buuggaagta aanad seegi karin - regiongavleborg.se · 2017. 12. 21. · carruurtu waxay jecelyihiin...

12
BUUGGAAGTA AANAD SEEGI KARIN 50 buug oo la akhriyayo ka hor 6 jirka

Upload: others

Post on 04-Mar-2021

1 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: BUUGGAAGTA AANAD SEEGI KARIN - regiongavleborg.se · 2017. 12. 21. · CARRUURTU WAXAY JECELYIHIIN inay dhegaystaan sheekooyin - ka iyo heesaha carruurta si soo noqnoqoto..Waa mid

BUUGGAAGTA AANAD SEEGI KARIN50 buug oo la akhriyayo ka hor 6 jirka

Page 2: BUUGGAAGTA AANAD SEEGI KARIN - regiongavleborg.se · 2017. 12. 21. · CARRUURTU WAXAY JECELYIHIIN inay dhegaystaan sheekooyin - ka iyo heesaha carruurta si soo noqnoqoto..Waa mid
Page 3: BUUGGAAGTA AANAD SEEGI KARIN - regiongavleborg.se · 2017. 12. 21. · CARRUURTU WAXAY JECELYIHIIN inay dhegaystaan sheekooyin - ka iyo heesaha carruurta si soo noqnoqoto..Waa mid

Tani waa bilowga safarfka caalamka buuggaagtaWeligeed goor hore maaha in la bilaabo akhriska wada jirka ah.Maaha keliya maad oo xiiso uma leh in la akhriyo buuggaag, waxaa sidoo kale jira faa’iidooyin badan kor ugu arkhriyada buuggaagta carrruurta yaryar. Ilmahu waxa uu bartaa kelmado cusub si degdeg ah iyo isku wakhti way ku ciyaari kartaa oo heli karaan dhadhanka kelmadaha iyo sawirada. Ardaydu waxay sidoo kale baran kar-taa wax ku saabsan adduunka iyo sida waxyaabaha kala duwan u shaqeeyaan. Isla markaana malayntooda waa la dhiirigeliyaa waxay ka samaystaan saaxiibo cusub buuggaagta.

GACANTAADA WAXAAD KU HAYSAA buug yare ka kooban talo bixinta buuggaagta si loogu akhriyo kor carruurta yaryar ee ilaa 3 ilaa 6 sano jirka ah. Buuggaagta u horaysaa waxay leeyihiin sawiro badan iyo xeelad yar. Buuggaagtu wax yar ayay ka sii adkaadaan.

HOOSTA BUUG KASTA waxaad ku arki doontaa goobo. Gudahee-da ilmahu wuu ku sawiri karaa weji farxad leh, weji murugo leh, ama shay u dhexeeya, iyaddoo ku xidhan waxa isaga ama iyaddu u malaynayso buugga. Tani waxay noqon kartaa mid ku dhiirisa ka hadalka waxa ku saabsan buugga aad akhriday.

Markaad akhrido 25 buug, u qaado buug yaraha maktabada kuugu dhow, halka lagugu siin doono buug hadiyad ah. Markaad akhrido dhammaan buuggaagta buugyaraha ku jirta, waxaad heli dontaa buug kale oo hadiyad ah. NASIIB WANAAGSANAA!

Page 4: BUUGGAAGTA AANAD SEEGI KARIN - regiongavleborg.se · 2017. 12. 21. · CARRUURTU WAXAY JECELYIHIIN inay dhegaystaan sheekooyin - ka iyo heesaha carruurta si soo noqnoqoto..Waa mid

Qaabkana, waxaad uga dhigtaa wakhtiga akhriska mid aad u maad badanKala hadal ilmahaaga wax ku saabsan buugga aad akhriday. Ku bilow wejiyada ilmahaaga uu ka sawiray buuggaagta. Ilmahaa-gu ma sawiraa weji farxadleh ama mid murugo leh? Maxuu maad leeyahay buuggu? Miyuu jiray shay kasta oo caajis ah? Muxuu ilmahaagu uga fekeray dhammaadka? Miyay jirtay qayb caadi ah oo gaar ahaan xiisaha lahayd, maad ama xiiso leh?

SIDA QOFKA WAYN EE AAD U BAAHANTAHAY si loogu furnaado su’aasha carruurta.Carruurtu waxay u sameeyaan fahanka ku sa-laysan sheekada, iyo ka hadalka waxa ku saabsan waxa aad akhri-day sidoo kale waxay dhiirigelisaa fikrado cusub iyo ka fekerid.

CARRUURTU WAXAY JECELYIHIIN inay dhegaystaan sheekooyin-ka iyo heesaha carruurta si soo noqnoqoto..Waa mid ka mid ah qaababka carruurtu ay u bartaan kelmadaha cusub, weedhaha iyo jumaladaha.

XOOJI KHIBRADAHA CARRUURTA dhexda bilaabida sheekada. Akhri dhammaan dareemada oo aqoonso adduunka sheekada, heesaha carruurta, codadka, heesaha iyo dareenada. Laga yaabaa inaad haysato caaga la qabsado ee aad isticmaali kartaa? La akhri dham-maan jidhkiina. Ku duul gacmahaaga ukala baxsan sida shimbir badeed, ama dul mari farahaaga buuga sida walo yar.

Sii wad inaad sare ugu akhrido carruurtaada xataa marka ay way-naadaan. Wakhtiga akhriska waa wakhti wanaagsan si loo wada qaato wakhti. Tan macnaheedu waxa weeye ilmahaagu waxa uu helaa bilow wanaagsan oo nolosha ah. Caawimo siinta carruurta inay horumariyaan luqadoodo, isku kalsoonida, erayada badan iyo fursada si loo sameeyo bilow wanaagsan xaga dugsiga. TANI WAA BILOWGA SAFARKAAGA BUUGGA - SI WADA JIR AH!

SAFARKA

BUUGA

BILAABMAA!

Page 5: BUUGGAAGTA AANAD SEEGI KARIN - regiongavleborg.se · 2017. 12. 21. · CARRUURTU WAXAY JECELYIHIIN inay dhegaystaan sheekooyin - ka iyo heesaha carruurta si soo noqnoqoto..Waa mid

SAFARKA

BUUGA

BILAABMAA!

BOCKARNA BRUSEBarkowLagu heli karo dhowr luqadood

ALFONS ÅBERGBergströmDhowr buug oo ku jira taxanaha

LILLA LENAKarsinDhowr buug oo ku jira taxanaha

FIA OCH DJURENKruusval Dhowr buug oo ku jira taxanaha

Page 6: BUUGGAAGTA AANAD SEEGI KARIN - regiongavleborg.se · 2017. 12. 21. · CARRUURTU WAXAY JECELYIHIIN inay dhegaystaan sheekooyin - ka iyo heesaha carruurta si soo noqnoqoto..Waa mid

MULLE MECKJohanssonDhowr buug oo ku jira taxanaha

BENNYLindgren Dhowr buug oo ku jira taxanaha

HÄSTFESTENRottböllDhowr buug oo ku jira taxanaha

SNURRANBergströmDhowr buug oo ku jira taxanaha

LULU ÄLSKAR HISTORIERMcQuinn

ÄR DET DU MÄMMÄ?Casta

PRICK OCH FLÄCKGeffenbladDhowr buug oo ku jira taxanaha

NU LEKER VI DEN FULA ANKUNGENLindgren

BJÖRNARNAS DAGISStrömgård

GRODANVelthuijsDhowr buug oo ku jira taxanaha

VEM ÄR STOR?WirsénDhowr buug oo ku jira taxanaha

PRINSESSANGustavssonDhowr buug oo ku jira taxanaha

Page 7: BUUGGAAGTA AANAD SEEGI KARIN - regiongavleborg.se · 2017. 12. 21. · CARRUURTU WAXAY JECELYIHIIN inay dhegaystaan sheekooyin - ka iyo heesaha carruurta si soo noqnoqoto..Waa mid

GRUFFALONDonaldson

KJELLEGordan Dhowr buug oo ku jira taxanaha

SPÖKET LABANSandbergDhowr buug oo ku jira taxanaha

VAD GÖR DU OM JAG FÅR EN VÄN?Wänblad

IVAR TRÄFFARBjärbo Dhowr buug oo ku jira taxanaha

MONSTERGüettlerDhowr buug oo ku jira taxanaha

HALVANNorlinDhowr buug oo ku jira taxanaha

VEM KAN RÄKNA ALLA STJÄRNORNA?Tidholm

GUJI-GUJIZhiyuan

ASTONS STENARGeffenblad

EEG TUFAAXA wakhtiga xiga ee aad joogto maktabada. Khaanada Tufaaxa wax-aa ku jira buuggaag, filimo iyo duubitaanada dadka u baahan taagee-ro dheeraad ah marka wax la akhriyo. dareen xoriyada aan nagula hadasho!

Page 8: BUUGGAAGTA AANAD SEEGI KARIN - regiongavleborg.se · 2017. 12. 21. · CARRUURTU WAXAY JECELYIHIIN inay dhegaystaan sheekooyin - ka iyo heesaha carruurta si soo noqnoqoto..Waa mid

HUGONilssonDhowr buug oo ku jira taxanaha

BILLYStenbergDhowr buug oo ku jira taxanaha

KWELA JAMELADaly Dhowr buug oo ku jira taxanaha

MUMIN JanssonDhowr buug oo ku jira taxanaha

PUDLAR OCH POMMESLindenbaum

PELLELööf Dhowr buug oo ku jira taxanaha

EN STACKARS LITEN HAJSandén

FAMILJEN KANIN Björnstjerna Dhowr buug oo ku jira taxanaha

PIPPI LÅNGSTRUMPLindgren Dhowr buug oo ku jira taxanaha

BOCKARNA BRUSE PÅ BADHUSETRörvik

HÄR DANSAR HERR GURKAHellsing

GITTAN Lindenbaum Dhowr buug oo ku jira taxanaha

Page 9: BUUGGAAGTA AANAD SEEGI KARIN - regiongavleborg.se · 2017. 12. 21. · CARRUURTU WAXAY JECELYIHIIN inay dhegaystaan sheekooyin - ka iyo heesaha carruurta si soo noqnoqoto..Waa mid

CIRKUSLOPPORSjöberg

TILLY SOMTRODDE ATT...Staaf

BLÅBÄRSPATRULLENCasta Dhowr buug oo ku jira taxanaha

ÖRJAN DEN HÖJDRÄDDA ÖRNENKlinting

ADJÖ HERR MUFFINNilsson

PETTSON & FINDUSNordqvistDhowr buug oo ku jira taxanaha

MAMMA MU & KRÅKAN

WieslanderDhowr buug oo ku jira taxanaha

HALSEN RAPAR, HJÄRTAT SLÅRAdbåge

OM DU SKULLE FRÅGA MICHASjögren

VI SPRINGERTiberg

TRE MODIGAAlthoff

LÄMNAD ENSAMOlsson

Page 10: BUUGGAAGTA AANAD SEEGI KARIN - regiongavleborg.se · 2017. 12. 21. · CARRUURTU WAXAY JECELYIHIIN inay dhegaystaan sheekooyin - ka iyo heesaha carruurta si soo noqnoqoto..Waa mid

MAXAYAYAADUMALAY-

NAYSAA?

MAGACAYGU WAA

WAXAAN KU DHASHAY

BUUGGAAGTA DOOKHAYGA AH WAA

WAXAAN HELAY BUUGA HADYADA

1.

2.

Page 11: BUUGGAAGTA AANAD SEEGI KARIN - regiongavleborg.se · 2017. 12. 21. · CARRUURTU WAXAY JECELYIHIIN inay dhegaystaan sheekooyin - ka iyo heesaha carruurta si soo noqnoqoto..Waa mid

MAXAYAYAADUMALAY-

NAYSAA?

Ku dhiiri geli malaynta iyo farxada hadalkaLena Sjöberg, sawir u sameeyaha buuggaagta iyo qoraaga buuggaagta carruurta ee ka socda Sandviken, waxay ku samaysay sawirda buug yaraha. Halkan waxay ku sharaxaysaa fikradeeda ka dambeeya sawirada. “Ubaxa waxa uu calaamadaynayaa akhriska laftiisa iyo kartida buuga uu ku dhiirigeliyo malaynta, fahanka dareenka iyo farxada hadalka. Waxaan doonay inaan qaaday dareenka sida akhrisku noo caawiyo in la akro oo la helo fahanka kala duwanaashaha iyo kala duwaansho aad u badan.”

Buuggaagta ku qoran buug yaraha waxaa doortay maktabadaha hayayaasha Katarina Larsson xaga Maktabada Dad waynaha Sandviken, Annelie Lindeborg Ojamäe xaga Matabada Magaalada Gävle, iyo Hedda Winther xaga Maktabada Ljusdal. Kama dambaystii, Mahad naq wayn oo ku socda Maktabadda magaalada Eskilstuna iyaddoo nasiisay dhiirigelinta.

Page 12: BUUGGAAGTA AANAD SEEGI KARIN - regiongavleborg.se · 2017. 12. 21. · CARRUURTU WAXAY JECELYIHIIN inay dhegaystaan sheekooyin - ka iyo heesaha carruurta si soo noqnoqoto..Waa mid

Ma rabtaa inaad wax badan ogaatoHaddii aad hayso su’aalo ama aad jeclaan la-hay talo badan oo buuggaagta ah, la xidhiidh maktabada adiga kuu dhow.

Wax badan ka akhrihelgebiblioteken.se amaxaga regiongavleborg.se/50bocker

NAS

HQAD

A GA

RAAF

KA S

ara

Aspl

und,

Gob

olka

Gäv

lebo

rg

AY D

AABA

CDAY

Bok

och

Try

ck i

Bol

lnäs

, 20

17