keep your food safe - somalian

20
Xafido Raashinka Aad Cuneyso www.ndsu.edu/globalfood SOMALIAN

Upload: stacy-wang

Post on 12-Jul-2015

29 views

Category:

Food


2 download

TRANSCRIPT

Page 1: Keep Your Food Safe - Somalian

Xafido Raashinka

Aad Cuneysowww.ndsu.edu/globalfood

SOMALIAN

Page 2: Keep Your Food Safe - Somalian

Ilaha Macluumaadka: Iskaashiga Waxbarista iyo Ilaalinta Raashinka.www.fightbac.org

Qoraalkan wuxuu ku saleysan yahay hawl ay gacan ka geystay USDA-CSREES oo isticmaashay Abaalmarinta Lambarkeedu Yahay 2005-51110-03293. Wixii fikrado ah, wixii natiijooyin ah, iyo wixii gunaanad ama talo ah oo ku jira qoraalka macluumaadkan waxaa ka masuul ah qoreyaasha, laakiinse ma aha aragti ka timid USDA.

SOMALIAN

Page 3: Keep Your Food Safe - Somalian

NadiifiGacmahaaga ku meyr biyo diirran iyo saabuun ugu yaraan 20 ilbiriqsi ka hor inta aadan taaban raashinka iyo ka dib marka aad ka soo baxdo suulliga ama aad xafaayad beddesho ama aad taabato xayawaan rabbaayad ah.

Kolka Wax La Sameynayo:Dadka wax kula qabanaya u sheeg in ay saliid yar iyo qorfe gacmahooda ku masaxaan. U sheeg in ay gamcahooda meyraan iyaga oo aan saabuun isticmaalin. Dabadeedna u sheeg in ay gacmahooda ku meyraan biyo diirran iyo saabuun ilaa 20 ilbiriqsi.

Ilaha Macluumaadka: www.fightbac.org/content/view/170/94/SOMALIAN

Page 4: Keep Your Food Safe - Somalian

1

3

2

4SOMALIAN

Page 5: Keep Your Food Safe - Somalian

Nadiifi

cagaaran ee darayga ah, kuwaas oo ay ku jiraan

khudaarta aan qoloftooda la cunin ee la iska diiro.

khudaarta miramiraha iyo khudaarta cagaaran ee

darayga ah; isticmaal burush yar oo khudaarta

lagu nadiifiyo.

Ilaha Macluumaadka: www.fightbac.org/content/view/170/2/

SOMALIAN

Page 6: Keep Your Food Safe - Somalian

SOMALIAN

Page 7: Keep Your Food Safe - Somalian

NadiifiMarka aad raashin diyaariso iyo inta aadan bilaabin ama aadan u gudbin raashin kale, biyo kulul ku meyr looxa aad wax ku jarjareyso, suxuunta, maacuunta kale, iyo miiska dushiisa.

Ilaha Macluumaadka: www.fightbac.org/content/view/170/94/

SOMALIAN

Page 8: Keep Your Food Safe - Somalian

SOMALIAN

Page 9: Keep Your Food Safe - Somalian

Kala-fogeeHilibka ceyriinka ah, hilibka digaagga, kalluunka iyo ukumaha kala-fogee marka aad raashin dukaanka ka soo iibsaneyso ee aad gaariga la riixo ku guraneyso, marka aad bac ku soo qaadaneyso iyo marka aad gelineyso qaboojiyaha ama filinjeerka gudihiisa.

Ilaha Macluumaadka: www.fightbac.org/content/view/171/2/

SOMALIAN

Page 10: Keep Your Food Safe - Somalian

SOMALIAN

Page 11: Keep Your Food Safe - Somalian

Kala-fogeeMar walba meyr looxa aad wax ku jarjareyso iyo mindiyaha ka dib markaad u isticmaasho hilib ceyriin, hilib digaag iyo kulluun.

Ilaha Macluumaadka: www.fightbac.org/content/view/171/95/

SOMALIAN

Page 12: Keep Your Food Safe - Somalian

SOMALIAN

Page 13: Keep Your Food Safe - Somalian

Kala-fogeeMar walba meyr looxa aad wax ku jarjareyso iyo mindiyaha ka dib markaad u isticmaasho hilib ceyriin, hilib digaag iyo kulluun. Haddii aad heli karto laba loox oo kala duwan u kala isticmaal khudaarta darayga ah, hilibka ceyriinka ah, hilibka digaagga iyo kalluunka.

Ilaha Macluumaadka: www.fightbac.org/content/view/171/95/

SOMALIAN

Page 14: Keep Your Food Safe - Somalian

SOMALIAN

Page 15: Keep Your Food Safe - Somalian

Bislee RaashinkaIsticmaal lambarrada lagu kululeeyo shooladda si aad ula socoto kuleyka uu raashinku kuugu bislaanayo.

Ilaha Macluumaadka: www.fightbac.org

SOMALIAN

Page 16: Keep Your Food Safe - Somalian

SOMALIAN

Page 17: Keep Your Food Safe - Somalian

Qabooji RaashinkaRaashinka soo hara kala qeybi oo ku gur weelal baaquliyo ama caagag ah oo qaboojiyaha geli si ay dhakhso ugu qaboobaan.

Ilaha Macluumaadka: www.fightbac.org/content/view/169/2/

SOMALIAN

Page 18: Keep Your Food Safe - Somalian

SOMALIAN

Page 19: Keep Your Food Safe - Somalian

Qabooji Raashinka

hooseeyo 40 digrii oo ah Feeranhaayt.

qaboojiyaha u geli hilibka ceyriinka ah, hilibka digaagga iyo raashinka kale ee sida fudud u xumaan kara.

Ilaha Macluumaadka: www.fightbac.org/content/view/169/97/

SOMALIAN

Page 20: Keep Your Food Safe - Somalian

SOMALIAN