telesom newsletter issue 23
TRANSCRIPT
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
1/32
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
2/32
TUSMADA WARGEYSKA
4
6
8
9
10
13
15
16
17
20
22
23
24
26
28
Horumarka Shirkadda Telesom ka Samaysay Gobolka Sool
TELESOM oo Dib u Casriyey Ku Samaysay Garoonka
Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium
Telesom Oo Lacag Ugu Deeqday Dhismaha Jeelka
Magaaladda Oodweyne
Telesom oo Duruus Diimeed ka Hirgalisay Jeelasha dalka.
Shirkadda Telesom oo Lacag Ugu Deeqday Daladda
Ururadda Aan Dawliga ahayn ee SONSAF
Telesom oo Lacag Mucaawino ah Gudoonsiiyey Jaaliyadda
Yeman ee Somaliland
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Amaal-marino
iyo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Aradaydii Ku Guulaysatay
Tartanka Al-waxyeyka
Shirkadda Telesom oo Shahaado Lagu gudoonsiiyey
Maal-galinta Barnaamijka Suaalaha Ramadaanka
Telesom oo Ka Hadashay Kaalintay Shaqo Abuurka
Dalka Kaga Jirto
Telesom iyo SOLJA oo Tababar Anshaxa Saxaafadda ah
Bisha Ramadaan u Qabatay Warbaahinta Dalka
Telesom oo Shahaado Lagu Gudoonsiiyey Maal-galinta
Tartanka Quraanka Kariimka ee Telefishanka Universal
Baro Mid Ka Mid ah Shaqalaha Shirkadda Telesom
Natiijadii Cododkii Ay Heleen Baarlamaankii Somaliland
Ee 1960-kii
Tababaradda La Siiyey Maamulka iyo Shaqaalaaha
Shirkadda
Shaqaalaha Shirkadda Telesom ee Ka Qalin Jabiyey
Jaamacadda Dalka
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
3/32Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015 3
Caddadka 23-aad | May - Aug, 2015
WEEDHA TIFATIRAHA
M
arka hore waxaa Mahad balaadhan iskaleh Illaaha weyn ee ina siiyey nimcooyinbadan oo aan la soo koobin karin. Nax-
ariis iyo Nabad-galyo korkiisa ha ahaatoRasuulkeenii Muxamed ahaa ee inoo kala caddeeyey xaqqaiyo baadilka.
Intaas ka dib, waxaa farxad weyn noo ah in aanu idinlawaddaagno cadadkii 23-aad ee Wargayska ShirkaddaTelesom. Waa Wargays soo baxa Afartii biloodba hal mar.Cadadkeena bishan waxaanu ku soo qaadan doonaa war-bixino ku saabsan waxyaalihii ugu dambeeyey ee shirkaddu
qabatay May ilaa Aug 2015, Barnaamijyo caafimaad,sugaan iyo adeegyadii ugu dambeeyey ee shirkadu soo kord-hiso sanaadkan 2015.
Kalkaaliyayaasha
GUDDIDA TIFATIRKA
Maxamed Ibrahim CabdilaahiTifatiraha Guud
Yaasin Nuur Mooge
La Taliye
Cabdisamad YaasiinNashqadaynta Boga Hore
Eng. Faarax Sugaal Cabdiwahaam Maax Cabdisalaan Ismaaciil
Cadnaan DaahirMaxamed Cabdi Darbo
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
4/324 Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015
ddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Madaxweyne ku-xigeenka Siyo Shahaadooyin Gudoonsii
Tartanka
Hargeysa (TLS- 27-06-15) Madaxweyne ku-xigeenka Somalilandayaa abaal-marinoAduun iyo Agab isku
jirta gudoonsiiyey ardaydii kaalmaha
hore ka gashay tartankan Al-waxyeynka. Tartankaasi oo lagu soogabo-gabeeyey Xafladd si heer sare ahloo soo agaasimay oo ka dhacday huteelAmbassador ee magaalada Hargeysa.
Tartankan oo ay hirgaliysayJimciyadda Al-xayaat waxaaxidhitaankii xaflada ka soo qayb-galay madaxweyne Ku-xigeenkaSomaliland Md. Cabdiraxmaan
Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, WasiirkaArimaha Gudaha Cali MaxamedWaran-cadde, Wasiiru DawlahaWasaaradda Biyaha Md. Cabdisalaan,Wasiir Ku-xigeenka Diinta &Awqaaa Nuur Cismaan Guleed,Agaasimaha Guud ee WasaaradaDiinta iyo Awqaaa, masuuliyiintaShirkadda Telesom, culimo-awdiintiro badan, ardaydii iyo macliimiintiika kala socday madarashadihiitartankan ka qayb-qalay ee ka kalayimid goboladda dalka oo dhan.
Tartankan ayaa la guduunsiiyeyardaydii kaalmaha hore ka gashayTartankii Quraanka ee 30 jis, 20jis, 10 jis iyo kuwii ku tartamaayeysunaha Rasuulka gaar ahaan kutubtaCumdatul Axkaamka iyo ArbacuunaNabawi. Ardaydan KaalmahaKoowaad, Labaad iyo Saddexaadku guulaysatay ayaa la siiyey Abaal-
marin iskugu jirtay xaj, lacago, dahabiyo hadyado kale duwan oo kale.
Gudoomiyaha Jimciya Al-xayaat
Cabdixakim Siciid Barre oo ka hadlayxafladda xidhitaanka tartankan ayaahambalyo u soo jeediyey Ardaydiikaalamaha hore ka gashay tartankan
w a x a a n usidoo kaleqiray ind h a m a a na r d a y d i itartankan ka
qayb-gashayay waddaguulaysteenb a l s e
wax yar lagu kala dheereeyey.Gudoomiyaha ayaa mahadnaq weynu soo jeediyeen hayadda DaarulBir iyo Shirkadda Telesom waxanu sheegay in ay kaalin weyn kagaysteen maal-galinta tartankan.
Waxaa iyaguna kulan ka hadlay qaar kamid ah guddidii garsoorkan tartankanwaxaanay sharaxaad dheer ka bixiyeyshuruudihii ay u dhigeen tartankan,waxaanay sheegeen in ardayda ku
tartamaysay kulankan ay ahaayeenaraday aad u daa yar oo ka yar 15 jir.
AgaasimahaQ a y b t aHorumarintaA r i m a h aB u l s h a d d aee ShirkaddaT e l e s o m
M u d d a n eCabdiwahaabMaax oo kuh a d l a a y e yafa shirkadda Telesom ayaasheegay qiimaha uu leeyahay qofaQuraanka Xidiya iyo darajooyinkaIlaahay gaadhsiiyo, waxaanuugu dambayntii ku bogaadiyeyardaydii tartankan ku guulaystayin ay sii waddaan dadaalkooda.
Wasiir Ku-xigeenka Diinta & AwqaaaNuur Cismaan Guleed oo iskna kuhadlaayey Afa Wasaaradda ayaasheegay in muqaalkan quruxda badan
C.karin S.BarreGudoomiyaha Al-xayaat
Cabdiwahaah MaaxAgasimaha H.A.B Telesom
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
5/32Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015 5
Caddadka 23-aad | May - Aug, 2015
maliland Oo Amaal-marinoey Aradaydii Ku Guulaystay-waxyeyka
ee ka muuqda xafladan uu yahaywax lagu arxo. Wasiir Ku-xigeenkaayaa sheegay in ay wasaaradiisusoo dhawaynayso cid kasta oo waxku soo kordhinaysa horumarkadiinta, waxa kale oo hambalyou diray dhamaan ardayda
tartankan ka soo qayb-gashaywaxaanu ku booriyey in la siiwaddo dadaalka diinta loogu jiro.
Wasiirka ArimahaGudaha SomalilandMuddane CaliMaxamed Waran-cadde oo ka hadlayxafladda xidhitaankaTartanka Quraanka
ayaa sheegay inhaddii aanu amaanjirin in aan ciddinacilmi barteen cidinatukadeen. Wasiirka ayaa sheegay in Ilaahay isku ladhayAmaanka iyo Iimaanka, oo haddii amaan la waayo aan
ciddi si wanaagsanu cibaadaysanayn,cidiidna si fiicanu tukanayn.
M a d a x w e y n eK u - x i g e e n k aSomaliland MuddaneC a b d i r a x m a a nCabdilaahi IsmaaciilSaylici oo xafladansoo gunaaday ayaa
tilmaamay muhiimadda ay xafladani leedahay waxanuyidhi, Runtii maanta waa maalin wayn, waxaa maantadhamaanteen inoo sugan arxad weyn tartanka lagutartamay labadii shay (Quraanka iyo Sunaha nabiga) ee uguqiimo badnaa ee Ilaahay soo dajiyey waa Ilaahay mahaddii,arxad bay inoo tahay in aynu dhamaanteen ka wadda qaybqaadano. Waxaan marka hore u mahadnaqayaa hayaddaAl-xayaad ee soo qaban-qaabisay hawshan ee sanadkiisaddexaad aanu maanta joogno iyo dhamaan intii kale ee
hawshaasi kala qayb-gashay arin iyo aduun aad iyo aad baanuugu mahadnaqaynaa, waxaan kaloon u hambalyeynayaawaalidiintii iyo macalimiintii madaarasadahaa ee ay ka soobaxeen dhalinyaradda quruxda badan ee ku soo tartantayinay korka ka qaybaan labadii Ilaahay inoo soo dajiyey eeQuraanka Kariimka ah iyo Axaadiista Rasuulka CSW.
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland ayaa shahaadooyingudoonsiiyey ganacsatadii taageeradda ka gaystay tartankan,waxaana ka mid ahaa Shirkadda TELESOM, JubbaAirways, Fly Airways, Sagaljet iyo hayadda Daarul Bir.
Nuur CismaanW-ku-xigeenka W.D.A
Cabdiraxmaan Cabdilaahi SaylicMadaxweyne Ku-xigeenka JSL
Cali Maxamed Waran-caddeWasiirka Arimaha Gudaha
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
6/326 Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015
ddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga a
Samaysa Garoonka Kubadd
Hargeysa (TLS-13.08.15)
Shirkadda Isgaadhsiinta
Casriga ah ee TELESOM
ayaa shaaca ka qaaday inay
dib u casriyeyn casri ah ku samayn
doonto garoon ka kubadda cagta
ee Hargeysa Stadium, waxaanay
ka shaaciysay munaasibada
ka qabsoontay garoonka.
Munaasibaddan lagu shaacinaayey
mashruucan shirkadda TELESOM
ku casriyeynayso garoonka kubadda
cagta ee magaalada Hargeysa
waxaana ka soo qayb-galay Wasiirka
Ciyaaraha Somaliland Md. Axmed
Cabdi Kaahin, Agaasimaha Guud ee
wasaaradda Ciyaaraha, AgaasimeWaaxeedyadda Wasaaradda iyo
Masuuliyiinta Shirkadda TELESOM.
Madaxa Xidhiidhka Dadweynaha
ee Shirkadda TELESOM
Maxamed Cabdi Darbo oo ka
hadlay munaasibadda ayaa ugu
horayn u mahadnaqay wasiirka
Wasaaradda Dhalinyaradda iyo
Ciyaaraha, Agaasimaha Guud
iyo Agaasimyaasha Waaxahakala duwan ee Wasaaradda. Md.
Maxamed Darbo xukuumadda
Somaliland ku amaanay gaar ahaan
madaxweyne Axmed Maxamed
Siilaanyo horumarka iyo rooga
cagaaran ee la dhigay garoonka
kubadda Cagta ee Hargeysa
Stadium, kaasi oo uu sheegay inuu
la jaan qaadayo garoonadda casriga
ah ee dalalka jaarka ah ka jira.
Md. Darbo
ayaa ka
w a r a m a y
xidhiidhka
k a
d hax eeya
Wasaaradda Ciyaaraha iyoshirkadda TELESOM waxaanu yidhi,
Shirkaddan TELESOM oo ka mid
ah shirkadda wadanka ka shaqeeya,
runtiina ah shirkadd umadda
Somaliland ay wadda leedahay,
islamarkaana ah shirkadd u hiilisa
dhalinyaradda ayaa waxaa xil naga
saaran yahay arimaha muhiimka
ah ee ciyaaraha oo aanu qayb
laxaadle ka qaadano. Wasaarada
Ciyaaraha oo runtii aanu xidhiidhdhow leenahay muddo dheer
laga soo bilaabo 2001 ilaa hadda
oo Siligaa aad hadda arkaysaan
isagoo garoonku baabasan
yahay ayey shirkaddu ku xidhay
waxaanu doonaynaa maantana in
aanu qayb laxaadle ka qaadano
Agaasimaha Qaybta Horumarinta
Arimaha Bulshadda ee Shirkadda
TELESOM Md. Cabdiwahaab
Maax ayaa sharaxaad ka bixiyey
in isbadalka lagu sameeyey
garoonka uu ku dhiiri galin doono
dhaliyaradda inay jidhkooda iyo
maskaxdooda dhisaan. Md. Maax
ayaa sheegay shirkadda TELESOM
waxa ay tahay, waxaanu yidhi,Shirkadda TELESOM haddaanu
nahay waajib baa naga saaran
ummaddayadda aanu la shaqayno
ee aanu ka shaqaysano. Waa
shirkadd umaddu wadda leedahay
oo sida garoonkaa qarankani
u leeyahay oo ay Somaliland u
waddaagto qaranimadda sidoo
kale shirkaddani waa shirkadda ay
wadaagaan ummadda Somaliland,
tuulo kasta oo dalka ku taalawaxaad ugu tagaysaa qof shirkadda
saami ku leh, waa shirkadda
Qaranka oo dhani wadda leeyahay
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
7/32Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015 7
Caddadka 23-aad | May - Aug, 2015
ee TELESOMoo Dib u Casriyey Ku
Cagta ee Hargeysa StadiumAgaasime Cabdiwahaab Maaxayaa sharaxaad ka bixiyey nooca
casriyeynta ah ee shirkadda
TELESOM ku samayn doonto
garoonka kubadda cagta muddo bil
iyo labaateeye maalmoo gudaheeda
waxaanu yidhi, Waxaanu maanta
halkan iclaaminaynaa in aanu
garoonka ka qaban doono hawlo
ay ugu horayso gidaarkaa bariga
inagaga soo jeeda oo dib u dhis
dhamaystiran lagu samayn doonosidoo kalena dusha lagaga xidhi
doono taariyo biro, shubna dusha
lagaga shubi doono si looga ilaaliyo
in looga soo dhaco iyo si amaanka
garoonka loo suggo. Markaa
dhinacaa bari dhamaanteed waanu
adkayn doonaa dhisme qurux
badan oo shabag leh ayaanu ku
samayn doonaa. Sidoo kale waxaanu
dib u habayn dhamaystiran oo
casriya ku samayn doonaa qaybta
VIP-da hadday noqoto kuraasta,
fadhiyadeeda iyo hareeraheeda
iyo dhinac kasta. Sidaasi waxaa
yidhi Cabdiwahaab Maah.
Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha ee
Wasaaradda Ciyaaraha Maxamed
Nuux iyo Gudoomiyaha Xidhiidhka
Kubadda Cagta Cabdilaahi,
masuuliyiinta ayaa shirkadda
TELESOM ugu mahadceliyey dib u
casriyeynta ay ku samaynayso goorka ku badda cagta ee magaalada
Hargeysa, waxaa kale oo ay shirkadda
uga mahadnaqeen taageeradda
joogtadda ah ee la garab-joogto
wasaaradda Dhalinyaradda
iyo Ciyaaraha Somaliland.
Agaasimaha Guud ee wasaaradda
Dhalinyaradda, Ciyaaraha iyo Dalxiis
ka Somaliland Maxamed Xuseen
Dhabeeye ayaa shirkadda TELESOMuga mahadnaqay taageeradda
joogtadda ah ee ay la garabtaagan
tahay wasaaradda Dhalinyaradda
iyo ciyaaraha, waxaanu yidhi,Marka hore waxaan halkan aad iyo
aad uga mahadcelinayaa madaxda,
masuuliyiinta, dadka saamilayda ah
iyo shaqaalaha
s h i r k a d d a
TELESOM ee
aanu maanta
halkan iskugu
nimid in aanu
ka cadayno
hawsha ayS t a d i u m - k a
Hargeysa ka
qabanayaan.
Waad ogtihiin
g a r o o n k a n i
waa garoon
q a d i i m a
Dib u
casriyeyntiisani waxay ahayd
dhawr waji, wajigii kowaad waxay
ahayd in rooga la dhigo waana gabo-
gabo, qaybta labaadna waxay ahayd
in laga qabto dhawr arimoodoo
kale oo hadhsan.Waxaanu aad
iyo aad ugu mahadcelinaynaa
TELESOM baaqii aanu u jeedinay
siday uga soo jawaabtay .
Wasiirka Dhaliyaradda, Ciyaaraha
iyo Dalxiiska Somaliland Md. Axmed
Cabdi Kaahin ayaa soo gunaanaday
xafladan lagu shaacinaayeymashruucan dib u casriyeynta
garoonka Hargeysa Stadium ee
shirkadda TELESOM maalgalinayso,
wasiirka ayaa yidhi, Waa maalin
weyn oo maanta TELESOM oo
ah shirkad weyn oo dalkan ka
shaqaysaa ay maanta inala joogto
oo ay iyaduna ay wax doonaysoinay ka qabato, hawlahan ay ka
qaban doonaana way sheegeen
Waxaan u mahadnaqayaa
TELESOM balanqaadkii ay
maalintii hore noo balanqaaday
oo ay maanta bilaabayso.
Sidaasi waxaa yidhi WasiirkaCiyaaraha Md. Axmed Kaahin.
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
8/328 Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015
ddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Horumarka Shirkadda Telesom ka Samaysay Gobolka Sool
L
aascaanood - (TSL-06 Aug,2015) - Telesom oo dhamaangoboladda dalka ku leh
xarumo waaweyn kuwaasioo gobolka ka haqab tira adeegyaddaaasaasiga ah ee Isgaadhsiintadalka. Telesom waxa magaaladdaLaascaanood laga aasaasay sanadkii2003 waxaanays h i r k a d d ugobolka kusoo kordhisayhorumar labaaxad leh,
waxay u u d u d a y s a ygobolka khadkai s g a a d h s i i n t akaasi oo gobolkaay ka dhigantaymid ku xidhangoboladda dalkaiyo guud ahaancaalamka, waxayganacsato badanka caawiyo inay si udud ula
xidhiidhaan wakiiladoodaiyo shuraakadoodabadeecooyinka uga soo dira dibaddaha.
Maamulaha Xarunta TelesomLaascaanood Md. CabdirisaaqAxmed Warsame (Dhabayaco) ooka warbixinaya adeegyadda Telesomka qabatay dhinaca waxbarashaddawaxaanu yidhi, Runtii mar walbashirkaddu waxay u taagan tahay
siday dadkeeda wax ugu celinlahayd shaqadda ay ka dhex haysato,shirkaddu waxay sanadkan qabataywaxaa ka mid ahaa maal-galintiiJaamacaddu adeegyaddii daahurkaahaa ee ay soo saareen dhalintii kaqalan-jabisay kuuliyadda ICT-ga inaanu maal-galinay waxaa kale oo aanuqabanay dhinaca waxbarashaddaDugsiga hoose dhexe ee Gol-khaatumo oo aanu ka qayb-qaadanay
dhismihiisa oo uu ku yimid burburara badani, waxaa kale oo ka midah Dugsiga Muuse Yuusu oo aanuugu darnay qol, waxaa kale oo aanu
kala qayb qaadanayaa iskuuladdasare sida Ilays, Nugaal iyo MuuseYuusu Xafladdaha Qalin-jabinta oo
aanu si mugle ugala qayb qaadano,waxaanu kaloo ka qayb-qaadanaydugsiga xidhxidh oo iyana dabaylijiingadii ka qaadatay isna qaybwaafiya ayaanu ka qaadanay sanadkan
Muddane Cabdirisaaq Dhabayacoayaa intaasi ku daray, Waxyaalahaaanu sanadkasta sida joogtaddauga qayb qaadano waxaa ka mid ahtartanka Quraanka Kariimka ah ooaanu sanad walba nahay shirkaddala-dhabarta u ah oo wax ka qabata ooisla markaana shirkaddo badani nagudaydeen oo hadda ku soo biiray inay
tartanka quraanka wax ka qabtaan
Maamulaha Telesom Laascaanoodayaa sidoo kale sheegay in qorshahaku-tala galka dhow ee sanadkan ayugu jirto inay shirkaddu ay ka qaybqaadato dhismaha wadooyinka oo sidardar leh uga bilaabmay magaaladaLaascaanood, waxaa kale Md.Cabdirisaaq Dhabayaco Sheegay inay u qorshaysan tahay in ay Hool
shirarka ah ka dhisaan JaamacaddaNugaal ee magaalada Laascaanood.Maamulaha Xarunta TelesomLaascaanood Md. Cabdirisaaq Axmed
Warsame (Dhabayaco) ayaa dib umilicsaday horumarka isgaadhsiintaee Telesom hormuudka uga noqotay
gobolka Sool waxaanu yidhi, Runtiihaddaan u noqodo shirkadda TelesomLaascaanood markii la bilaabay 2003,runtii Laascaanood kama jirin wax layidhaahdo GSM ama Mobile, waxaanu
ahayn shirkaddii uguhoraysay ee mobile-kakeenta, intaa wixii kadambeeyey shirkaddumarba adeeg cusubayey soo kordhinaysay,
waxaanu kaloonahayn shirkadii uguhoraysay ee InternetDail-up ah keentaLaascaanood. Waxakaloo ka mid ahaaadeega ZAAD ooruntii dadku aad uguraysteen aaiidooyinarabadan laga helay,waxaa kaloo ka mid
ahaa adeega KAAFI oo dadkii
isugu xidhay Bangigoodii DaaraSalaam iyo Akownkooda. Runtii
waxyaalaha haddeer shirkadduLaascaanood ka urtay kana hirgalisayhaddeerna dhismihiisu socdo waxaaka mid ah Daara Salaam Bank ooruntii adeegyo ara badan qabandoono Insha Allaahu Tacaala,haddeerna qabta adeegyadiisii 50%.
Dhanka kale Maamulaha Xarunta
Telesom Laascaanood ayaa sheegayin shirkadda Telesom ay saamiyoku leeyihiin dad badan oo gobolkaLaascaanood ka soo jeedaa kuwaasioo aaiidadii ay shirkadda ka heleensanadkiiba ku samaysta ganacsiyobadan oo gobolka wax weynhorumarkiisa ku soo kordhiyey,hadday noqoto shaqo-abuurka dadkaiyo horumarka kale ee ka socdadegmooyinka gobolka hoos yimaada.
Cabdirisaaqa Axmed Warsame
Maamulaha Telesom Laascaanood
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
9/32Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015 9
Caddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Telesom Oo Lacag Ugu Deeqday Dhismaha Jeelka
Magaaladda Oodweyne
Oodweyne (TLS-07.08.15) Shirkadda IsgaadhsiintaCasriga ah ee Telesom ayaa deeq
lacageed gudoonsiiyey maamulkagobolka Daadmadheedh. Xafladdanwareejinta deeqdan ayaa ka dhacaygoobta laga dhisaayey Jeelkan cusuboo ku taala magaaladda Oodweyne.
Xafladdan shirkadda Telesom kuwareejisay lacagtan deeqda ah waxa kasoo qayb-galay badhasaabka gobolkaDaadmadheedh, maayarka iyo xubnahagolaha deegaanka ee magaaladdaOodweyne, Taliyaha Jeelka ee gobolkaDaadmadheedh, qaar ka mid ah
madax-dhaqameedka deegaankaiyo maamulka shirkadda Telesom.Madaxa xidhiidhka dadweynahaee shirkadda Telesom MaxamedCabdi Darbo ayaa ka hadlay kaalintashirkadda Telesom ay ka ciyaartohorumarka arimaha danta guud ee
bulshadda iyo kaalinta uu gobolkaDaadmadheedh uu kaga jiro dalka.
Maxamed Darbo ayaa yidhi, Runtii sidaaka war haysaa shirkadda Telesom waashirkadda ay wadda leeyihiin bulshaddaSomaliland, waa shirkaddii ugu horaysayee ka hana qaada dalka ee dhistaywaxa la yidhaahdo waddalahaanshaha.Runtii iyadoo danaynaysa qiimahabulshadeeda ay ka dhex ganacsato,waxay goaansatay in wixii aaiido ahee sanad walba ay hesho wax ka mid ahinay ummadeeda ku celiso iyadoo kucelinaysa meelaha muhiimka loo arko
ee ay ka midka yihiin: Waxbarashadda,caafimaadka iyo kaabayaasha dhaqaalahaSidaasi waxaa yidhi Maxamed Darbo.Waxaa kale oo intaasi uu ku daray,Maanta oo aynu joogno waxaanu
doonaynaa in aanu ka qayb-qaadanodhismaha loo aasaasayo jeelkaa weyneehadda la dhisayo. Waxaan ku wareejinayaa
gudoomiyaha gobolkalacagtii ugu horaysayoo xoolo madaxoodah, xooluhuna way isdabayaalaan, waxaanuis nidhi bilowgaa kaqaybqaata, markaawaa$3,000 naga gudoon,Sidaasi waxaayidhi Md. Darbo.
Maayarka magaaladaOodweyne Md.Cabdikarin NuurMuuse ayaa isagunashirkadda Telesom
uga mahadnaqay deeqdan lacageed eeay kaga qayb-
qaadatay dhismahaJeelkan cusub eelaga yagleelaayom a g a a l omadaxda gobolkaD a a d m a d h e e d hee Oodweyne,maayarka ayaasidoo kale baaq ujeediyey bulshaddaSomaliland gaarahaan dadka
deegaanka eeka soo jeeda gobolka Daadmadheedhwaxaanu ka dalbaday inay ka qaybgalaandhismaha jeelkan weyn ee magaalada.
Badhasaabka gobolka Daadmadheedh
Md. Cali-cawil ayaa isna sidoo kaleshirkadda Telesom uga mahad naqaylacagtan deeqda waxaanu sharaxaadka bixiyey baahida loo qabo inmagaalada Oodweyne yeelato Jeel.Runtii maanta waa maalin arxadleh maadaama ay shirkadda Telesomcodsigayagii ajiibtay ay waliba maantahalkan (Oodweyne) noogu timidnooguna keentay. Codsigaa intaan qoraygolaha deegaankuna igala hawl-galay.Aad iyo aad baan shirkadda Telesomuga mahadnaqayaa Jawaabtaa, waxaananhadda ku sii dhaqaajin doonaa wixiiay goyso haddii Alle ka dhigo. Markaawaxaan jeclahay in aanad nagaga hadhinintii aad maanta noo keenteen hanagagahadhina halkaa ka sii wadda anagunawaxaan doonaynaa shirkadda in aanuaad iyo aad ula sii shaqayno wixi nabad-
galyo xumo ah, baahideeda iyo wixii aynooga baahato gacmo uran baanu kusoo dhawaynaynaa sidaasi waxaa yidhiBadasaabka gobolka Daadmadheedh.
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
10/3210 Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015
ddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Telesom iyo SOLJA oo Tababar Ans
Qabtay Warb
Hargeysa (TLS-15.06.15) Tababar ay soo qaban-qaabiyey ururka SuxufiyiintaSomaliland ee SOLJA oo ay
maal-galisay shirkadda isgaadhsiintaTelesom ayaa lagu qabtay huteel Saaariee magaalada Hargeysa 15 June 2015.
Furitaanka tababarkan waxaa ka sooqayb-galay Wasiirka Waraafinta, Wacyi-galinta iyo Dhaqanka SomalilandMd. Cabdilaahi Maxamed Cukuse,Agaasimaha Qaybta HorumarintaArimaha Bulshadda ee Shirkadda TelesomMd. Cabdiwahaab Maax, GudoomiyahaSOLJA Maxamud Cabdi Jaamac (Xuuto),Tababarayaashii tababarkan bixinaayeyiyo ku dhawaad 100 saxafi oo ka kalasocday warbaahinta kala duwan ee dalka.
Ugu horayn waxaa kulankan ka hadlayS h e e k hAlmis Yaxyew a x a a n uwarbaahinta
u jeediyeyw a c d id h i n a c y ob a d a ntaabanaayey.S h e e k h aayaa sheegay
in qofa saxafiga ahi uu ogsoonaado inkalmadd kasta oo uu qoro ama sheego amauu baahiyo ay qorayaan laba Malag, sidaasidaraadeed wuxuu warbaahinta xasuusiyeyin rasuulkeenu CSW qofa Muslimka
aray in aan la aafin ceebaha qofaMuslimka ah. Sheekha ayaa warbaahintau sheegay in ay ku dadaalaan sidii ayumadda wax aaiido u leh ugu sheegaan.
Sheekh Almis ayaa intaasi ku daray in uuwarbaahinta si dhow ula socdo subaxkastauu akhriyo wararka ka soo baxay dhamaanwargeysyadda dalka sidoo kale wararkamareegaha akhriso. Sheekha ayaa sheegaydaraasad ay sameeyeen in ay ku ogaaden indhamaan siyaasiyiinta dalka ay tiradoodudhan tahay 200 oo siyaasi kuwaasi oo aydhamaan warbaahinta warkooda soocelceliyaan, sheekha ayaa ugu baaqaywarbaahinta in ay saddex milyan iyo badh(3.5 Milyan) kale ee reer Somaliland aywarkooda sheegaan oo ay ka waramayaa
arimaha bulshadda dantu ugu jirto.
Kulan waxaa isaguna ka hadlay AgaasimahaQaybta Horumarinta Arimaha Bulshaddaee Shirkadda Telesom Md. CabdiwahaabMaax waxaanusheegay ins h i r k a d d aT e l e s o may horeSOLJA ugudeeqday qalab
koombuyuutaroah. Tababarkanmaanta ee ay maali-galisay shirkaddu eeAnshaxa Saxaaadda uu ka mid yahaybalan-qaadii ay hore shirkaddu ugusamaysay SOLJA. Muddane Cabdiwahaabayaa warbaahinta u sheegay in ay kudadaalaan sidii ay bulshadda ugu sheeginlahaayeen war bulshadda wax tar u leh.Waxaanu ku dhiiri-galiyey in saxafiyiintuay ku dadaalaan inay muujiyaanmasuuliyadda bulshadda oo marka ay
warka qorayaan ama baahinayaan warkuxataa haddii uu yahay war run ah oo saxah waa in ay ka fikiraa baahintiisa dhibtaka dhalan karta inta ay leekaan karto.
Gudoomiyaha Ururka SuxufiyiintaSomaliland ee SOLJA Md. MaxamudCabdi Jaamac Xuuto ayaa isna ugu horaynu mahadnaqay shirkadda Telesom ee maal-galisay tababarkan Anshaxa Saxaaadda eeBisha Ramadaan. Gudoomiye Xuuto ayaatibaaxay intii ay xilka SOLJA la wareegeen
in ay yaraatayxadhiigi loogaysan jirays a x a a a d d aa r i n t a a s i n awuxuu ugamahadnaqayxukuumadda
oo uu sheegayinay si fiicanugala shaqaysay.
Gudoomiye Xuuto ayaa mahadnaq ujeediyey qaar ka mid ah warbaahintaoo weeraray siyaasiyiinta caan ahkuwaasi oo ay markii dambe raali-galin ka bixiyeen. Gudoomiyaha ayaaugu dambayntii xukuumadda dhexe
ka codsaday in ay SOLJA ugu deeqaandhul ku yaala magaalada badhtankeedakaasi oo ay saxaaaddu soo waddagaadhi karto, waxaanu sheegay dhulkiiay dawladda hoose ugu deeqday in loosameeyo warbaahinta inuu yahay dhulka og magaalada Badhtankeeda oo aanuwarbaahinta inteeda badan gaadhi karin.
Gudoomiyaha SOLJA ayaa ugudambayntii tusaale u soo qaatay midka mid ah mareegaha dalka ka jira,mareegtaasi oo shirkad ugu hanjabtayinay sumcadadeeda dhulka la galidoonto maadaama ay wadda shaqaynyeelan waayeen. Shabakadaasi ayaa sika baxsan anshaha Saxaaadda waxaay sheegtay in aanay waxba la hadhaynoo xataa haddii shabakadooda la xidhoinay leeyihiin shabakado badan soo aygalin doonaan warkaasi sidoo kalenaay dalka dibadiisa ka soo galin karaawararka ka dhan ah shirkaddan ayhanjabaadda wax kaga doonayaan.
Wasiirka Waraafinta Somaliland Md.Cabdilaahi Maxamed Cukuse oo shirkaasisi rasmi ah u uray tababarka AnshaxaSaxaaadda Bisha Ramadaan ayaa
warbaahintaugu baaqayin saxafigaaanu waxxun caanku noqonee uu waxw a n a a g s a n
uu caanku noqdo.
Wasiirka ayaaa m a a n a yqaar ka mid
ah dhalinyaradda warbaahinta kuwaasioo uu sheegay inay yihiin saxafiyiinmustaqbal fiican ku dhex leh saxaaadda,waxaana ragaasi ka mid ahaa BarkhadKaariye oo VOA u shaqeeya, MaxamedBoosh oo HCTV ah, Saleebaan oowargeyska saxansaxo ah, wariye kahawl-gala shabakadda Toggahereriyo Wariye Khadar Maxamed Cakule.
Wasiir Cabdilaahi Cukuse ayaa sidookale Amaanay hablaha wariyayaashaah kuwaasi oo uu ku amaanay in ay
Sh. Almis Yaxye
Cabdilaahi M. CukuseWasiirka Waraafinta
Maxamud Cabdi XuutoGudoomiyaha SOLJA
Cabdiwahaab MaaxAgaasimaha H.A.B Telesom
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
11/32Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015 11
Caddadka 23-aad | May - Aug, 2015
axa Saxaafadda Bisha Ramadaan u
ahinta Dalkayihiin hablo shaqadda ku fiican kuwaasi oo aan maalin kaliyalagu araga inan wariye ah oo qo ama shirkadda ceebaynaysa.
Wasiirka ayaa ugu dambayntii balan-qaaday in ururka SaxaaaddaSomaliland ee SOLJA sida ugu dhakhso badan ay uga jawaabidoonaan dalabkoodaah in dhul magaaladabadhtankeeda ah lasiiyo, balse waxaa uushardi ka dhigay inay SOLJA diwaan-galiso saxafiyiinta
dalka ka hawl-galaoo dhamaystiran siloo ogaado inta saxafiee dalka ka hawl-gala loona aqoonsankaro qofa saxafigaah warbaahintuka hawl-galo.
Tababarkan waxaa ugu dambayntii si isdaba jooga ah saddexmaduuc uu kala galay tababarayaashii tababarka daadihinaayey.Tababarka koowaad oo ka ku saabsanaa Anshaxa Saxaaadda
waxaa ka hadlay aqoonyahan Xasan Cabdilaahi Maxamedwaxaanu Carabaabay Anshaxa suuban ee looga baahan yahayin qofa saxafiga ahi uu ku dhaqmo, sidoo kale waxaa uu kahadlay sida wax looga qabto mareegaha anshaxa xumadda kulakaca qo ama shirkadda, waxaanu xusay in ay laba hab loo xidhoin shirkadda Isgaadhsiinta bixiya laga xidho iyo in shirkaddahosting-ka siisay laga ashkateeyo sidaana la iskaga xidhi karo.
Mawduuca labaad waxaa bixiyey Wariyaha rug cadaaga ah eeYoonis Cali Nuur. Madwuucan ayaa ahaa Masuuliyadda SaaranMaamulayaasha iyo Tiatirayaasha Warbaahinta, mawduucanayaa si qoto dheer loogu sharaxay in masuuliyadda kowaad ay
saaran tahay masuulka warbaahintaloogana baahan yahay in uu la socdowaxa ay warbaahintiisu baahinayso.Mawduucan ayaa si mugle uuYoonis Cali Nuur ugu alanqeeyashaqooyinka looga baahan yahaymasuulka iyo tiatiraha, waxaka reeban iyo sida haboon ee
looga baahan yahay wariyaha.
Mawduuca saddexaad waxaa jeediyey Barkhad MaxamudKaariye oo ah aqoonyahan iyo wariye ka tirsan Laanta AfaSomaliga ee VOA-da. Mawduucan ayuu diiradda ku saaray
Xeerka Saxaaadda Somaliland ee xeer No. 27/2004 xeerkanoo uu sheegay inuu ku diyaariyey cilmi-baadhistiisii degreekowaad ee Jaamacadda. Waxaanu sharaxaad ka bixiyeyqodobadda 13, 14, 15 iyo 27 oo ah qodobo si gaar ah usheegaya anshaxa looga baahan yahay qofa saxafigu inuu
ilaaliyo si aanu xad-gudub ugu gaysan dadka iyo dalka.
Tababarkan waxaa soo gunaanaday Gudoomiyaha SOLJAMaxamuud Cabdi Jaamac Xuuto waxaanu sheegay in tababarkanujeeddada laga lahaa ay ahayd sidii loo kobcin lahaa aqoonta
s a x a a a d d aee dhinacaA n s h a h a .G u d o o m i y aayaa sheegay inlabada dhibaatoee ugu waweyn
ee saxaaaddahaystaa ay tahayD h a q a a l a h aiyo aqoontas a x a a a d aee dhinacaA n s h a x aoo liidata,waxaanu balan-
qaaday in ay waddi doonaan tababaradda lagu dhisaayoaqoonta saxaaadda. Waxa uu shirkadda Telesom iyoShirkaddaha kaleba ugu baaqay inay kala qayb-qaataan
sidii loo kobcin lahaa aqoonta saxaaadda dalka.
Yoonia Cali Nuur
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
12/3212 Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015
ddadka 23-aad | May - Aug, 2015
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
13/32Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015 13
Caddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Hargeysa (TLS-16.07.15) -Xaflad ay soo agaasintaywasaaradda WaraafintaSomaliland oo lagu
xusaayey gabo-gabadii barnaamijka
suaalaha ramadaanta oo ayshirkaddda Telesom maal-galisay ayaalagu qabtay mid ka mid ah istuudiyahatelefishanka Qaranka ee Somaliland.
Xafladan oo ay ka soo qayb-galeenWasiir Ku-xigeenka wasaaraddaaWaraafinta iyo wacyi-galintaSomaliland Marwo. Shukri XariirIsmaacil, Agaasimaha WasaaraddaDiinta iyo Awqaaa Sheekh Aadan
Cabdilaahi, Maareeyaha TalefishankaQaranka Cabdi Cali, AgaasimahaHorumarinta Arimaha Bulshaddaee Shirkadda Telesom CabdiwahaabMaax, culimadda barnaamijyaddadiiniga ah ka soo daagayatelefishanka Qaranka Somalilandiyo shaqaalaha kale ee ka hawl-galaWasaaradda Diinta iyo Awqaaa.
Agaasimaha Qaybta HorumarintaArimaha Bulshadda ee Shirkadda
Telesom Cabdiwahaab Maax ayaaka hadlay muhiimadda uu lahaabarnaamijka ay shirkadda Telesommaal-galisay waxaanu yidhi, Sharabay si gaar ah iigu tahay anigoomataalaya shirkadda Telesom in aanka soo qayb-galo xafladdatan lagu soogabogabeynayo barnaamijkii adligaRamadaanta ee iskugu jiray wacdigadiiniga ah ee culimaddu telefishanka kasii daynayeen iyo sidoo kale suaalihii
diiniga ahaa ee la waydiinaayeybulshadda si wacyigooda diineediyo garashadooda iyo aqoonta aydiinta u leeyihiin kor loogu qaado.
Wasiir Ku-x i g e e n k awasaaraddaaWaraainta
iyo wacyi-g a l i n t aS o m a l i l a n dM a r w o .Shukri XariirIsmaacil ayaas h a a h a d os h a r a gudoonsiiyeys h i r k a d d aT e l e s o mwaxaanay ugamahadnaqay kaalmadda joogtaddaah ee shirkaddu la garab taagan tahaybulshadda qaybaheeda kala duwan.
Telesom oo Shahaado LaguGudoonsiiyey Maal-galinta
Barnaamijka SuaalahaRamadaanka
Migid: Wasiir Shurki Xariir, Agaasime Sh. Aadan Cabdilaahi iyo AgaasimeCabdiwahaba Maax
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
14/32
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
15/32Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015 15
Caddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Shirkadda Telesom oo DuruusDiimeed ka Hirgalisay
Jeelasha dalka
Shirkadda Telesom ayaa 4 ilaa 7
Aug, 2015 jeelasha magaalooyinkaBerbera iyo Laascaanood ka
hirgalisay duruusdiimeed si kor looguqaadayo Aqoonta,Akhlaaqiyaadka iyoImaanka maxaabiistaku jirta jeelashamagaalooyinkaasi.barnaamijkan waxaaiska kaashadayShirkadda TELESOM
iyo WasaaraddaDiinta iyo Awqaaa.
Shirkadda Telesomayaa qalabkacodbaahiyaal ah kahirgalisay jeelasha dalka waxaana si toosay maxaabiista iyo ciidamada jeelku udhagaysan doonaa duruusta ka socdatamasaajidada waaweyn ee magaalooyinkaBerbera iyo Laascaanood, sidoo kale waxaysaacado kale dhigan doonaa tasfiirkaQuraanka Kariimka ah. Waxa kale oo aydhagaysan doonaan muxaadarooyinkaculumadda waaweyn ee dalka.
Shirkadda TELESOM ayaa jeelkamagaalada Berbera ka hirgalisaybarnaamijkan waxaana xafladii lagudaahuraayey barnaamijkan ka qayb-galay Taliyaha jeelka Berbera, Isu-duwaha wasaaradda Diinta iyo Awqaaa
Berbera, Agaasimaha Waaxda Masaajiddaee Wasaaradda Diinta iyo Awqaaa,Maamulaha Shirkadda Telesomee magaalada Berbera iyo MadaxaXidhiidhka Dadweynaha ee ShirkaddaTelesom. Masuuliyiinta ayaa ka hadlay
muhiimadda ay leedahay in duruus diinta
Islaamka iyo Barashadda culuunta kaleee Islaamka la hirgaliyo Jeelasha dalka
ay ahmiyad weyn leedahay, waxaanayshirkadda Telesom uga mahad-naqeenbarnaamijkan diiniga ah ee ay hirgalisay.
Shirkadda Telesom ayaa sidoo kale JeelkaMagaalada Laascaanood ka hir galisayBarnaamijkan Wacyi-galinta maxaabiistaiyo kor u qaadida aqoonta diinta eeciidamada iyo Maxaabiista JeelkaLaascaanood. Shirkadda Telesom iyo
maamulka JeelkaL a a s c a a n o o dayaa si waddajir ah xafladdaw a r e e j i n t aqalabkan jeelkalagu rakibaayo kuqabtay xaruntajeelka waxaanamunaasibadaasi
ka hadlayTaliyaha JeelkaL a a s c a a n o o d ,I s u - d u w a h aW a s a a r a d d a
Diinta iyo Awqaaa ee gobolka,Sheekh Cabdalaha, iyo MadaxaXidhiidhka Dadweynaha ee shirkaddaTelesom Maxamed Cabdi Darbo.
Shirkadda Telesom ayaa sanadkii2013-kii ka bilowday barmaamijka
duruusta Islaamka Jeelasha Hargeysaiyo Mandheera, sanaddii 2014 waxayshirkaddu ka hirgalisay magaalooyinka,Burco, Boorama iyo Gabiley.
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
16/3216 Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015
ddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Hargeysa (TLS-27.07.15)
Shirkadda Isgaadhsiinta casriga
ah ee Telesom ayaa $10,000 ugu
deeqday Ururadda aan dawliga ahayn
ee SONSAF, lacagtaasi oo lagu soo saaridoono daraasad ay samaysay daladdu.
Munaasibada gudoonsiinaysay lacagtan
deeqda ah ayaa ka dhacday huteel
Summer Time ee magaalada Hargeysa.
Gudoomiyaha Daladda SONSAF
Md. Mustafe Sacad Dhimbiil ayaa
uga mahadnaqay shirkadda Telesom
tabarucaadkan waxaanu yidhi, Anagoo
ka jawaabayna baahidda Maxaliga ah
ee dalkayaga taala ayaa waxaanu dib
ugu noqonay xubnahayaga ku hoos
jira Daladda Bulshadda Rayidka ah ee
Somaliland ee SONSAF oo ay kaalin weyn
kaga jirto shirkadda Telesom. Markaa
waxaan aad ugu mahad-celinayaa
Telesom iyo sharaaigii kale ee ka soo
jawaabay oo aanu maanta halkan u
joogno in aanu ka gudoono shirkaddaTelesom lacag dhan $10,000 oo hawshaa
lagu qaban doono iyadoo dhawaana
la soo saari doono buugaag ka kooban
nuqulo aad u fara badan oo ilaa 20,000 oo
koobi laga daabici doono oo shirkasta oo
caalami ah lagu soo bandhigi doono. Aad
baanu uga mahad-celinaynaa shirkadda
Telesom sida degdeg ah iyo deeqdaa
miisaanka leh ee ay nooga caawisay in ay
warbixintaasi soo baxdo.
Maamulaha Waaxda Xidhiidhka
Dadweynaha ee shirkadda Telesom Md.
Maxamed Cabdi Darbo ayaa sheegay
in shirkadda Telesom ay $10,000 ugu
deeqday Daladda Ururadda aan dawliga
ahayn ee SONSAF si ay ugu samayso
cilmi baadhis ku saabsan xaaladda dalku
halka ay marayso. cilmi-baadhistan
ayaa la flayaa inay sawir weyn ka bixisohorumarka dalku ku talaabsanayo ee
dhaqan-dhaqaale.
Shirkadda Telesom ayaa ku caan-
baxday in ay bulshadeeda kala
qayb-qaadato arimaha horumarinta
danta guud ee ay ka midka yihiin
dhismaha wadooyinka, horumarinta
caafmaadka, waxbarashadda, gargaarka
baniaadanimada iyo baahiyaha guud
ee bulshadda ee ay ula yimaadaan
xukuumadda iyo bulshadda isku tagta
ee u istaagta in ay horumarka dalka qayb
libaaxleh ka qaataan.
Shirkadda Telesom oo Lacag UguDeeqday Daladda Ururadda Aan Dawliga
Ahayn ee SONSAF
Maxamed Cabdi Darbo Mustae Sacad Dhimbiil(Madaxa Xidhidhka (Gudoomiyaha SONSAFDadweynaha Telesom
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
17/32Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015 17
Caddadka 23-aad | May - Aug, 2015
H
argeysa (TLS-15.07.15)
Shirkadda Telesom
ayaa mucaawino u
fidisay dadka xaqootigaYemaniyiinta ah ee dalka ee u
soo qaxay dalka. Shirkadda ayaa
lacag dhan $8,000 ugu deeqday
xaqootiga Yemaniyiinta ah ee
ay gacanta ku hayso jaaliyadda
Yeman ee magaalada Hargeysa.
Xafladan lacagta lagu gudoonsiinaayey
maamulka jaaliyadda ayaa ka
Telesom oo Lacag
Mucaawino ah
GudoonsiiyeyJaaliyadda Yeman
ee Somaliland
dhacday xarunta Guud ee shirkadda
Telesom ee magaalada Hargeysa.
Agaasimaha Qaybta HorumarintaArimaha Bulshadda ee Shirkadda
Telesom Md. Cabdiwahaab Maax
ayaa gudoonsiiyey Gudoomiyaha
jaaliyadda Yeman Basaam Cawad
Al-yafici iyo Xoghayaha Jaaliyadda
khaliil Al-xasani lacag dhan $8,000
taasi oo loogu tabarucay xaqootiga
Yemaniyiinta ee Jaaliyaddu taakulayso.
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
18/32
Intelligent Leadership T
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
19/32
aining 21 to 23 July, 2015
Abdikarin Mohamed Eid
CEO Telesom Company
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
20/3220 Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015
ddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Telesom oo
Ka HadashayKaalintay ShaqoAbuurka Dalka
Kaga Jirto
Hargeysa - (TLS-16.06.15) - Shirkaddaisagaadhsiinta casrigaah ee Telesom ayaa kamaanta ka qayb-gashay
Carwo loogu magac daray Carwaddashaqo Abuuritsa Dhalinyaradda iyoFarsama Yaqaanadda Somalilandoo ka dhacay16 June, 2015
huteel Maansooree magaaladaH a r g e y s a .
K u l a n k a noo ay ka sooq a y b - g a l e e nm a d a x w e y n eK u - x i g e e n k aSomalilland Md.Cabdiraxmaan
C a b d i l a a h iIsmaaciil Sayliciyo xubno kamid ah golahaWasiirkadda eeXukuumaadda,Ganacsataddakala gadisan ee dalka iyo dadweynetiro badan oo u badnaa dhalinyaro.
Carwadda ayaa lagaga hadlay kaalinta
ay dawladda iyo shirkaddaha ganacsiguka ciyaaraan shaqo-abuurista dalka.
Shirkadda Telesom oo ay carwadda
uga qayb-galeen maamulkaWaaxda Shaqadda iyo Shaqaalaha,Waaxda Xidhiidhka Dadweynaha.
Maxamed Cabdi Darbo oo ku hadlaayeyAfa shirkadda Telesom ayaa si qotodheer ugu nuuxnuuxsaday kaalintashirkadda Telesom kaga jirto shaqo
abuurista dalka, waxaanu sheegayin shirkadda Telesom boqolkiiba80% ay yihiin Dhalinyaro iskugujira rag iyo haween ah. Waxaa kale
oo uu sheegay in shirkadda Telesomay qofa shaqaalaha ay amaahisodaymo, ka caawiso arooska qofaaan guursan, inay caafimaad dibadda
ah u qaato shaqaalaha u baahda, inshirkaddu ka bixiso shaqaalaha dhigtaJaamacadda kala duwan ee dalka.
Maamulaha Waaxda XidhiidhkaDadweynaha ee shirkadda TelesomMaxamed Cabdi Darbo ayaa sheegayin aqoonta shaqaalaha shirkadda
Telesom aykala duwan
tahay balse ayshaqaalihu ubadan yihiinkuwo haystas h a h a a d a d ad e g r e ek o o w a a d ,waxaa kale oouu sheegay ins h a q a a l a h as h i r k a d d a
Telesom bilkasta la siiyot a b a b a r okala gadisan.
U g ud a m b a y n t i i
Maxamed Cabdi Darbo ayaa sheegayin shaqo laaantu badan tahay sidakaliyaata ee looga bixi karaana aytahay sidii wax soo saarka dalka
iyo warshadihiisa kor loogu qaadilahaa, iskaashina ay ka sameeyaanxukuumadda iyo ganacsataddakala duwan ee ka hawl-gala dalka.
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
21/32
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
22/3222 Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015
ddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Telesom oo Shahaado Lagu Siiyey Maal-galinta Tartanka Quraanka Kariimkaee
Telefishanka Univeral
Hargeysa (TSL-05.06.15) Waxaa Huteel Maansoor eemagaalada Hargeysa lagu
qabtay xaflad lagu soo gunaanadaytartan Quraanka kariimka ah oo aysoo qaban-qaabiyeen WasaaradddaDiinta & Awqaaa iyo TelefishankaCaalamiga ah ee Universal.
Xafladda Xidhitaanka Tartanka waxaa
ka soo qayb-galay Wasiirka Diintaiyo Awqaaa,W a s i i r k aMadaxtooyaddaS o m a l i l a n d ,W a s i i r k aHawlaha Guudiyo Guryeynta,W a s i i r k aKaluumaysiga,Wasiir Ku-x i g e e n k aH a w l a h aGuud, WasiirK u - x i g e e n k aW a s a a r a d d aC a d a a l a d a ,A g a a s i m a h aGuud eeW a s a a r a d d aDiinta iyoAwqaaa, Wasiirkii Hore ee Diintaiyo Awqaaa Sh. Maxamud Suufi,
masuuliyiinta Shirkadda Telesom,Shirkadda Tayo, Culimo Aw-diinta,Marti-shara kale, Ardaydii Tartankaka qayb-qaadatay iyo maamulayaashamadarasadaha tartamaayey.
Agaasimaha ayaa mahadnaq u soojeediyey dhamaan dadkii ka qayb galayhirgalinta tartankan waxaanu uguhorayn uga mahadnaqay shirkadiihiigacanta ka gaystay tartankan oo ay ka
mid ahayeen Shirkadda Isgaadhsiintacasriga ah ee TELESOM, TelefishankaCaalamiga ah ee Universal, ShirkaddaTayo iyo hayadihii Khayriga ah ee ka
qayb-qaatay hirgalinta tartankan.
Maxamed Caabi MaareeyahaTelefishanka Universal oo isna lagusoo dhaweeyey madasha xafladdaxidhitaanka Tartankan Quraanka ahayaa hadalo uu ka jeediyey masraxawaxaa uu yidhi, Tartankani waxaauu socday muddo sadex biloodah waxaan soo qabanqaabiyey
telefishanka universal waxaana uga
mahad celinayaa wasaaradda diintaiyo awqaaa oo iyadu gacanta ku haysa
madarashadda. Tartanka ujeedadiisuwaxay ahayd in bulshadda lagudhiiri galiyo quraanka kariimka ah,waxaan waalidiinta u soo jeedinayaainay ku dhiiri galiyaan caruurtoodabarashadda iyo xidiga quraankaKariimka ah. Waxana halkan ugamahad-celinayaa shirkadda Telesomoo barnaamijkan naga caawisay.Sidaasi waxaa yidhi Maxamed Caabi.
Ugu dambayntii waxaa xafladanla gudoonsiiyey 12-ardaydii ee kuguulaystay tartankan Quraankahadyaddo kala duwan oo isku
jiray kitaabo Quraan ah, Saacado,hadyaddo kale iyo lacago abaal-marinah oo u dhaxaysay Shan boqol ookun ilaa aar milyan oo SomalilandShilling ah.
Ardayga kaalinta koowaad kuguulaystay Khadar Jaamac Faarax ooka socday madarasada Tibyaan wuxuuhelay abaal-marin lacageed oo dhan
4,000,0000 oo Somaliland Shillingah iyo hadyadahakale ee kor ku xusan,Ardayga kaalintalabaad ku guulaystayCabdilaahi IsmaaciilJaamac oo ka socdyamadarashadda AbaaHurayra waxaala gudoonsiiyey3,000,000 SomalilandShilling ah iyohadyadaha kale ee korku xusan, Ardaygakaalinta saddexaad kuguulaystay RidwaanDaauud Xuseen oo kasocday madarasaddaAl-madiina wuxuuhelay 2,000,0000Somaliland Shilling
ah iyo hadyadaha kale ee kor kuxusan, sagaalka (9) arday ee kale
ee soo hadhay waa iskaga midarday hadyadaha kale ee ay qaateenbalse waxaa iyagana la siiyey abaal-marin lacageed oo dhan 500,000 ooSomaliland Shilling ah midkiiba.
Xafladan waxaa shahaado lagudoonsiiyey Shirkadda Isgaadhsiintacasriga ah Telesom, ShirkaddaTayo, hayadda munadamutuldacwatul Islaamiya, iyo Guddida
Tartanka Quraanka u garsooraayey eeabaabulkiisa iyo hirgalintiisa ka qayb-galay.
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
23/32Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015 23
Caddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Baro Mid Ka MidShaqalaha Shirkadda
Telesom
Ismaaciil Cabdilaahi Cabdiraxmaan waa mid kamid ah shaqaalaha ugu firfircoon ee xafiiskaShaqada & shaqaalaha ee Shirkadda Telesom.Mr. Ismaaciil Cabdilaahi wuxuu ku dhashay
magaalada Muqdisho Sanadkii 1983-kii.
Waxbarashada:
Mr. Ismaaciil Cabdilaahi Cabdiraxmaan wuxuu
waxbarashada ka bilaabay Dugsiga hoose ee SheekhBashiir Sanadkii 1991 wuxuuna dugsiga sare ugudbay sanadkii 1998kii. Mr. Ismaaciil wuxuuna
Jaamacada ka galay dalka Pakistan sanadkii 2002wuxuu jaamacada dhameeyey 2004 (KuliyadaBachelor o Science with Inormation Technology).
Intaasi ka dib wuu sii watay Waxbarashadiisii wuxuunaqaatay shaahadada sare ee Master-ta oo uu ku qaatay
Science with Inormation Technology & Executive,wuxuu sidoo kale master kale ku qaatay BusinessAdministrations gaar ahaana Maaraynta Shaqaalahaiyo Maamulida Mashaariicda. Sidoo kale IsmaaciilCabdilaahi wuxuu qaatay shaahada A+ iyo shaahadadaInterconnecting Cisco Network Devices (ICND).
Shaqada:
Mr. Ismaaciil Cabdilaahi Shaqada Shirkadda Telesomwuxuu ku soo biiray sanadkii 2007, gaar ahaanXafiiska Shaqada & Shaqaalaha isagoo soo kala qabtayxilal kala duwan Sida HR Record & Data CollectionManager iyo Human Resource Operations Officer.
Ismaaciil Cabdilaahi Cabdiraxmaan waa shaqsi dedaaliyo daacadnimo badan, sidoo kale waa shaqsi firfircoonoo hawl karnimo leh, sidaa darteed wuxuu sanadkii2012-kii ku guulaystay inuu noqdo shaqaalaha uguwaxqabadka badan ee Xafiiska Shaqada & shaqaalaha,waxaa Ismaaciil Cabdilaahi Cabdiraxmaan la
gudoonsiiyey shahaado sharaa shirkadda kumaamuusto shaqaalaha ugu dadaalka badan shirkadda.
Tababaro:
Mr. Ismaaciil Cabdilaahi Cabdiraxmaan muddadii uuka mid ahaa shaqaalaha shirkadda Telesom waxaa lasiiyey tababaro ara badan kuwaasi oo kor loogu qaadayaqoontiisa shaqo. Tababaradaasi waxay wax weyn kabadaleen wax soo saarka Mr. Ismaacil Cabdilaahi
waxa uu horumar la taaban karo ku sameeyey xafiiskashaqadda iyo shaqaalaha ee shirkadda Telesom.
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
24/3224 Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015
ddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Natiijadii Cododkii Ay Heleen Baarlamaankii Somaliland Ee 1960-kii
Qore: Cali Cabdi Coomay
No Magaca musharaxa Degmadda Tiradda Codadka
1. Cabdillaahi Xuseen. Dunbuluq 2732
2. Rashiid Suldaan Cabdillaahi Dunbuluq 1102
3. Maxamed Biixi Shuuriye. Baanka 2488
4. Cabdillaahi Sh. Muuse Baanka 0404
5. Yuusu Ismaaciil Samater. Sheekh Madar 4108
6. C/lahi Gaax-nuug X. Cabdilahi Sheekh Madar 1495
7. Sheekh Barkhad Cawaale. Gabilay 4877
8. Axmed Yuusu Ducaale Gabilay 1564
9. Cali Muxumed X. Abokor. Faraweyne 3837
10. Cabdi Cismaan Yuusu Faraweyne 1604
11. Jaamac Cabdillaahi Qaalib. Salaxlay 2036
12. Ibraahim Faarax Warsame Salaxlay 0223
13. X. Ibraahim Cismaan Food. Cadaadlay 1392
14. Xassan Rooble Maxamed Cadaadlay 0223
No. Degmadda Burco
15. Axmed X. Ducaale. Masjid Jaamac 2366
16. Aw Muuse Liibaan Masjid Jaamac 1476
17. Abokor X. Faarax. Sheekh Ismaaciil 1267
18. Yaasiin Nuux Maxamed Sheekh Ismaaciil 072219. Yuusu Kaahin Axmed. Laas Dhuureh 1312
20. Axmed Jaamac Sahal Laas Dhuureh 1109
21. Sh. Cali Ismaaciil Duruqsi 2340
22. Ducaale Cali Duruqsi 0146
23. Ciise Jaamac Maxamuud. Qoryaale 3557
24. Axmed Cabdilaahi Qoryaale 2810
25. Maxamuud Sh. Muuse Oodweyne Tartan laaan
Degmada Berbera
No Magaca Musharaxa Degmada Tiradda Codadka26. Maxamed X. Ibraahim Cigaal Port 1958
27. Maxamed Cali Colaad. Port 0573
28. Daahir X. Abokor Port 0007
29. Yuusu Iimaan Guuleed Jamalaayeh 2110
30. Haybe Cilmi Cawad Jamalaayeh 1027
31. X. Aadan Yuusu. Bulaxaar 1513
32. Cabdillaahi Diiriye Wacays. Bulaxaar 0641
33. Ibraahim Jaamac Jireh. Bulaxaar 0005
34. Cali Qawdhan. Mandheera 107435. Xuseen Cabdi Raan Mandheera 0140
36. X. Cabdilaahi Diiriye Sheekh 1381
37. Maxamed Guuleed Maxamed Sheekh 0528 Eeg bogga 25-aad
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
25/32Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015 25
Caddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Natiijadii Cododkii Ay Heleen Baarlamaankii Somaliland Ee 1960-kii
Qore: Cali Cabdi Coomay
DEGMADA BOORAMA
No. Magaca Musharaxa Degmadda Tiradda Codadka
38. Muuse Rabiile. Boorame 067739. Sh. Abuubakar Sh. Cumar Boorame 0608
40. Jaamac Geeleh Saylac 1107
41. Daahir Xirsi Saylac 0121
42. X. Muuse Axmed Shirwac. Cabdiqaadir 1015
43. Sh. Cumar Axmed Cabdiqaadir 0662
44. Cabdi Xasan Buuni. Boon 1513
45. Xasan Ayax. Boon 1353
46. Aw Yuusu Muurid Boon 0026
47. X. Ibraahim Nuur. Dila 262548. X. Xirsi Cawaale Dila 0854
DEGMADA CEERIGAABO
No Magaca Musharaxa Degmada Tiradda Codadka
49. Sh. Axmed Maxamuud Dalmar Ceerigaabo 0998
50. Faarax Xarbi Saalax Ceerigaabo 0696
51. Maxamed Cali Faarax Xiis 1049
52. Maxamed Nuur Amaan Xiis 0860
53. Cabdillaahi Maxamed Axmed Laasqoray 0799
54. Axmed Saalax Laasqoray 040755. Micheal Mariamo Ceel-aweyn 1852
56. Faarax Maxamed Muuse Ceel-aweyn 1585
57. Maxamed Axmed X. Saalax. Jiidali 0565
58 Maxamed Xassan Muuse Jiidali 0285
59 X. Cumar Hoori Jiidali 0087
Degmadda Laascaanood
NO Magaca Musharaxa Degmada Tiradda codadka
60. Maxamed Yuusu Caynabo 2490
61. Cali Cigeh Jaamac Caynabo 170862. Ibraahim Ciid Xudun 0969
63. Siciid Ayaanle Xudun 0100
64. Maxamed Jaamac Cabdi Xudun 0005
65. Cali Garaad Jaamac Laascaanood Tartan laaan
67. Cabdulle X. Faarax Widhwidh Tartan laaan
68. Cismaan Garaad Maxamuud Taleex Tartan laaan
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
26/32
Mahdi Biixi Muxumed
Siciid Maygaag Kaneec
Khadar Cali JaamacIsmaaciil C.laahi Muxumed
Daahir Muxumed IsmaaciilSiciid Saleeban Maxamed
Maxamed Cismaan Cawad
Axmed Jaamac Ismaaciil
26 Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015
ddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Shaqaalaha Shirkadda Telesom ee Ka Qalin
Jabiyey Jaamacaddaha DalkaIn la helo shaqaalo aqoontoodu sarayso waxay xun dhexaad u tahay horumarka shirkadda.
Sidaasi daradeed shirkaddu waxay dhiiri galisaa in shaqaalaheedu kor u qaadaan aqoon-
tooda. Sanadkan 2015-ka waxaa Jaamacaddaha kala duwan ee dalka ka qalin-jabiyeyshaqaale isku jira kuwo qaatay digree-ga koowaad iyo kuwo digree labaad diyaarinayaa.
Liiska Shaqaalaha Jaamacadaha ka Qalin-jabiyey waxaa ka mid ah:
1. Faadumo Maxamed Cilmi - Geeska Afrika - Shareecadda Islaamka
2. Maxamed Cismaan Cawed - Golis MSIT - Xisaabaadka
3. Siciid Maygaag Kaneec - Golis MSIT - Maamulka
4. Siciid Saleeban Maxamed - Admas - Ganacsiga
5. Axmed Jaamac Ismaaciil - Admas - Culuunta Tiknoolajiyadda
6. Daahir Muxumed Ismaaciil - Alpha - Injineerinka7. Sharmarke Maxamed Cabdi - Alpha - Injineerinka
8. Ismaaciil C/laahi Muxumed - Alpha - Ganacsiga
9. Khadar Cali Jaamac - Alpha - Maamulida Horumarka
10. Jamaal Nuur Cabdi - Alpha - Ganacisga
11. Maxamed Cismaan Nuur - Alpha - Ganacsiga
12. Mahdi Biixi Muxumed - Alpha - Culuunta Tiknoolajiyadda
13. Cabdiraxmaan Axmed Xasan - Nugaal - Ganacsiga
14. Rufaaci X. Maxamud Khaliif - Nugaal - Ganacsiga
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
27/32
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
28/3228 Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015
ddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Tababaradda La Siiyey Maamulka iyo ShaqaalaahaShirkadda
Xafiska shaqadda iyo shaqaalahu isagoo ka
duulaya Istaariijiyadda shirkadda waxaa
uu jaan gooyey in tababaro kala duwan oo
ka turjumaya baahiyaha maamulka iyo
shaqaalaha shirkadda in loo qabto tababaro
gaar gaar ah iyo kuwo ay wadaagaan
shaqaalaha ka duwna ee iskugu jira
maamulka iyo saraakiisha shirkadda.
Xafiska Shaqadda iyo Shaqaaluhu wuxuu
tababaro siiyey shaqaale tiro badan oo
ka hawl-gala xarunta guud ee shirkadda
ee magaalada Hargeysa iyo shaqaalaha
ka hawl-gala xarumaha ay shirkaddu kuleedahay goboladda iyo degmooyinka dalka.
Xafiska shaqadda iyo shaqaaluhu wuxu
qabtay in ka badna 13 tababar oo aanu halkan
ku soo koobnay kuwii ugu muhiimsanaa.
Tababaradan waxaa la qabtay intii u
dhaxaysay bilihii May ilaa Aug, 2015.
1) Isbaddala Hal-abuurka iyo Maamulka
2) Sida ugu Wanaagsan ee Loogu Adeegyo
Macmiilka
3) Sida Wax Looga Qabto Cabashadda Macmiilka
4) Tababarka Wiishashka
5) Adeega Cusub ee ZAAD Shilling.
6) Tababarka Dab-qaboojiyayaasha
7) Hogaaminta Il-dheer garadka
8) Tababarka Linux-ka Horumarsan
9) Sida loo Xisaabyo Adeega Cloud
10) Tababarka Dab-qaboojiyayaasha iyo Dab-kaydiyaasha.
11) Barnaamijka Amaanka
12) Database-ka Oracle
13) Tababarka Adeegyadda Cusub ee Telesom
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
29/32Telesom Newsletter | Issue 23 | May - Aug 2015 29
Caddadka 23-aad | May - Aug, 2015
Muqaalo ka Mid ah Tababaradii Maamulka iyo Shaqaalaha Telesom Qaateen
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
30/32
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
31/32
-
7/25/2019 Telesom Newsletter Issue 23
32/32