wic inta u dhaxeysa 1 iyo 5! ku tiirsanow wic! stick with wic.pdfwaxaan dhamman u bedelay...

2
WIC xirfadle nafaqohaaga wuxuu diyaar kula yahay inuu ku hago inta ay carruurtiina koreyso idiin siinayaana xirfado quudinta illaa iyo 5 jirka. 1- sanno-jir -ku quudi masaasadda/ku bilow caano dhan -U bedelidda cuntadda miiska -fahamka halista mergesho 2- sanno-jir -Fahamka cunto cunista kor u haynta/wadwadida -u bedelka caano ku yaryihiin dufin -ku soco cabitaanka caafimaad qabka qaadaneyso -barro cabirradda qeybaha 3- sanno-jir -Barro sida loo sameeyo xullasho nafaqo -u same qorsho cunis si baashaal ah -Faham si sax ah miisanka kordho 4- sanno-jir -Caawinaada jikada (cabirro, isku qasid) -Barro dabciyada caafimaad oo jiraaya abid Mustaqbalka WIC Dhammaan wakaaladaha WIC waxay u soconayaa fiirinta isticmaalka gudbinta faa’idooyinka daabeedka (EBT). Kala bedelaka illaa EBT, loo gudbiyo eWIC, waxay abuureysaa waayo aragnimo nidaamsan ee gadashadda. Qoysaska WIC waxay awoodi doonaan inay ka gataan badeecadda safaro dhawr ah oo isku xigxigga baqaarka intii ay ka gadan lahaayeen wax kasta hal mar biishiiba. Dhawrka sannooyin ee soo socda, Pennsylvania waxay hirgelin doontaa eWIC guud ahaan dowladda. will be implementing eWIC across the state. La soco wixii macluumaad dheeri ah! www.pawic.com 1-800-WIC-WINS (1-800-942-9467) PA WIC waxaa maalgeliya Ururukan waa fursad bixiye loo siman yahay. HD0592 Rev. 8/17 Somali-Stick with WIC! Waxbarashada nafaqo, baaritaannadda caafimaad iyo cunnadda caruurta illaa iyo da’da 5. Ku xafid cunnuggaaga WIC inta u dhaxeysa 1 iyo 5! Ku xirnaanta WIC, waxaad heleysaa: Cunto caafimaad qab ka timid seyladaha qudaarta deegaanka iyo suuqyada beeraleyda; Tallooyin firfircooni leh, cabitaan sonkortooda xadidan tahay iyo cabid biyo badan; Illo kuu horseedaay tijaabo, daryeel caruur iyo bilowga hore; Ttusmooyin iyo talooyi ku caawinaayo sida loo diyaariyo cuntooyinka cunnuggaaga; iyo Tallooyin sida cuntadda lo xafido. Ku tiirsanow WIC!

Upload: others

Post on 19-Jan-2020

5 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: WIC inta u dhaxeysa 1 iyo 5! Ku tiirsanow WIC! Stick with WIC.pdfwaxaan dhamman u bedelay xullashooyinka ku daahdaahida qoyskeyga. Waan ogahay caruurteyda way caafimaad . qabaan sababtuna

WIC xirfadle nafaqohaaga

wuxuu diyaar kula yahay inuu

ku hago inta ay carruurtiina

koreyso idiin siinayaana xirfado

quudinta illaa iyo 5 jirka.

1- sanno-jir-ku quudi masaasadda/ku bilow caano dhan

-U bedelidda cuntadda miiska

-fahamka halista mergesho

2- sanno-jir-Fahamka cunto cunista kor u

haynta/wadwadida

-u bedelka caano ku yaryihiin dufin

-ku soco cabitaanka caafimaad qabka

qaadaneyso-barro cabirradda qeybaha

3- sanno-jir-Barro sida loo sameeyo xullasho nafaqo

-u same qorsho cunis si baashaal ah

-Faham si sax ah miisanka kordho

4- sanno-jir-Caawinaada jikada (cabirro, isku qasid)

-Barro dabciyada caafimaad oo jiraaya abid

Mustaqbalka WIC …

Dhammaan wakaaladaha WIC waxay u

soconayaa fiirinta isticmaalka gudbinta

faa’idooyinka daabeedka (EBT). Kala

bedelaka illaa EBT, loo gudbiyo eWIC,

waxay abuureysaa waayo aragnimo

nidaamsan ee gadashadda. Qoysaska WIC

waxay awoodi doonaan inay ka gataan

badeecadda safaro dhawr ah oo isku

xigxigga baqaarka intii ay ka gadan

lahaayeen wax kasta hal mar biishiiba.

Dhawrka sannooyin ee soo socda,

Pennsylvania waxay hirgelin doontaa

eWIC guud ahaan dowladda. will be

implementing eWIC across the state. La

soco wixii macluumaad dheeri ah!

www.pawic.com

1-800-WIC-WINS

(1-800-942-9467)

PA WIC waxaa maalgeliya

Ururukan waa fursad

bixiye loo siman yahay.

HD0592 Rev. 8/17 Somali-Stick with WIC!

Waxbarashada nafaqo,

baaritaannadda caafimaad

iyo cunnadda caruurta

illaa iyo da’da 5.

Ku xafid cunnuggaaga

WIC inta u dhaxeysa 1 iyo 5!

Ku xirnaanta WIC, waxaad heleysaa:

› Cunto caafimaad qab ka

timid seyladaha qudaartadeegaanka iyo suuqyadabeeraleyda;

› Tallooyin firfircooni leh,cabitaan sonkortooda xadidantahay iyo cabid biyo badan;

› Illo kuu horseedaay tijaabo,daryeel caruur iyo bilowga

hore;› Ttusmooyin iyo talooyi kucaawinaayo sida loo diyaariyocuntooyinka cunnuggaaga; iyo

› Tallooyin sida cuntadda lo xafido.

Ku tiirsanow WIC!

Page 2: WIC inta u dhaxeysa 1 iyo 5! Ku tiirsanow WIC! Stick with WIC.pdfwaxaan dhamman u bedelay xullashooyinka ku daahdaahida qoyskeyga. Waan ogahay caruurteyda way caafimaad . qabaan sababtuna

Way sahlan tahay ka barista

internet-ka jawaabo su’aalaha la

xiriira illaalinta cuntadda

cunnugggaaga, laakiin ma tahay

illo markasta leysku haleyn karo?

La socodka Wic, waxaad heleysaa

waxbarasho nafaqo iyo tallooyin

ku dabaqeysid qoyskaaga dhanka

xirfaddaha nafaqo.

Malaha isla-bixin!

“WIC waxay I bartay arrimaha la

xiriira cabiridda qeybaha anigana

waxaan dhamman u bedelay

xullashooyinka ku daahdaahida

qoyskeyga. Waan ogahay

caruurteyda way caafimaad

qabaan sababtuna waa WIC!”

-- Hooyo WIC

Ka fiiri hoos keydka isku

celcelinta bileedka ee 1-sanno-

jirka ka helaayo WIC.

Tani waxaa raacsan cabiridda

dhererka cunnuggaaga iyo

miisaankiisa kaana

caawineysaa walaacyaddaaad

ka qabto arrimaha ku saabsan

nafaqadda cunnuggaaga.

Kaa caawineysaa is

gaarsiinta qarshka

cunto

Qorshaha Pennsylvania ee Haweenka, Dhallaanka iyo

Caruurta Nafaqo

Xirmo Cunto ee 1-sanno-jirka

Caano dhan (lagu bedeli karaa

fadhi, farmaajo ama tofu)

Ukun

Xabuub quraac

Badeco xabuub dhan (laga xullan

karaa mushaari, rooti, bariis ama

baasto)

Digir qalalan ama qassacadeysan

100% cabitaan miro ama qudaar

Nadiif, qasacadeysan ama miro

qabow iyo qudaarFresh,

Total average value = $60.00

Bixineysaa waxbarasho

nafaqo shaqsiyeed iyo

taageero

Siineysaa caruurta

baaritaano caafimaad

lixdii biloodba