la chanson de sakima heestii sakima - storybooks canada...tôt le matin et revenaient tard le soir....
TRANSCRIPT
Heestii SakimaHeestii Sakima
La chanson de SakimaLa chanson de Sakima
Ursula Nafula Peris Wachuka Abdi Muse Somali / French Level 3
Sakima wuxuu la noolaa waalidkiisa iyowalaashiisa afar jirta ah. Waxay kunoolaayeen dhulka ninka hodanka ah.Mundul kooda cawska ah waxuu ku yaalaymeesha ugu dambeysa geedaha safan.
•••
Sakima vivait avec ses parents et sa petitesœur, qui avait quatre ans. Ils vivaient surla terre d’un homme riche. Leur hutte àtoit de chaume était située au bout d’unrang d’arbres.
2
Marku Sakima ahaa saddex jir, ayuuxanuunsaday oo aragiisii waayay. Sakimawuxuu ahaa wiil yar oo heybad leh.
•••
Quand Sakima avait trois ans, il estdevenu malade et perdu sa vue. Sakimaétait un garçon avec beaucoup de talent.
3
Sakima waxuu sameeyay waxyaabo badanoo wiilasha da’doodu tahay lix sano jiraysan sameynin. Tusaale ahaan, wuxuu lafadhiisan karay dadka waa yeelka ah eetuulada waxuuna kala xaajoon jirayarrimaha muhiimka ah.
•••
Sakima faisait beaucoup de choses qued’autres garçons de six ans ne faisaientpas. Par exemple, il pouvait se tenir avecles membres plus âgés du village etdiscuter de questions importantes.
4
Waalidiinta Sakima waxay ka shaqeynjireen guriga ninka hodanka ah. Waxay katagi jireen guriga aroortii, waxayna soolaaban jireen fiidkii. Sakima waxaa loogatagi jiray walaashiisa yar.
•••
Les parents de Sakima travaillaient chezl’homme riche. Ils quittaient leur maisontôt le matin et revenaient tard le soir.Sakima restaient seul chez eux avec sapetite sœur.
5
Sakima wuxuu jeclaa in uu ku heesoheesaha. Maalin maalmaha ka mid ah,waxay hooyadiis weydiisay, “Halkee baadkaso barataa heesahan, Sakima?”
•••
Sakima adorait chanter des chansons. Unjour sa mère lui demanda, « Où apprends-tu à chanter ces chansons, Sakima? »
6
Sakima wuxuu ku jawaabay, “Way iskaimaadaan, hooyo. Waxaan ka dhexmaqlaa madaxayga dabadeedna waan kuheesaa.”
•••
Sakima répondit, « Elles me viennent toutsimplement, maman. Je les entends dansma tête et ensuite je chante. »
7
Sakima wuxuu jeclaa in uu u heesowalaashiisa yar, gaar ahaan, haddii aydareento gaajo. Walaashiis waa aydhageysan jirtay isaga oo heesayoheestiisa ugu macaan. Waxaa soo jiidancodka cod macaan leh.
•••
Sakima aimait chanter pour sa petitesœur, surtout si elle avait faim. Sa sœurl’écoutait chanter sa chanson préférée.Elle se balançait en écoutant la chansonapaisante.
8
“Ma heesi kartaa mar kale, Sakima,”walaashiis ayaa ka baryi jirtay. Sakima waauu ka aqbalaa oo ku celceliyaa heestamarar badan.
•••
« Peux-tu la chanter encore et encore,Sakima? » sa sœur le suppliait. Sakimaacceptait et la chantait encore et encore.
9
Hal fiid markii ay waalidkiis guriga ku soolaabteen, ayay aad u aamusnaayeen.Sakima wuxuu ogaa in ay wax qaldanjiraan.
•••
Un soir quand ses parents sont revenuschez eux, ils étaient très tranquilles.Sakima savait qu’il y avait un problème.
10
Maxaa qaldan hooyo, aabe? “Sakima ayaawaydiiyay. Sakima wuxuu ogaaday inwiilka ninkii hodanka ahaa uu maqanyahay, ninku wuxuu ahaa mid aad umurugooday oo cidloobay.
•••
« Qu’est-ce qu’il y a, maman et papa? »Sakima demanda. Sakima apprit que le filsde l’homme riche était disparu. L’hommeétait très triste et seul.
11
“Waan u heesi karaa isaga. Waxaa lagayaabaa in uu markale farxo,” Sakima ayaawaalikiisa u sheegay. Laakiin waalidiintiisiiwaa ay eryeen. “Waa nin aad taajir u ah,waxaad tahay wiil indho la. Ma waxaad umaleyneysaa in ay heestaada caawindoonto?”
•••
« Je peux chanter pour lui. Il redeviendrapeut-être heureux, » Sakima dit à sesparents. Mes ses parents rejetèrent l’idée.« Il est très riche. Tu es seulement ungarçon aveugle. Penses-tu vraiment queta chanson l’aidera? »
12
Si kastaba ha ahaatee, Sakima ma niyadjabin. Walaashiisii yarayd ayaa kutaageertay isaga. Waxay tiri, “Sakimaheestisa way idajisaa markaangaajoonayo. Wayna dajin doontaa ninkataajirka ah.”
•••
Toutefois, Sakima ne démissionna pas. Sapetite sœur l’appuyait. Elle disait, « Leschansons de Sakima me calment quandj’ai faim. Elles calmeront l’homme richeaussi. »
13
Maalintii xigtay, Sakima wuxuuwalaashiisii yarayd weydiistay in ay uwado ninkii taajirka ahaa gurigiisa.
•••
Le lendemain, Sakima demanda à sapetite sœur de le mener chez l’hommeriche.
14
Waxa uu hoos istaagay daaqad weynwuxuuna bilaabay in uu ku heeso heestiisiuu ugu jeclaa. Si tartiib ah, madaxa ninkihodanka ah ayaa bilaabay in uu kasoomuuqdo daaqadi weynayd.
•••
Il se tint sous une grande fenêtre etcommença à chanter sa chanson préférée.Lentement, la tête de l’homme richeapparu à travers la grande fenêtre.
15
Shaqaalihii way joojiyeen wixii aysameynayeen. Waxay dhagaysteen heestaSakima ee quruxda badan. Laakiin hal ninayaa yiri, “Qofna ma awoodin in uu dajiyobooska. Wiilkan indhoolaha aha mawaxuu u maleynayaa inuu dajin doono?
•••
Les ouvriers arrêtèrent ce qu’ils faisaient.Ils écoutèrent la belle chanson de Sakima.Mais un homme dit, « Personne n’a étécapable de consoler le patron. Est-ce quece garçon aveugle pense qu’il pourra leconsoler ? »
16
Sakima wuu dhameysatay heestiisi uuheesayay waxa uu na u jeestay in uu tago.Laakiin ninkii taajirka ahaa ayaa banaankasi degdeg ah ugos baxay oo wuxuu kuyidhi, Fadlan markale hees.
•••
Sakima termina de chanter sa chanson ets’apprêtait à partir. Mais l’homme richesorti en vitesse et dit, « S’il te plait, chanteencore. »
17
Waqtigaa xaadirka ahaa, laba nin ayaayimid iyaga oo qof ku wado naxash.Waxay soo heleen ninkii taajirka ahaawiilkiisa oo la garaacay loo gana tagaywadada dhinaceeda.
•••
À ce moment, deux hommes sont venusen apportant quelqu’un sur une civière. Ilsavaient trouvé le fils de l’homme richetabassé et abandonné sur le bord de laroute.
18
Ninkii taajirka ahaa waxuu aad ogu farxayin uu mar kale arko wiilkiisa. Waxuuabaalmariyey Sakima qalbiga uu dajiyayawgeed. Wuxuu isbitaalka u qaadaywiilkiisa iyo Sakima si Sakima na uu dibugu helo aragiisa.
•••
L’homme riche fut tellement content derevoir son fils. Il récompensa Sakima pourl’avoir consolé. Il emmena les deuxgarçons à l’hôpital pour que Sakimapuisse retrouver sa vue.
19
Storybooks CanadaStorybooks Canadastorybookscanada.ca
Heestii SakimaHeestii Sakima
La chanson de SakimaLa chanson de SakimaWritten by: Ursula Nafula
Illustrated by: Peris WachukaTranslated by: (so) Abdi Muse, (fr) Alexandra Danahy
This story originates from the African Storybook (africanstorybook.org) andis brought to you by Storybooks Canada in an effort to provide children’sstories in Canada’s many languages.
This work is licensed under a Creative Commons Attribution 4.0 International License.