wacyi-geliye u adeega da’yarta somaliland gudahahyda.org/attachments/064_koor-november 2008...

8
Gudaha Wacyi-geliye u Adeega Da’yarta Komishanka Somaliland ee Xakameynta Xanuunka HIV/AIDS....2 Akhlaaqda Wanaagsan.....................3 Dhallinyarada iyo Waayaha Dalka....................................................4 Dhibaatooyinka Guurka Khasabka ah.......................................................... 5 Jawaabaha Dhakhtar KOOR...................................... 6 Nasteexaynta HIV(Counselling).................7 Odhaahda Sawirka................ 8 VOL: 23 NO. 28 Somaliland November 2008 Waxaa isku soo duba-riday Ururka HYDA waxaana dhaqaale ahaan ka taageeray Hay’adda UNICEF Is gacan qaadka Qufaca ama hindhisada Meel wada seexashada Wax wada cunida Wada isticmaalka suuliyada Meel ku wada maydhashada Dhar wada xidhashada Wax wada dhigashada . Ma aha in la moodo in fayraskani ku gudbo xidhiidhka caadiga ee qofka la nool HIV lagula sameeyo guriga iyo shaqada. Dhallinyarada iyo Waayaha Dalka Dhibaatooyinka daawooyinka ay gabdhuhu isku cadeeyaan Hodan Muxumed Aw- Xasan Khadar Dahir Isaxaaq (Khudaaro) “Haddaba sidee ayaa looga bixi karayaa dhibaatooyinkan dhallinyarada haysta?” ....Waxa iyana jirta in wadamadii lagu sameeyey aanay gabdhahoodu isticmaalin daawooyinkan” HIV kuma gudbo siyaabahan:

Upload: others

Post on 30-Oct-2019

1 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Wacyi-geliye u Adeega Da’yarta Somaliland Gudahahyda.org/attachments/064_KOOR-NOVEMBER 2008 -EDITION.pdf · sanadkii 1999-kii sahan la sameeyay xiligaas.. Sahankaas oo la ogaaday

GudahaWacyi-geliye u Adeega Da’yarta

Komishanka Somaliland eeXakameynta Xanuunka HIV/AIDS....2

Akhlaaqda Wanaagsan.....................3

Dhallinyarada iyo WaayahaDalka....................................................4

Dhibaatooyinka Guurka Khasabkaah.......................................................... 5

Jawaabaha DhakhtarKOOR......................................6

NasteexayntaHIV(Counselling).................7

Odhaahda Sawirka................8

VOL: 23 NO. 28 Somaliland November 2008

Waxaa isku soo duba-riday Ururka HYDAwaxaana dhaqaale ahaan ka taageeray

Hay’adda UNICEF

Is gacan qaadka Qufaca ama hindhisada Meel wada seexashada Wax wada cunida Wada isticmaalka

suuliyada

Meel ku wadamaydhashada

Dhar wadaxidhashada

Wax wadadhigashada .

Ma aha in la moodo infayraskani ku gudboxidhiidhka caadiga eeqofka la nool HIVlagula sameeyo gurigaiyo shaqada.

Dhallinyaradaiyo WaayahaDalka

Dhibaatooyinkadaawooyinkaay gabdhuhuisku cadeeyaan

Hodan Muxumed Aw-Xasan

Khadar Dahir Isaxaaq(Khudaaro)

“Haddaba sidee ayaa loogabixi karayaa dhibaatooyinkandhallinyarada haysta?”

“....Waxa iyana jirta inwadamadii lagu sameeyeyaanay gabdhahooduisticmaalin daawooyinkan”

HIV kuma gudbo siyaabahan:

Page 2: Wacyi-geliye u Adeega Da’yarta Somaliland Gudahahyda.org/attachments/064_KOOR-NOVEMBER 2008 -EDITION.pdf · sanadkii 1999-kii sahan la sameeyay xiligaas.. Sahankaas oo la ogaaday

2 Wargeyska KOOR November 2008

Komishanka Somaliland ee xakameynta xanuunka HIV/AIDS-kaOo Sheegtay Inay Guulo Ka Gaadheen Xakamaynta HawshoodiiAgaasimaha Fulinta ee

komishankaSomaliland ee xakameyntaxanuunka HIV/AIDS,Maxamed Xuseen Cismaan(Mu’adin), ayaa daboolkaka qaaday in xawligii uuku socday fiditaankaxanuunkaasi uu qadarhoos u dhacay, taasi oo uuxusay in sabab u tahaywacyigelin balaadhan oo lasameeyay.Agaasimuhu waxa uusidaasi ku sheegay Waraysikhaas ah, oo uu siiyayShabakada wararka eeSDWO.COM eeMagaaladda Hargeysa,waxaanu waraysigaasikaga hadlay daraasadihiidalka laga sameeyay ee laxidhiidhay xaddigacudurka AIDS-ku uuSomaliland ka marayo iyowax qabadkiikomishankaasi oo uutilmaamay in uuMadaxweynahaSomaliland Gudoomiye uyahay.Waxaana uu yidhi“Xafiiska Komishinka Qaranka ee la dagaalankaCudurka HIV/AIDS, markamagaciisa la soo gaabiyanala yidhaahdo (SOLNAC) waxa la abuuraySeptember 2005-tii, waaKomishan Qaran ooMadaxweynuhuGudoomiye ka yahay.Muddadi uu Xafiiskanifuraa hawlo faro badanayaa xanuunkan lagaqabtay, waxaa la sameeyayxarumo dadka xanuunka lanool lagu daaweeyo, oo kafuran gobolada dalka oodhan.  Dadkaasi waxay ka helaandawada qaaliga ah ee ARV,oo dadka xanuunka qabaawoodoodakor u qaada iyodawooyinka cudurada kaleee ka faa’iidaysta markaqofku xanuunkan uuqaado. Dawooyinkaasi oodhami waa bilaash, waxakale oo muhiim ah oo latababaray dhammaanshaqaalaha caafimaadka.

Waxa kale oo la dhigaydhamaan cusbitaalada iyoxarunta bangiga dhiigaqalabkii iyo shaybaadhadiilagu baadhayey dadkabukaanka ah. “Agaasimaha Fulinta eekomishanka la dagaalankacudurka AIDS, oo kahadlayay sida ay u hawlgaleen muddadii ay jireenwaxuu yidhi “tan iyomuddadii komishankani jiray dhiig kasta oo qof looshubayo waa la baadhaa,muddadii ka horeysaynawaxa dhici jirtay in aan labaadhi jirin.Baadhitaankani waxa uubadbaadiyey dad badan ooHIV/AIDS qaadi lahaa.  Xanuunkan markii uguhoreysay ee Somalilandlagu arkay waxay ahaydsanadkii 1999-kii sahan lasameeyay xiligaas..Sahankaas oo la ogaadayin tirada xanuunkan qabaaay tahay 0.9%, shan sanoka dib oo ah 2004-tii ayaahaddana la sameeyaysahan kale oo cudurkanlagu ogaanayey lasameeyay markaana waxauu noqday 1.4%, markaawaad arki kartaa in kor ukac yimid.Markii la ogaaday inxanuunka fiditaankiisukordhay ayaa la sameeyeyKomishanka Qaranka eeXakameynta cudurka HIV/AIDS. Waxaanaasaasitaankii komishankuqeyb weyn ka qaadataywacyigelinta iyo hakintafiditaanka xanuunkan eebulshada dhexdeeda,waxaanu ku guuleystay inqof kasta oo reer

Somaliland ahi uu maqlayxanuunkan. Sanadkii la soodhaafay ee 2007-da ayaasahan saddexaad oo lasameeyay lagu ogaaday inhoos u dhac ku yimidfiditaankii dadka cudurkanqaba ee ku dhaqan dalkaSomaliland ay noqdeen1.3% oo kaliya.Mu’adin, waxa uudadweynaha Somalilandugu baaqay inay simutadawacnimo ah isubaadhaan, isagoo soojeediyay in aan la takoorindadka la nool xanuunkaHIV/AIDS-ka .“Agaasimuhu isaga oohadalkiisa sii wata waxa uuyidhi, “Si aan la isu dhiganwaxaanu hawshawacyigelinta bulshadaaanu ku soo darnayculimada dalka, oo aanutababaro siinay waxaanaculimadu ay khudbadaha masaajidada ay ku daraanhalista xanuunka iyo sidiiloo xakamayn lahaa.Waxaiyaguna wacyigalinta kaqayb qaata ururada rayidkaah. “  Agaasimaha oo kajawaabayay su’aal ahaydinay kantaroolaan oo ay lasocdaan tababaradawacyigelinta ah ee aybulshada u gudbinayaanururada iyo Hay´addahasamofalka ee dalka kusugan. Waxa uu yidhi“Waanu kaantaroolaaxafiiskayaga komishankuwaa shan qeybood, qeybayaa noo qaabilsanwacyigelinta waxaanayhubiyaan in fariinta dadkaloo gudbiyaa ay tahay midsax ah oo ku haboon indadweynaha loo gudbiyo. Waxa kale oo aanuleenahay qeyb dejisaculuunta wacyigelinta,manhajka dadka lagutababarayana waanuhubinaa inuu sax yahay.Markaa anaga ooadeegsanayna WaaxyahaKomishanka waxaanu lasoconaa hawl kasta oo ayHay´adi  qabanayso

qorshaynteeda iyofulinteedaba.” Maxamed Xuseen(Mu’adin) aanu weydiinayin muwaadiniinta qabaxanuunkani ay qaataanraashinkii la siin jiray iyoin kale. Waxaanu yidhi“Haddii aad maanta aragtodadka xanuunka qabasanadkii 2005-tii iyomaanta farqi weyn ayaa udhaxeeya, iyagaana cidwalba ka qurux badandawadii oo bilaash ah ayayhelaan. Waxa kale oo ayqaataan raashin qoys,raashinkaasi waa lagayaabaa in mar-mar uu dibu dhac ku yimaado oowaad ogtihiin oo waatamaraakiibta la afduubo.Hay´adda WFP ayaa keentamarkaa waxa dhacda induruufahan taagan dartooduu raashinku dib u dhaco,marka uu yimaado ayuunbaana bilihii ka maqnaa lasiiyaa.Waxa intaasi dheer oo aanuu samaynay Urur iskuxidha iyaga waana ay isbarteen, oo ay iscaawiyaan, kiixanuunsadana baabuurayaa la siiyaa dhakhtarlagu geeyo.Agaasimaha oo kajawaabayay su’aal ahayddadka u diwaangashankomishanka  ee xanuunkaqaba waxay u badan yihiindumar ee maxaa sabab uah? Waxuu yidhi “SadexArrimood ayaan tilmaamikaraa, waxaana ka mid ahraggu sidoodaba goobahacaafimaadka ma tagaan,dumarkuna iyagaa tagagoobaha shaybaadhada,arrinta labaad waxa weeyeabuurka ragga iyodumarka ee dhismahajidhka oo kala duwan, oodumarku waxay u nugulyihiin inay qaadaan  HIV/AIDS. Ta sadexaaddumarku muddo ka badanragga ayay noolaadaantaasna waxa sabababalwadaha oo raggu ubadan yahay.” 

Shiine Cilmi 

Maxamed Xuseen Cismaan,Agaasimaha SOLNAC

Page 3: Wacyi-geliye u Adeega Da’yarta Somaliland Gudahahyda.org/attachments/064_KOOR-NOVEMBER 2008 -EDITION.pdf · sanadkii 1999-kii sahan la sameeyay xiligaas.. Sahankaas oo la ogaaday

November 2008 Wargeyska KOOR 3

Akhlaaqda wanaagsanDhaqankeenii mawaxa uu noqdayhal bacaad lagulisay? Sida aynu la wada

socono akhlaaqdawanaagsani waa sheyqaali ah. Wax kasta ooaad u dhaqaaqdowaxay u baahan tahayakhlaaq ama dhaqanwanaagsan sidawaxbarashada,ciyaaraha, wax cunista,wax cabista iyo wixii lamid ah. Hadabaakhlaaqda wanaagsanwaa shey qofkasta oobini aadam ah loogabaahan yahay, laakiin

waa lookala baahibadan yahay waxaanaaad ay uwanaagsantahaydhallinyaradu in ay kudadaalaan sidii ayakhlaaqdooda uwanaajin lahaayeen.Faa’iidooyinkaakhlaaqda wanaagsanwaxaa ka mid ah inwax kastaa kuufududaanayaan haddiiaad u baahato.Akhlaaqdawanaagsanina waafuraha u horeeya ee

lagu furo nolosha biniaadamka.Ugu danbayntii waxaandhallinyarada kulatalin lahaa in ay iskailaaliyaan waxyaabahadhaawac gaadhsin karaakhlaaqdooda.

Hibo Xuseen Koosaar

IsbeddelkaLaki Cismaan Qaasim‘Isbedel’ waa hal hays uu leeyahay mid ka midah siyaasiyiinta waaweyn ee adduunka, halkaasoo uu markasta hadalkiisa ku bilaabo. Hadabasu’aasha meesha taala ayaa ah muxuu ugajeedaa isbedel? Horta is bedelku waa wax sidiiuu ahaa inta laga kaxeeyo si kale laga dhigo,taasina waxa ay ku iman kartaa in sheygii waxlagu daro ama laga dhimo. Hadaba dadkeenuma yihiin qaar qiimeya isbedelka? Waa ayo sedadka looga baahan yahay isbedel in aysameeyaan? Horta haddii ay dadkeenujecelyihiin is badelka, dhallinyaradeenu maantamay tahriibeen. Cidda isbedelka laga rabaanawaa dhallinyarada. Ugu danbayn, waxaandhallinyarada kula talin lahaa in ay sameeyaanisbedel dhinac kasta ah si ay horumar ugutalaabsadaan oo ay qayrkood ula tartamaan.

Dhibaatooyinka daawooyinka ay gabdhuhu...

Waxa aan maantajeclaaday in aan ka

hadlo daawooyinka la iskuqurxiyo, taas oo ay habluhuisticmaalaan taas oojidhkooda wax yeelaysa.Waxa iyana jirta inwadamadii lagu sameeyey

aanay gabdhahooduisticmaalin daawooyinkan.

Sida la yidhaahdoSomalidu waa dad xoggahaiskugu gudbiya afka (oralsociety) markaas gabdhahaisticmaala daawooyinkanuma suurto galayso in ayakhriyaan waxa meesha kuqoran, maadaama aydaawooyinka badankooguluugada Ingiriisiga kuqoran tahay.Hadaba sidee ayaadalkeena looga joojin lahaadaawooyinkan ay dadkiisoo sameeyeyba iskailaalinayaan? Anigafikirkayga waxaan odhanlahaa in dadka daawadankeena dalka, kuwa iibiya,kuwa isticmaala iyoxukuumada oo dhamaandadkaas masuul ka ahibaay kulmaan, intaas kabacdi waxaan aaminsanahay in xal la gaadhidoono.Ugu danbayntiiwalaalayaal waxaanidinkula talin lahaa in aadka fogaataandaawooyinkaas la iskucadaynayo ilaa inta karaankiin ah.

Hodan Muxumed Aw-Xasan

Sakariye Max’ud Muusesida aynu ogsoonahay,

dhaqanku waamuraayadda lagadheehdo horumarka aybulsho samayso, islamarkaana ku salaysandiintooda. Sidoo kalewaa shey lagu faano,hadaba su’aasha isweydiinta leh ayaa ahdhaqankii Soomaalidulahayd halkuu kudambeeyey?Dhaqanka Soomaaliduwuu badnaa, laakiinhadaynu ka eegnoxaga dharka waxa ayxidhan jireen labago’oo cad-cad, laakiinhaddii maanta qoflagu arko labadii go’ee la xidhan jiranwaaba lala yaabayaa.Hadaba maxay tahaysobobaha qofka loolayaabayaa? Waxa aanaaminsanahay in aytahay maadaamoodhaqamo shisheeyeina soo galeen aadnaaynu ugu dhexmilanay. Dhaqankabaabintiisa way kasiman yihiin wiilashaiyo gabdhahasoomaaliyeedba ha ukala badnaadaane,xilkiisuna wuu saaranyahay qofkasta oo kuhadla luuqadaSoomaliga gaar ahaankuwa u dhashay.Gaba-gabadii waxaandhallinyarada kulatalin lahaa gaar ahaangabdhaha oo ah halkadhaqankeenii aadkauga baaba’ay in ay kudedaalaan sidii ay uhorumarin lahaayeendhaqankeena, ayna kufaanaan ee ayna kafaanin.

Page 4: Wacyi-geliye u Adeega Da’yarta Somaliland Gudahahyda.org/attachments/064_KOOR-NOVEMBER 2008 -EDITION.pdf · sanadkii 1999-kii sahan la sameeyay xiligaas.. Sahankaas oo la ogaaday

4 Wargeyska KOOR November 2008

Dhallinyarada iyo Waayaha Dalka

Cunida qaadka oo aad iska dhaaftaa waxay dib unoolayn karta kaalintaad kaga jirtay bulshada

Khadar Dahir Isaxaaq(Khudaaro)

Sidaynu wadaogsoonahay

dalkeenu maantawuxuu marayaa xaaladididiilo wanaagsan lehoo runtii ah wax lagufarxo haday tahay xagawaxbarashada, xagadhaqaalaha iyohorumar dhinac kastaah. Iyada oo ay hadabasidaas tahay ayaawaxaad hadana maantamoodaa indhallinyaradiiwadankeenu ayhiigsanayaan tahriibiyo waxyaabo runtii aad

looga naxo sidabalwadaha kala duwanee uu qaadku uhoreeyo. Hadaba sideeayaa looga bixi karayaadhibaatooyinkandhallinyarada haysta?Waxa looga bixikarayaa in aynu hadafisku mid ah ka yeelanodhamaandhibtaatooyinkan oohadaynu nahaydhallinyaradiiSomaliland meel kaliyauga soo wada jeesano.Gaba-gabadii waxaandawlada kula talinayaain ay dhallinyarada ayshaqo la’aantu haysatou sameeyaan goobo

shaqo si ay meesha ugabaxaan tahriibka iyobalwaduhu,dhallinyaradanawaxaan kula talinayaain ay dalkoogaaaminaan oo aaneyxoogooga iyomaskaxdooda wadanshisheeye u hurin.

Khadra Ciise Max’ud

Dhibaatada qaadkuwaa aafo saamaysay

bulshada dalkeena intaugu badan ,waana waxa ugu badan eelahadhay dhallinyarada.sida aynu ogsoonahayqaadku waxaa uu ladagalamaa saddex shay oonolosha qofka biniaadanka aasaasi u ah,kuwaasi oo kala ahwakhtiga, caafimaadka iyodhaqaalaha. Marka aynuleenahay waxa uuladagaalamaa uma jeednosaddexdaas uun buu kukooban yahay laakiininkastooy jiraan waxyaabokale oo aad u fara badaniwaa kuwa ugu waaweynhadaba waxa is waydiinleh sidee ayuu usaameeyaa?. Marka hore aynu kuhorayno caafimadka :qofka aadamiga ahi wuxuubaahan yahay inuu helocunto ku filan,dhaqdhaqaaq inuu sameyoIWM. Hadaba qaadku

waxuu kala dagaalamaaqofka inuu wakhti u heloama waxa uu buuxiyaahalkii ay cuntadu u galilahayd taasi oo aanu qofkudareemayn inuu cuntoubaahay yahay ilaa uu kadhamaystiraayo cunidaqaadka , takale inta uufadhiyo ama uu cunaayouma baahna inuu qofkasameeyo socod ama uuhawlihiisa qabsado taasinawaxay keeni kartaadhibaatooyin kale.Dhinaca kale marka aynuka eegno dhinaca wakhtigaqaadku waxa uu qofkakala dagaalamaa wakhtigiiuu shaqaysan lahaa amauu hawlo kale qabsanlahaa taasi oo ah mid

marka ad waydiiso qofkamuqayilka ah uu kuugujawaabaayo waxaan kuyaraynayaa amaba aanisku dhaafinaaya wakhtiga, hadaba ma inaad iskalumisaa mise waa inad kafaa’iidaysato wakhtiga yareee aad haysato?Ta ugu danbaysa oo ahdhaqalaha, run ahaantiidhaqaalaha ku baxaqaadku waa midaan laqiyaasi karin. Hadabamarkaynu ka eegno ka qafahaan waxaabad moodaainaanu wax wayn ahaynlaakiin marka sidaxaqiiqdu ku jirto loo fikirowaa wax ka go’an qofkastaoo isticmaala lays manabarbar dhigi karo labadaqof ee mid na qayilo midnaaanu qayilin.Hadaba gabo gabadii waxafariintayadu tahay,“muqayil ma waxaad kadoorbiday afariyo labaatansaacadood od ku noolaatidnolol degen oo caafimadqabta inaad ku bedelatosiddeed saacadood oo aadwaaliya.”

Maxaad kataqaanaa HIV/AIDS?

Maxamed Cabdi Cumar

Run ahaantii haddiiaynu milicsano

taariikhdii xanuunkani,waxaa markii uguhoraysay xanuunkan laogaadey qarnigii 20aadbilawgiisii, laakiinmarxaladii ugu horaysayee la ogaadey xanuunkanin uu qaarada Afrika kujiro waxa ay ahayd 1950-kii, Siday sheegaan cilmibadhayaashu in xanuunkan markiisii uhoreysay kayimid Xayawaan layidhaa(Chimpanzees) oo ahDaanyeer laga helo Afrika.Hadaba akhriste waxaa isweydiin leh faraqa udhexeeya HIV iyo AIDS.HIV-gu waa cudurdhallinyaha keena AIDS,waxaanu badanka ku jiraadareeraha jidhka sidadhiiga, shahwada,candhuufta dhiiga wadataiyo dheecaamadaba.Hadaba qofka marka uuHIV haleelo, waxa uu umuuqdaa mid caafimaadqaba mudooyin badan.AIDS-kuna waa markaqofka uu xanuunkacalaamadihiisu ku soobaxaan, waxaana ka midah shuban badan, xumad,qofac joogta ah, finan yar-yar iyo miisaanka oo hoosu dhaca.Hadaba sidee ayaalayskugu gudbiyaa? Waxalayskugu gudbiyaa:

1. Qof la noolxanuunkan oo aadla galmooto

2. Dhiig fayraska lehoo gaadha dhiigkale

3. Hooyada ooilmaheeda ugudbin karta,iyada oo seddexmarxaladood midahaan ugu gudbinkarta, kuwaas ooah marka ay uurkaleedahay, markauu dhalanayo iyomarka aynuujinaysaba.

HIV/AIDS laguma kalaqaado is gacan qaadis,wax wada cunis, huga oolawada isticmaalo,kaneeco qof qaba qaniinteyoo qofkale qaniinta iyowada sheekaysigaba.

Page 5: Wacyi-geliye u Adeega Da’yarta Somaliland Gudahahyda.org/attachments/064_KOOR-NOVEMBER 2008 -EDITION.pdf · sanadkii 1999-kii sahan la sameeyay xiligaas.. Sahankaas oo la ogaaday

November 2008 Wargeyska KOOR 5

Dhibaatooyinka guurka khasabka ahSaynab Axmed Taani

Waa Maxay Tahriibku?

waxyaabobadan sidoo

kalena inagaxaaraantinimaysaywaxyaabo badanoo aan faa’iidoinoo lahayn.Hadaynu eegnoguurka waadhismaha amaudub dhexaadkabulshada. Hadabaguurka xalaasha

ah ee Illaahayinoo baneeyeysidoo looadeegsadaa?Waxaynu wadaogsoonahay inbulshadaqaarkeedaaminsanyihiinfikrado khaldansida gabadha oolagu cadaadiyowiil ay qaraabo

yihiin oo la siiyoiyada oo laadeegsanayo ininantii la kala

dooradsiiyo labashay sidayisticmaali jireenawowyaasheeniihore. Runahaantiinaarintaas khasabkaah diinteenu maogola.Gaba-gabadiiwaxaan ku talinlahaa uguhoreyntii

bulshadu hafahantomuhiimadaguurku u leeyahaydhallinyarada,nabigeenaanainoo sheegayCSW. Waxaankale oo aanwaalidka iyaganakula talin lahaa inay hablahooda udaayaandookhooga.

Khadar Cabdi Xuseen (Duuje)

Waxaanodhan

karnaa waa hoog,halaag, biimeyniyo waliba akhiroseegmarhadaaney jirindhib iyo cadaw kueryanayaa .Marka hore waxais waydiin lehdhal-dhalaalkaiyo bilicda looTahriibayo yaagaadhsiiyey ?Waxaan markaleodhan karnaainaan wadanna kuabuurmin biliciyo dhal-dhalaal,hasa yeeshee uuwakhtyo horetaagnaa halkaaynu maantataaganahay, se ayxoogii dalkoodaoo ahdhallinyaradoodaay halkaasgaadhsiiyeen,halka kuweeni ayku haminayaan

tahriib iyowaxaan dhaminsida balwadaha.Hadaba akhristema aaminsantahayhal dhagax oo aaddhinac ugaweeciso waddaadmaryso ay tahaywaxqabad,quruxda iyobilicduna kuxigto.Hadaba waxaanku soogabagabeynayaa .Heybad waxaadku leedahay,Dhul kaaga hooyo,waana lamahuraane,Hagarli wax uguqabo,

Sideynu qaadka Bulshadeena uga yareyn karnaa?

Sideynu wadaog soonahey

samayntu qaadkubulshadeena kuhayaa midyarmaaha. hawlanjoojinta amayareynta bahalkanloo sameeyomeelo Gaara oomagaalooyinka kabaxsan,waxanaloo baahan yahayin shakhsi kastooinaga mida oo kaFayaw qaad cunisku fakaro sidiiBulshadeena looga yareyn lahaa.Sidey anigailatahay waxaanDawlada iyoi cidkastoo ku,waayowaxaad arkeysaamagaalooyinkeenameel baa meheradlaga furayaadurtadiiba kolaybaa lahordhigayaa ,lakiinmarkamagaalooyinkalagasaaroJiilakeena sookoreyaa markamagaalada lagasaaro qaadkawaxay urkayaanin uu yahay waxxun ,dhan kakalana waxa dhici

karta maalmahaqaarka dadkacunaa kacaajisaan meeshalagu iibinayofogaan tey jirtoawgeed , Hadduu

Isagaad ku HeshaaCumar Aaden Ruush

Cilmigu amaaqoontu waa

sheyga kaliye eeaad ku gaadhikarto guuladduunyo iyo midaakhiraba. Jahligaama aqoondarradaduna waacudur xun, taas ookuu horseedikarta in aad kahadho bulshadainteedii kale.Cilmigufaa’iidada lehadduunka isagaadku heshaa magaciyo sharaf,Akhirana isagaku gaadhsiin karaJano, waayoCilmiga sharcigaah dadka leh waaka Illaahay udhaweeya, uganamarag kaca in ayIllaahay si dhabah uga baqaan.Illaahay ayaaquraankiisa ku

yidhi “miyeysiman yihiin qofaqoon leh iyo qofaan aqoonlahayn.” Qofkaaan cilmigalahayni ma ahaqof meel fog waxka arka laakiinqofka aqoonta lehfog ayuu wax kaarkaa oo kasaadaalin karaa.Ugu danbayntiiwaxaan bulshadaqaybaheeda kaladuwan gaar ahaandhallinyaradakula talinayaa inay wax bartaan oomeelkasta oo ayaqooni taalodoontaan.

malin kacaajisana oo iskadaayo waxay nugaadhaynaahimiladeeniiaahayd inaynuyareyno.

Axmed MaxamedCumar

Page 6: Wacyi-geliye u Adeega Da’yarta Somaliland Gudahahyda.org/attachments/064_KOOR-NOVEMBER 2008 -EDITION.pdf · sanadkii 1999-kii sahan la sameeyay xiligaas.. Sahankaas oo la ogaaday

Doctor

J

6 Wargeyska KOOR November 2008

Jawaabaha Dhakhtar KOOR

S Maxaa jidhka qofka ku dhacamarka uu qaado HIV?

Fayraska HIV wuxuucaabuqiyaa unugyo ka midah difaaca jidhka. Marka aytirada unugyada ee HIV-guweeraray ay sii badatoba,waxaa hoos u dhaca awoodauu jidhku kula dagaalamocudurada. Si uu u tarmo HIV-gu, una caabuqiyo unugyadajidhka, waa in isirkiisa dhexdhigo gudaha unugyadajidhka. Habkan is tarmintayuu ku bilaabmaa infayraska HIV-gu la soo darsounugyada ka dibna dhexgalo unugyada. Intaas ka dibinta uu fayrasku xuubka sareiska rido ayuu la fal galaaunugyada aadamiga. Islamamarkaana inta uu afduubounugyada jidhka ayuusamaysta qabcado dhisme ahoo fayraska ka mid ah si uuisku badiyo. Qabcadahaasfayraska ah oo marka dambeisku wada yimaada ayaa burburiya ama qarxiyaunugyadii uu fayrasku kudhex jirey, si uu u hel unugyokale oo uu caabuq-galiyo.Fayraska HIV-gu waxa uulaayaa dhamaan unugyada

uu caabuq galiyay iyo kuwa kudhaw dhaw ee aanu caabuq galiba.Fayrasku waxaa uu hubiyaa in ayunugyada aamadigu sii noolaadaanilaa iyo inta uu tarankiisa dhamaystiranayo. Waxaa arintaas ka siihalis badan, fayraska HIV-gu waxauu meel dhigtaa qaar isaga ka midah oo isa suuriya, iskana dhiga qaaraan waxyeelo lahayn, kuwaas oo ahfayraska HIV oo keyd ah, oo aynagaadhi karin daawooyinka ilaahada loo hayo cudurka. Kaydkaasayaa marka dambe keena dabargo’taam ah oo unugyada ku yimaada.Waxaana sii adkaata xal u halistaama sidii loo heli lahaadaawooyinka rasmiga ah ee HIV/AIDS-ka.Isla marka caabuqa HIV-gu uudhaco, unugyada difaaca ee jidhkaayaa weerara fayraska iyaga ooadeegsanaya unugyo gaar ah oodilaa ah iyo borotiinada milma oo layidhaahdo ‘Antibodies.’ Kuwaas ooku guuleysta in ay si ku meel gaadhah hoos u dhigaan xadiga fayraskaee jidhka ku jira. Laakiin fayraskuwuu fir fircooni yahay, waxaanu siiwadayaa caabuqinta unugyada iyointa uu laayo unugyada muhimka uah difaaca jidhka. Mudadaas, waxaasii kordha hawlgalka fayraska ilaauu hanfiyo awooda difaaca ee jidhkukula dagaalamo cudurada.

Page 7: Wacyi-geliye u Adeega Da’yarta Somaliland Gudahahyda.org/attachments/064_KOOR-NOVEMBER 2008 -EDITION.pdf · sanadkii 1999-kii sahan la sameeyay xiligaas.. Sahankaas oo la ogaaday

November 2008 Wargeyska KOOR 7

Qaybtii 9aad

Nasteexaynta HIV (Counselling)

M.Y. Culimo

Saamaynta HIV/AIDS uu ku yeeshay Afrika.

Qaar badan oo kamid ah wadamadasaxaaraha kahooseeya ayaanaywali u suuro galininay hakiyaanfiditaanka HIV.

In ka badan 60%dadka la nool HIVwaxay ku noolyihiin wadamadasaxaaaha kahooseeya .

Wax soo saarka oois dhimay .

Wadamo badanayuu culuys saaranyahay adeegiicaafimaadka .

Dhimashadashaqaalahacaafimaadka oobadatay

Wadamadasaxaaraha kahooseeya,US$30(sodondoolar) ayaa laguqiyaasaakharashaadkaAIDS-ka eesanadkii ku baxaqof kasta (kharashaadkankuma jiraandawooyinka ART),iyadoo inta badanwadamada Africakharashka ay uqoondeeyaancaafimaadku uu kayar yahay US$10qofkiiba .

Culayska soowaajaha adeeggacaafimaadkuwuxuu ku xidhan

yahay tirada dadkaadeeg u soo doonta,baahidoodacaafimaad iyoawooddagoobahaascaafimaadku ay uleeyihiindabooliddabaahiyahaas .

Iyadoo uu siikordhayo baahidaadeegga caafimaadayaa haddanashaqaale badan oocaafimaad uu HIV/AIDSsaamaynayaa .

Dhimashadaaqoonyahanobadan oo dalkoodaka caawin lahaadhinacyadamaamulka,waxbarashada iyohorumarintacaafimaadka .

Dhanka kale,ardayda dugsiyadaiska diiwaan geliyaayaa hoos udhacday wadamobadan oo Africaanah . Taas lafteeduwaxay taabanaysaaka hortaggacudurkan, waayowaxbarashada aasaasiga ah ayaa kamid ah hababkaugu muhiimsanuguna jaban eelagu yarayn karofiditaanka HIV.

Waalidiin badanayaa shaqada ugataga si ay uxanaaneeyaandadka uu asiibayHIV and AIDS

Arday fara badanayaa dugsiyada ugabaxa si ay uxanaaneeyaanwaalidiintooda

Waxaa kor ukacday guryaha aymadax u yihiincaruurta

Gabdhaha dadoodu u dhaxayso15-24 sano ,lix jeerayay uga dhawyihiin raga dadooda ah inayqaadaan HIV.

Carruur badanayaa sababo laxidhiidho HIV iyoAIDS kuagoonoobay .Caruurtaasi waxaywaayeen daryeelkiiiyo xanaanadiiwaalidnimo ee ay ubaahnaayeen .

Qodoba hoos ku qoranayaa la odhan karaa waaka qayb hoos udhaca kuyimid caruurta dugsiyadala qoro :

* Caruurta oodugsiyada uga tagasi ay u daryeelaanwaalidkooda lanool HIV iyo AIDS.

* Iyaga oo awoodiwaayay inaybixiyaan lacagahalaga qaado ardayda(school fee)

* Dhalashadacaruurta (birth rate) oo yaraataysaamaynta HIV iyoAIDS darteed

? Caruur badan oouu haleelay HIV

Daraasad laga sameeyaykoonfur-Africa waxaymuujinaysaa in :

Ardaydii la qoraydugsiyada hoosesanadkii 2001 ay kayaraayeen 20%ardaydii la qoray1998kii.

WadamadajamhuuriyadaAfricada dhexe iyoSwaziland ayaaiyagana la sheegayinay is-diiwaangelintadugsiyada hoose ayhoos u dhacday 20-36% sababo laxidhiidha AIDS iyoagoonnimada uukeeno , waxaanu sigaara u saameeyaygabdhaha .

HIV iyo AIDSsaamayntiisu kumakoobna ardayda ookaliya laakiin waxauu sidoo kalesaameeyaymacaliinta .

Macalimiin badanayaa dugsiyada ugamaqnaadaxanuunada laxidhiidha AIDS ooiyaga haleelay amaqaraabadooda.

Waxa lasaadaalinayaa insanadka 2015 in 60dal oo dunida kamid ah oo Africa ayku jirto tiradadadkoodu ay isdhimi doonto 115milyan in ka badanhaddii aanu AIDSjireen

Page 8: Wacyi-geliye u Adeega Da’yarta Somaliland Gudahahyda.org/attachments/064_KOOR-NOVEMBER 2008 -EDITION.pdf · sanadkii 1999-kii sahan la sameeyay xiligaas.. Sahankaas oo la ogaaday

“Wixii maqaalo, tallo iyo su’aalo ah ku soo hagaaji cinwaannadan:HYDATel: 252-2-517447, Mobile: 252-2- 4410433Email:hyda2020 @[email protected]

@yahoo.com

Website:[email protected]

8

www.hyda.org

Wargeyska KOOR November 2008

Odhaahda Sawirka