Martime Agent Xafiiska Xeer illaalinta Guud

15) Diiwaan Gelin Shirikada Dalkaab Construction Company

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 16) Diiwaan Gelin Shirikada Image Pride

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 17) Diiwaan Gelin Shirikada Dambarsame

Construction and Consultancy Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud

18) Diiwaan Gelin Shirikada Obsiye General Trading Xafiiska Xeer illaalinta Guud

19) Diiwaan Gelin Shirikada Yassin Trading Xafiiska Xeer illaalinta Guud

20) Diiwaan Gelin Shirikada Biiriye Logistics and Procurement

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 21) Diiwaan Gelin Shirikada Hal-Maceeye Media

Xafiiska Xeer illaalinta Guud

89

90

91

93

94

95

97

98

100

101

103

104

105

107

108

Page 3: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—84—

22) Diiwaan Gelin Shirikada Buraq Company

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 23) Diiwaan Gelin Shirikada A and M Contraction

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 24) Diiwaan Gelin Shirikada Barakaat Construction

and Contracting Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud

25) Diiwaan Gelin Shirikada Hayaat Electronics Company

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 26) Diiwaan Gelin Shirikada Gallan Fuel Station

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 27) Diiwaan Gelin Shirikada Mudan Constraction and

Contracting Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud

28) Diiwaan Gelin Shirikada Reliance Surveyors Xafiiska Xeer illaalinta Guud

29) Diiwaan Gelin Shirikada Goraibah Brother Int (GBI)

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 30) Diiwaan Gelin Shirikada Starlink Services

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 31) Diiwaan Gelin Shirikada Obsiye General Trading

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 32) Diiwaan Gelin Shirikada Ramco Clearance and

Transportation Xafiiska Xeer illaalinta Guud

33) Diiwaan Gelin Shirikada Maxtor It Trading Company

Xafiiska Xeer illaalinta Guud

109

111

112

114

115

116

118

120

121

122

124

Page 4: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—85—

QAYBTA LABAAD:

XEER MADAXWEYNE:

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

____________________________________________

Xafiiska Madaxweynaha

Sum: JSL/XM/WM/222-172/072018 Taar: 31/07/ 2018

Wareegto Madaxweyne

Magacaabid

Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda

Somaliland, Qodobka 90aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-

aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan

Masuuliyadda ka Dhalanaysa

Xilalkan; Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;

Waxaan Go’aamiyey;

1. In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan;

Tir Magaaca Xilka 1. Admiral Guuto Maxamed

Xuseen Faarax Xiirane Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha

Page 5: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—86—

2. Mustafe Godane Cali Bile Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, wershadaha iyo Dalxiiska

3. Cabdirashiid Xuseen Cabdille Gargaar

Guddoomiyaha Gobolka Sool

4. Amaal Cabdi Xasan Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada

2. In laga bilaabo taariikhda maanta aan mas’uuliyiintan u

beddelo xilalkan:

Tir Magaaca Xilka 1. Admiral Guuto Cabdi Xirsi

Ducaale La-taliyaha Madaxweynaha ee Maamulka iyo Amniga Badda

2. Dr. Cismaan Xuseen Warsame Cabdi

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka

Allaa Mahad Leh Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

____________________________________________

Xafiiska Madaxweynaha

Sum: JSL/XM/XKQ/222/1-173/072018 Taar: 31/07/ 2018

Ku: Mudane Cali Maxamed Cali Nuur,

Page 6: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—87—

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, wacyigalinta

iyo dhaqanka

Og: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigalingta iyo

Dhaqanka

Ujeeddo: Xil ka-qaadis

Muddane,

Sida aad la socoto, xilka qaranka ayey sunnihiisa tahay

in uu meerto noqdo, oo loo dhiibo hadba ciddii hanan

karta. Sidaa darted, waxaan gartay in laga bilaabo

taariikhda maanta aan kaa qaado xilkii aad haysay ee

Agaasimaha Guud ee Wasaaadda Warfaafinta, Wacyi

galinta iyo Dhaqanka.

Hadaba, waxaan kaa rajaynayaa in aad si niyad-sami ah

ugu wareejiso Mudane Dr. Cismaan Xuseen Warsame

Cabdi oo ah Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda

Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka.

Sidoo kale, waxaan farayaa Wasiirka Wasaaradda

warfaafinta, wacyigalinta iyo dhaqanka inuu u kala

wareejiyo labada masuul xilka, sida ugu dhakhsaha

badan.

Alla mahad leh

Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

Page 7: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—88—

____________________________________________

Xafiiska Madaxweynaha

Sum: JSL/XM/XKQ/222/1-174/072018 Taar: 31/07/ 2018

Ku: Mudane Cabdi Khayre Dirir,

Guddoomiyaha Gobolka Sool

Og: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Ujeeddo: Xil ka-qaadis

Muddane,

Sida aad la socoto, xilka qaranka ayey sunnihiisa tahay

in uu meerto noqdo, oo loo igmado hadba ciddii hanan

karta. Sidaa darted, waxaan gartay in laga bilaabo

taariikhda maanta aan kaa qaado xilkii aad haysay ee

Guddomiyaha Gobolka Sool.

Hadaba, waxaan kaa rajaynayaa in aad si niyad-sami ah

ugu wareejiso Mudane Cabdirashiid Xuseen Cabdille

(Gargaar) oo ah Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Sool.

Sidoo kale, waxaan farayaa Wasiirka Wasaaradda

Arrimaha Gudaha in uu u kala wareejiyo labada masuul

xilka labada mas’uul, sida ugu dhakhsaha badan.

Alla mahad leh

Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Page 8: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—89—

QAYBTA SHANAAD:

AMARADA, OGEYSIISYADA & QANDARAASYADA DOWLADA:

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/398/2018. 18/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

KALKAAL SERVICE & LOGISTICS.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Page 9: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—90—

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay, KALKAAL SERVICE &

LOGISTICS Astaanteeduna tahay:-(Magaca shirkada),

shaqadeeduna tahay soo dejinta allaabooyinka (Import),

xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo

maanta oo ay taariikhdu tahay 18/07/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/399/2018. 18/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Page 10: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—91—

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

HABSAME MODERN TAILOR.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay HABSAME MODERN

TAILOR, Astaanteeduna tahay: - (magaca shirkada),

shaqadeeduna tahay Bixinta Adeegyada dawaarle

(Tailor), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga

bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 18/07/2018.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/400/2018. 18/07/2018

Hargeysa

Page 11: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—92—

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

MAX PUPILS TRANSPORTION.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay MAX PUPILS

TRANSPORTATION, Astaanteeduna tahay:-( Magaca

Shirkada), shaqadeeduna tahay Bixinta Adeegyada

socdaalka (Regional transportation), xarunteeduna tahay

Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay

taariikhdu tahay 18/07/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Page 12: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—93—

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/401/2018. 18/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

CHINESE MASSAGE.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Page 13: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—94—

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay CHINESE MESSAGE,

Astaanteeduna tahay: - (Magaca Shirkada),

shaqadeeduna tahay Bixinta Adeegyada Duulista

(Massage service), xarunteeduna tahay Magaaladda

Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay

18/07/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/402/2018. 22/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Page 14: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—95—

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

GERMBA CONSTRACTION AND

CONSTRACTORS COMPANY.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay GERMBA CONSTRACTION

AND CONSTRACTORS COMPANY, Astaanteeduna

tahay:- (Magaca shirkada), shaqadeeduna tahay

dhismaha (constraction), xarunteeduna tahay

Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay

taariikhdu tahay 22/07/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/403/2018. 22/07/2018

Page 15: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—96—

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

AL-HUDA CONSTRACTION, oo ay ku

cad yihiin xubnaha shirkaddu, sida

ku cad qodobka 11aad (2) (a)

Somaliland company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland, saamiyadooduna ay

sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay AL-HUDA CONSTRACTION,

Astaanteeduna tahay: - (dhisme magaca shirkadu ku

hoos yaal), shaqadeeduna tahay dhismaha (constraction),

Page 16: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—97—

xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo

maanta oo ay taariikhdu tahay 22/07/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/404/2018. 22/07/2018

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

NUBIAN MINING COMPANY, oo ay

ku cad yihiin xubnaha shirkaddu,

sida ku cad qodobka 11aad (2) (a)

Somaliland company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

Page 17: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—98—

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland, saamiyadooduna ay

sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay NUBIAN MINING COMPANY,

Astaanteeduna tahay :-(Magaca shirkada),

shaqadeeduna tahay sahaminta iyo macdan baadhista

(prospecting), xarunteeduna tahay Magaaladda Burco,

laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 22/07/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/405/2018. 23/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Page 18: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—99—

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

NEXT MARTIME AGENT, oo ay ku

cad yihiin xubnaha shirkaddu, sida

ku cad qodobka 11aad (2) (a)

Somaliland company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland, saamiyadooduna ay

sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay NEXT MARTIME AGENT,

Astaanteeduna tahay :-(Magaca shirkada),

shaqadeeduna tahay wakiilnimada maraakiibta (shipping

agent), xarunteeduna tahay Magaaladda Berbera, laga

bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 23/07/2018

Allaa Mahad Leh.

Page 19: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—100—

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/406/2017. 18/07/2018

Hargeysa

Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

DALKAAB CONSTRACTION

COMPAN, oo ay ku cad yihiin

xubnaha shirkaddu, sida ku cad

qodobka 11aad (2) (a) Somaliland

company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland, saamiyadooduna ay

sugan yihiin.

Page 20: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—101—

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay DALKAAB CONSTRACTION

COMPANY, Astaanteeduna tahay: - (dhisme uu magaca

shirkadu ku wareegsan yahay), shaqadeeduna tahay

dhismaha (constraction), xarunteeduna tahay

Magaaladda Laascaanood, laga bilaabo maanta oo ay

taariikhdu tahay 18/07/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/407/2018. 22/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Page 21: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—102—

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

IMAGE PRIDE.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yaha IMAGE PRIDE.

Astaanteeduna tahay :-( Magaca shirkada),

shaqadeeduna tahay la talinta dhinaca ganacsiga

(Busniness Management Consultancy), xarunteeduna

tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay

taariikhdu tahay 22/07/2018.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Page 22: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—103—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/408/2018. 22/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

DAMBARSAME CONSTRUCTION

AND CONSULTANCY COMPANY oo

ay ku cad yihiin Xubnaha shirkaddu

sida ku cad qodobka 11aad(2)(a)

Somaliland company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland, saamiyadooduna ay

sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Page 23: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—104—

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay, DAMBARSAME

CONSTRUCTION AND CONSULTANCY COMPANY,

Astaanteeduna tahay:-(Magaca shirkada),

shaqadeeduna tahay Dhismaha (Construction),

xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo

maanta oo ay taariikhdu tahay 22/07/ 2018.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/409/2018. 22/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Page 24: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—105—

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

OBSIIYE GENERAL TRAIDING.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay OBSIYE GENERAL

TRADING, Astaanteeduna tahay:-(Magaca Shirkada),

shaqadeeduna tahay soo dejinta alaabooyinka(imports)

xarunteeduna tahay Magaaladda Hargaysa, laga bilaabo

maanta oo ay taariikhdu tahay 22/07/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/410/2018. 22/07/2018

Hargeysa

Page 25: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—106—

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

YASSIN TRADING.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay YASSIN TRADING,

Astaanteeduna tahay:-( Magaca Shirkada),

shaqadeeduna tahay soo dejinta iyo alaabooyinka

(Import), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga

bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 22/07/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Page 26: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—107—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/412/2018. 25/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

BIIRIYE LOGISTICS

PROCUREMENT.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Page 27: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—108—

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay BIIRIYE LOGISTICS AND

PROCUREMENT Astaanteeduna tahay:-( Magaca

Shirkada), shaqadeeduna tahay Saad siinta (logistics)

xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo

maanta oo ay taariikhdu tahay 25/07/2018.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/413/2018. 25/07/2018.

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Xarun Baahineed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Saxaafadda

dalka.

Markuu arkay: - Qodobka 32aad ee Dastuurka

Jamhuuriyadda Somaliland.

Markuu arkay: - Qodobka 6aad, 7aad ee xeerka

Saxaafadda Xeer Lam.27/2004.

Page 28: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—109—

Markuu Arkay: - Warqada Ogolaanshaha ee

Wasaaradda Warfaafinta

03/05/2016 ee ay ku ogolaatay

diiwaan gelinta Xarun Baahineed ee

Magaceedu yahay HAL-MACEEYE

MEDIA

Markuu arkay: - Codsiga uu soo qortay mulkiilaha

Xarunta kuna Codsanaayo in loo

diiwaan geliyo Xarun Baahineed,

isagoo balan qaadaya dhiniciisa in u

hogaansi doono xeerka saxaafadda

Somaliland.

Wuxuu cadaynayaa.

Inuu si sharciya uga diiwaan gashan yahay Xafiiskan

Xarun Baahineed ee Magaceedu yahay HAL_MACEEYE

oo curisay saddexda qormo ee kala ah 1-Farsame (hal-

alooseen) Farsame (Somali word processor) 2- Hal-

tiriyeen/Somali word counter 3- Laaxinjire, xaruntiisuna

tahay Magaaladda Hargeisa,

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/414/2018. 25/07/2018

Page 29: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—110—

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

BURAQ COMPANY. oo ay ku cad

yihiin xubnaha shirkaddu sida ku

cad qodobka 11aad (2) (a) somaliland

company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland, saamiyadooduna ay

sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay BURAQ COMPANY,

Astaanteeduna tahay:-( Magaca Shirkada),

shaqadeeduna tahay saad siinta (logistics and

Page 30: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—111—

Procurement) xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa,

laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 25/07/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/415/2018. 18/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay

A and M CONUSTRUCTION

ENGINEERING oo ay ku cad yihiin

xubnaha shirkaddu sida ku cad

qodobka 11aad (2) (a) somaliland

company law.

Page 31: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—112—

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland, saamiyadooduna ay

sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay A and M CONSTRUCTION

ENGINEERING Astaanteeduna tahay:-(Dhisme uu

Magaca Shirkadduna ku wareegsan yahay),

shaqadeeduna tahay dhismaha (construction),

xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo

maanta oo ay taariikhdu tahay 25/07/2018.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/417/2018. 25/07/2018

Hargeysa

Page 32: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—113—

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

BARAKAAT CONSTRUCTION AND

CONTRACTING

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay, BARAKAAT CONSTRCTION

AND CONTRACTING COMPANY, Astaanteeduna

tahay:-(Magaca shirkada), shaqadeeduna tahay

Dhismaha (Construction), xarunteeduna tahay

Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay

taariikhdu tahay 25/07/ 2018.

Allaa Mahad Leh.

Page 33: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—114—

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaqaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/418/2018. 28/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

HAYAAT ELECTRONICS COMPANY

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Page 34: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—115—

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay, HAYAAT ELECTRONICS

COMPANY, Astaanteeduna tahay:-(Magaca shirkada),

shaqadeeduna tahay soo dejinta alaabooyinka (Import),

xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo

maanta oo ay taariikhdu tahay 28/07/ 2018.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/420/2018. 29/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Page 35: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—116—

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

GALLAN FUEL STATION.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay, GALLAN FUEL STATION,

Astaanteeduna tahay: - (Magaca shirkada),

shaqadeeduna tahay soo Jumladleh (Wholesaler),

xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo

maanta oo ay taariikhdu tahay 29/04/ 2018.

Allaa Mahad Leh.

(Yuusuf Sh C/laahi Kaahin)

Ku/S/Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/421/2018. 29/07/2018

Hargeysa

Page 36: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—117—

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

Mudan Constraction and Contracting

Company, Oo ay ku cad yihiin

Xubnaha Shirkaddu, sida ku cad

qodobka 11aad (2) (a) Somaliland

Company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland, Saamiyadooduna ay

sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu uu

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay Mudan Constraction and

Contracting Company, Astaanteeduna tahay:-(dhsime uu

magaca shirkadu ku wareegsan yahay), shaqadeeduna

tahay Dhismaha (Construction) xarunteeduna tahay

Page 37: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—118—

Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay

taariikhdu tahay 18/07/2018

Allaa Mahad Leh.

(Yuusuf Sh C/laahi Kaahin)

Ku/S/Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/422/2018. 29/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeedo: - Caddayn Midow Shirkadeed (Join Venture)

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xilsaaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda ay ku midoobeen

labada shirkadood ee kala ah PEARL

HOLDING iyo LAAS GROUP, kuwaas

oo ku midoobey Magaca Cusub ee

Page 38: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—119—

RELIANCE SURVEYORS, sida ku cad

Heshiiskooda.

Markuu Arkay: - Heshiiska Nootaayadda ay wada

saxeexeen saamilayda labada

shirkadood ee 24/07/2018.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda shirkada

midowga ah ay wadda saxexeen.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan xeer ilaalinta Guud ee Qaranka ay ka

diiwan gashan tahay shirkada midowga ah (Join Venture)

ee ay ku midoobeyn labada shirkadood ee kala ah PEARL

HOLDING oo ku diiwan gashay REF XIG/JSL/386/2018

iyo LAAS GROUP oo ku diiwan gashan Ref

XIG/JSL/313/2018, KUWAAS OO KU MIDOOBEY

Magaca RELIANCE SURVEYORS, shaqadeeduna tahay

(Monitoring and Evaluation), xarunteeduna tahay

magaalada Hargeysa, laga bilaabo manta oo taarikhdu

tahay 29/07/2018.

Allaa Mahad Leh.

(Yuusuf Sh C/laahi Kaahin)

Ku/S/Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Page 39: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—120—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/423/2018. 29/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

GORAIBAH BROTHER INT (GBI).

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay GORAIBAH BROTHER INT

Page 40: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—121—

(GBI). Astaanteeduna tahay: - (Magaca Shirkada),

shaqadeeduna tahay qodista macdanta (Ready mix and

crash), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga

bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 29/07/2018.

Allaa Mahad Leh.

(Yuusuf Sh C/laahi Kaahin)

Ku/S/Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/424/2018. 29/04/2018.

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

STARLINK SERVICES.

Page 41: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—122—

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay STARLINK SERVICES,

Astaanteeduna tahay:-(Magaca shirkada), shaqadeeduna

tahay bixinta adeega turjumada (Translation services),

xarunteeduna tahay Magaaladda Berbera, laga bilaabo

maanta oo ay taariikhdu tahay 29/07/2018.

Allaa Mahad Leh.

(Yuusuf Sh C/laahi Kaahin)

Ku/S/Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/425/2018. 29/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Page 42: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—123—

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

RAMCO CLEARANCE AND

TRANSPORTAION.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yaha RAMCO CLEARANCE AND

TRANSPORTAION, Astaanteeduna tahay: - (Magaca

Shirkada), shaqadeeduna tahay rarista iyo dejinta,

bixinta adeega socdaalka (Clearance and Forwarding,

Transportation services), xarunteeduna tahay

Magaaladda Berbera, laga bilaabo maanta oo ay

taariikhdu tahay 29/07/2018.

Allaa Mahad Leh.

(Yuusuf Sh C/laahi Kaahin)

Ku/S/Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Page 43: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—124—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/429/2018. 31/07/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: - Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

MAXTOR IT TRADING COMPANY, Oo

ay ku cad yihiin Xubnaha

Shirkaddu, sida ku cad qodobka

11aad (2) (a) Somaliland Company

law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland, saamiyadooduna ay

sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Page 44: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHgaryaqaankaguud.com/wp-content/uploads/2018/02/...—82— waa nuqul dawli ah jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah somaliland republic

—125—

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay MAXTOR IT TRADING

COMPANY Astaanteeduna tahay: - shaqadeeduna tahay

Bixinta adeega koombutarada iyo elektrooniga (ICT),

xarunteeduna tahay Magaaladda laascaanood, laga

bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 18/07/2018.

Allaa Mahad Leh.

(Yuusuf Sh C/laahi Kaahin)

Ku/S/Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka