ku soo dhawow dugsiga barbaarinta karljohansvern!...baahida carruurta ee daryeelka iyo ciyaarta, iyo...

12
Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!

Upload: others

Post on 11-Nov-2020

14 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!...baahida carruurta ee daryeelka iyo ciyaarta, iyo hormarinta barashada iyo aasaaska sida ku saleysan hormarinta dhinacyada oo dhan

Ku soo dhawow

Dugsiga barbaarinta

Karljohansvern!

Page 2: Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!...baahida carruurta ee daryeelka iyo ciyaarta, iyo hormarinta barashada iyo aasaaska sida ku saleysan hormarinta dhinacyada oo dhan

Tusmooyinka:

1. Soo dhawow

1.1 Ciwaanka, taleefonka,

i-meel

1.2 Goobta

1.3 Kooxyada

1.4 Saacadaha furitaanka

1.5 Shaqaalaha

1.6 Maalinta qorsheynta

2. Wadashaqeynta waaladiinta

2.1 Xeerka Dugsiga

barbaarinta

2.2 Gollaha Waalidka

2.3 Guddiga Waalidka ee

Dugsiga barbaarinta ee

Horten(FUB)

2.4 Xiriirka maalinta-ku-

maalin

2.5 Sahanada isticmaalaha

3. Qarsoodiga, waajibaadka

lagu bixinayo warbixin iyo

shahaadada diiwaanka

dambiga

4. Tilmaamaha qalabyada

dhijitaalka ah

5. Warbixinta wax ku oolka ah

5.1 Jadwalka joogtada ah

5.2 Dajinta iyo Qaadista

5.3 Jirada iyo

maqnaanshaha

5.4 Fasaxyada

5.5 Dharka iyo qalabka

5.6 Dabaaldaga

dhalashooyinka

5.7 Qabashada kaashka yar

6. Wadashaqeynta hay’adaha

kale iyo shirkadaha

Page 3: Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!...baahida carruurta ee daryeelka iyo ciyaarta, iyo hormarinta barashada iyo aasaaska sida ku saleysan hormarinta dhinacyada oo dhan

1. Soo dhawow!

“Huset”

Ciwaanka: Øvre vei 5B, 3183 Horten

Tangloppa Tel: 40 91 28 84

Sjøstjerna Tel: 40 91 28 85

Krabbelure Tel: 40 91 28 86

Xiriirka caawiyaha Maamulaha:

[email protected]

Tal: 40 91 28 67

“Brua”

Ciwaanka: Oregata 1, 3183 Horten

Styrbord Tel: 40 91 28 69

Babord Tel: 40 91 28 68

Skuta Tel: 99 20 42 91

Xiriirka Maamulaha:

[email protected]

Tal: 97 55 03 20

Page 4: Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!...baahida carruurta ee daryeelka iyo ciyaarta, iyo hormarinta barashada iyo aasaaska sida ku saleysan hormarinta dhinacyada oo dhan

1.2 Goobta

Dugsiga barbaarinta Karljohansvern waxaa albaabada loo furay 29ka

Sebteembar 1998. Dugsiga barbaarinta wuxuu leeyahay 3 waaxyo ee

Øvre vei 5B (”Huset”), iyo 3 waaxyo ee Oregata 1 (”Brua”). Dugsiga

barbaarinta Karljohansvern wuxuu ku dhisanyahay alwaaxyo, xeeb,

xarunta magaalada iyo dhoor matxafyo sida darisyada ku dhow. Waxaan

sameynaa isticmaal firfircoon ee deegaankeena degdega ah.

1.3 Kooxyada:

Waxaan nahay Dugsiga barbaarinta degmada iyo waan ogolaanaa

carruurta ka bilow 0 ilaa 6 sanno.

Waxaan leenahay kooxyada xiga ee “Huset”:

- Krabbelure oo carruurta u dhaxeyso 1-3 sanno

- Tangloppa oo carruurta u dhaxeyso 2-3 sanno

- Sjøstjerna oo carruurta u dhaxeyso 4-5 sanno

Waxaan ku leenahay kooxyada xiga “Brua”:

- Skuta oo carruurta u dhaxeyso 1-3 sanno

- Babord oo carruurta u dhaxeyso 3-5 sanno

- Styrbord oo carruurta u dhaxeyso 3-5 sanno

1.4 Saacadaha shaqada

- Waxaan furannahay dhammaan maalmaha isbuuca inta u dhaxeyso

06:45 iyo 16:30. Waxaan xirannahay Sabtiyada iyo Axadaha.

- Waxaan xirannahay Kirismaska iyo laba maalmood ee u dhaxeyso

Kirismaska iyo Sannadka Cusub.

- Sannadka Cusub waxaan xirannahay 12 galabkii.

- Waxaan xirannahay ka bilow Isniinta ilaa Arbacada ka hor loo

dhanyahay Dabaaldaga masiixiga Qamiista Barakeysan.

Page 5: Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!...baahida carruurta ee daryeelka iyo ciyaarta, iyo hormarinta barashada iyo aasaaska sida ku saleysan hormarinta dhinacyada oo dhan

- Waxaan xirannahay 3 isbuuco fasax ah ee Luuliyo.

1.5 Shaqaalaha

Dugsiga barbaarinta wuxuu leeyahay Maamule iyo Caawiye Maamule,

labadaba u qalmay macalimiinta dugsiga hore. Intaa waxaa dheer

kuwaan waxaan sidoo kale leenahay shaqaale ee sedex ah koox diiba.

Koox walba wuxuu leeyahay hoggaanka waxbarashada, iyo haraaga

xubnaha shaqaalaha waa xirfadlayaal xirfadeysan iyo caawiyayaal.

1.6 Maalmaha qorsheynta

Shan maalin qorsheyn waxaa la qoondeeyaa sannad walba oo

koorsooyinka ah, waxbarashada dheeraadka ah iyo qorsheynta. Dugsiga

barbaarinta wuxuu xiranyahay maalmaha qorsheynta. Maalmaha

qorsheynta waxaa diyaariyo iyo xirirriyo iyaga oo la shaqeynayo

dugsiyada iyo SFO ilaa heerka tani ay suurtogal ku tahay. Maalmaha

qorsheynta waxaa lagu soo ogeysiiyaa qoraal ahaan sannad walba.

2. Wadashaqeynta waaladiinta

2.1 Xeerka Dugsiga barbaarinta

Dhammaan waaladiinta waxay helayaan koobi ah Dowlada hoose ee sharciyada iyo xeeraka Horten ee Dugsiyada barbaarinta. Maamulaha wuxuu haystaa waraaqaha xiga ee maamulo shaqada Dugsiga barbaarinta ee laga helo Dugsiga barbaarinta: - Xeerka Dugsiga barbaarinta ee wata sharciyada waafaqsan - Qorshaha Qaab dhismeedka Dugsiga barbaarinta Waraaqaha waxaa lagu heli karaa in laga codsado Maamulaha. Xeerka Dugsiga barbaarinta Qeybta 1 wuxuu sheegayaa in “Dugsiga barbaarinta uu, la shaqeynayo iyo faham dhow ee guriga, ilaalinta baahida carruurta ee daryeelka iyo ciyaarta, iyo hormarinta barashada iyo aasaaska sida ku saleysan hormarinta dhinacyada oo dhan. Dugsiga barbaarinta wuxuu ku saleysnaanayaa aasaaska qiimeynta Kirishtaanka iyo dhaxalka aadanaha iyo dhaqanka, sida ixtiraamka sharafta aadanaha iyo dabiiciga, xuriyada caqliga, samafalka, is cafinta, sinnaanta iyo midnimada, qiimaha sidoo kale ka muuqdo diiman kala duwan iyo rumeysiyada iyo waxay martaa xaquuqda aadanaha”.

Page 6: Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!...baahida carruurta ee daryeelka iyo ciyaarta, iyo hormarinta barashada iyo aasaaska sida ku saleysan hormarinta dhinacyada oo dhan

Iyada oo la raacayo Xeerka Dugsiga barbaarinta Qeybta 2, Wasaarada

waxay ku xuseysaa qorshaha qaab dhismeedka ee Dugsiyada

barbaarinta. Qorshaha qaabdhismeedka wuxuu bixinayaa tilmaamaha ee

tusmada Dugsiga barbaarinta iyo howlaha. Qorshaha qaab dhismeedka

wuxuu sheegayaa in kuwa ka mid waxyaabaha kale ee Dugsiga

barbaarinta uu sameynayo:

- Sii carruurta cilmiga aagaga muhiimka ah iyo aagaga danaha

- Taageerada cajiibka dabiiciga carruurta, hal abuurida u ooman aqoonta

- Aasida caqabadaha ku saleysan danaha carruurta, aqoonta, xirfada iyo

kartida.

2.2 Gollaha Waaladiinta iyo Guddiga Xiriirinta

Si markaas loo ilaaliyo wada shaqeynta ugu wanaagsan ee suurtagalka

ah iyo guriga carruurta, Dugsi barbaarin walba wuxuu lahaanayaa Golle

Waalid iyo Guddiga Wadashaqeynta. Sida ku saleysan la shaqeynta iyo

sameynta waaladiinta Dugsiga barbaarinta wuxuu hoos yaalaa Xeerka

Dugsiga barbaarinta Qeybaha 1, 2, 4 iyo 15.

Shaqada Gollaha Waalidka waa sare u qaadista danaha waalidka iyo ku

deeqida shaqadaas u dhaxeyso Dugsiga barbaarinta iyo waaladiinta

waxay aasaastaa jawi wanaagsan oo Dugsiga barbaarinta. Gollaha

Waalidka wuxuu ogeysiinayaa iyo wuxuu lahaanayaa xaqa lagu

faaloonayo xaaladaha soo dajisay xiriirka u dhaxeeyo waaladiinta iyo

Dugsiga barbaarinta.

Guddiga Wada shaqeynta wuxuu u shaqeynayaa sida la talinta, xiriirka

dhalinayo iyo isku dabaridka xubinta. Gollaha Waalidka iyo shaqaalaha

waxay dooranayaan wakiilada u socdo Guddiga Wadashaqeynta Dugsiga

barbaarinta.

2.3 Guddiga Wadashaqeynta Wadajirka ee Dugsiga barbaarinta ee Horten

(FUB)

Guddiga Wadashaqeynta Wadajirka ee Dugsiga barbaarinta Horten

(FUB) waxaa la aasaasay guga 2014, iyo waa latalin xubin madax

Page 7: Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!...baahida carruurta ee daryeelka iyo ciyaarta, iyo hormarinta barashada iyo aasaaska sida ku saleysan hormarinta dhinacyada oo dhan

bannaan iyo waaladiinta iyo masuulada kuwaas oo carruur ku leh

Dugsiga barbaarinta ee Horten. Ujeedada FUB waa dhowrida iyo ilaalinta

danaha waaladiinta iyo carruurta ee ku jira xaaladaha la xiriiro Dugsiga

barbaarinta ee degmada, iyo waxay noqoneysaa masrax rasmi ah ee

wadashaqeynta iyo wadahadalka waaladiinta iyo masuulada, Dugsiga

barbaarinta, maamulada Dugsiga barbaarinta iyo siyaasiyiinta Degmada

Horten. Ka ogow wax badan oo ku saabsan FUB: http://www.fubhg.no/

iyo FUB Horten: https://www.facebook.com/fubhorten/

2.4 Xiriirka maalin-ku-maalin iyo wadashaqeynta

Xoog ayaa la saarayaa isu imaatinka rasmiga ah iyo aan rasmiga aheyn

ee waaladiinta inta lagu jiro sannadka, iyo waxaa lagu koobayaa sida

xigta:

- Kulamada waalidka

- Wadasheekeysiyada gaarka ah ee waaladiinta. Dugsiga barbaarinta

wuxuu siiyaa sannad walba ugu yaraan labo wadasheekeysi waaaldiinta.

- Xiriirka maalin-ku-maalin ee ku dajinta iyo qaadista canuga/carruurta.

- Diyaarino kala duwan ee Dugsiga barbaarinta.

2.5 Sahamada isticmaalaha

Sahanka isticmaalaha gaarka ah waxaa la sameeyay. Foomka su’aalaha

waxaa loo diraa dhammaan waaladiinta carruurta ku leh Dugsiyada

barbaarinta ee Horten. Dhameystirka sahanka waxaan ku casuunay

Guddiga Shaqeynayo ee Gollaha Waalidka in ay ogaadaan natiijooyinka,

ka wadahadlaan waxa la sheegay iyo tallaabooyinka haddii kuwa jiraan

ayaan bilaabeynaa.

3. Qarsoodiga, waajibaadka lagu bixinayo warbixin iyo shahaadada

diiwaanka dambiga

Xeerka Maamulka Bulshada Qeybta 13 waxay leedahay siinta xigta oo

qarsoodi ahaan ah:

“ Waa waajibaadka qof walba oo sameynayo adeegyada, ama ka

shaqeynayo, maamulka hay’ada, si uu uga hortago kuwa kale oo helayo

gelitaanka, ama helayo cilmiga, arin walba oo loogu sheego isaga sababta

Page 8: Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!...baahida carruurta ee daryeelka iyo ciyaarta, iyo hormarinta barashada iyo aasaaska sida ku saleysan hormarinta dhinacyada oo dhan

waajibaadkiisa ama waajibaadkeeda ee la xiriiro qof walba arimhiisa

gaarka ah”. Dhammaan shaqaalaha dugsiga barbaarinta; ardayda,

ardayda dugsiga iyo kuwa kale ee la shaqeeyo carruurta waa in ay

saxiixaan qoraalka shaacinta ee qarsoodi ah ka hor bilowga shaqada.

Xeerka Dugsiga barbaarinta Qeybaha 21 iyo 22 waxay la macaamishaa

waajibaadka Dugsiga barbaarinta ee lagu siinayo warbixinta Adeegyada

Bulshada iyo Adeegyada Daryeelka Carruurta. Shaqaalaha dugsiga

barbaarinta waxaa saaran waajib qasab ah ee lagu wargelinayo wixii cilmi

ah ee laga yaabo in ay helaan ee xaaladaha siiyo sabab hore ee walaaca

ama fullinta tallaabooyinka. Dugsiga barbaarinta waxaa dacwadaha

badan la ogeysiiyaa waaladiinta marka hore ee wixii ogeysiin walaac ah.

Intaa waxaa dheer waa waajib in la sheego warbixinta, Dugsiga

barbaarinata sidoo kale wuxuu leeyahay waajib qasab ah ee lagu

sheehayo warbixinta Adeegyada Bulshada iyo Adeegyada Daryeelka

Carruurta haddii hay’adahaan ay sidaas ka codsadaan midaan.

Waajibaadyadaan qasabka ah waxaa lagu daray Xeerka Adeegyada

Bulshada Qeybta 8-5 iyo Xeerka Adeegyada Daryeelka Carruurta Qeybta

6-4.

Xeerka Dugsiga barbaarinta Qeybta 19 waxay bartaa dhammaan

shaqsiyaadka ka shaqeeya Dugsiga barbaarinta si ay usoo bandhigaan

shahaadada diiwaanka dambiga lagu ganacsanyahay ka hor inta aysan

qaadan booskooda. Degmada waxay sidoo kale rabi kartaa shahaadada

diiwaanka dambiga ee ka yimid kuwa kale oo ah booqadayaasha

joogtada ah ama inta badan jooga Dugsiga barbaarinta.

4. Tilmaamaha qalabyada dhijitaalka ah

Sawirada aan ku qaadno Dugsiga barbaarintta waxay noqoneysaa ujeedo

gaar ah. Waxaa jiro kala duwanaan u dhaxeeyo sawirada ay ka qaadeen

carruurtooda waaladiinta ee jawi gaar ah iyo sawirada aan ku qaadno

masaraxa bulshada ee ku yaalo Dugsiga barbaarinta.

Waa inn aan ka fogaanaa sawirada matalo canuga ee qaab aan la rabin

ah. Sawirada lagu soo shaaciyay intarneetka waa in ay noqdaan xalin

Page 9: Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!...baahida carruurta ee daryeelka iyo ciyaarta, iyo hormarinta barashada iyo aasaaska sida ku saleysan hormarinta dhinacyada oo dhan

hoose ee aan la daabaceynin. Waxaan marwalba muujinaa iyo weydiinaa

waaladiinta ama masuulada shaacinta ka hor wixii sawir ah iyo/ama ku

sawirida intarneetka. – Waa maxay ujeedada shaacinta sawirka ee

su’aasha ah? Waxaa kaliya oo aan u isticmaalnaa sawirada meesha

canuga ama carruurta aan si fudud loo aqoonsan.

Sawirada laga qaado sida waafaqsan rabaaniga dugsiga barbaarinta

laguma shaacin karo warbaahin kale aan ka aheyn bogga intarneetka

Dugsiga barbaarinta (tusaale. ma ahan boggaga intarneetka gaarka,

Facebook iyo forth). Waxay ku dhahdaa Heshiiska Xaquuqda Carruurta

sida waafaqsan Qodobka 16 ee aan masuul ka nahay qiimeynta sawirka

carruurta ee aan tuseyno iyo/ama kor sureyno.

Haddii aad jeclaan laheyd sharaxaad badan ee tilmaamaheena ah fadlan

xurnimo dareen aad nagula soo xiriirtid!

Qadadka:

Xeerka Xaquuqda daabacaada – Xeerka Ciqaabta Qeybta 246 – Xeerka

Xogta Gaarka ah Qeybta 11

Clara – Maamulka Ilaalinta Xogta Norwegian – Qoraalka ICT ee Dugsiga

barbaarinta qoraalka tilmaamaha Maamulka Ilaalinta Xoghta Norwegian

ee sawirada carruurta ee intarneetka

5. Warbixinta wax ku oolka ah

5.1 Jadwalka joogtada ah

Waxaan shaqeynaa jadwalka joogta ah oo go’an ee Dugsiga barbaarinta

ah. Jadwalka wuxuu abuuraa dareen xasiloon iyo amni carruurta ah.

- Dugsiga barbaarinta wuxuu furmaa 06:45

- Quracda – Carruurta waxay heli karaan qurac jikada ah sida ay usoo

gaaraan ama marka ay dareemaan gaajo. Carruurta waxay iyaga la

qaataan quracda guriga laga keenay iyo cabitaanada waxaa bixiyo

Dugsiga barbaarinta. Quracda waxay dhammaataa 08:30.

- Ciyaarta iyo howlaha gudaha iyo bannaanka. Waxaan u kala goynaa

kooxyo iyo bilownaa ciyaar, mashaariic iyo howlo.

- Isku imaatanka saacada ku dhawaadkii 10:30 iyo heeso, ruwaayad,

Page 10: Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!...baahida carruurta ee daryeelka iyo ciyaarta, iyo hormarinta barashada iyo aasaaska sida ku saleysan hormarinta dhinacyada oo dhan

aqrin dhawaq dheer, mashaariic, howlo kala duwan iyo sidaas.

- Qadada waxay ka bilaabaneysaa 11:00. Waxaan rabnaa carruurta in ay

la kulmaan waqtiga cuntada sida nasiinyada iyo raaxo leh. Waxaan

bixinaa cunto kulul hal jeer isbuucii, iyo qado qabow oo maalmaha kale

ah oo ay ku jiraan sanwjiyo, cabitaano iyo qudaar.

- Ciyaarta iyo howlaha gudaha iyo banaanka ama hurada ama muddada

nasiinyada ee kuwa u baahan midaan qaadada kadib.

- Cuntada galabta dhexe ee 14:30. Dugsiga barbaarinta wuxuu bixiyaa

roodi qalalan iyo qudaar.

- Waqtiga ciyaarta gudaha iyo banaanka. Dhoor xubnood oo shaqaalaha

iyo qaar kamid ah carruurta waxay ku laabtaan guriga inta lagu jiro

muddadaan.

- Dugsiga barbaarinta wuxuu xirmaa 16:30

(Maalinta shaqada shaqaalaha waxay dhammaataa 16:30)

Waa muhiim in waaladiinta oo dhan in ay si buuxdo uga warqabaan

qorshaha billaha ee howlaha si markaas aan uga fogaano xaaladaha sida

aan uga tagnay Dugsiga barbaarinta ee socodka ama safarka ka hor

imaanshaha waaladiinta.

5.2 Dajinta iyo Qaadista

Canuga ama carruurta waxaa la geynayaa Dugsiga barbaarinta maalin

walba. Diyaarinta qaadista iyo dejinta waxay usuurto galineysaa heer

wanaagsan oo wada shaqeyn ah u dhaxeyso Dugsiga barbaarinta iyo

waaladiinta.

Canuga ama carruurta waa in laga bixin meel kabaxsan Dugsiga

barbaarinta iyada oo aan jirin xubin shaqaalaha ah oo marka hore la

ogeysiiyo. Waaladiinta waa in ay soo ogeysiiyaan xubinta shaqaalaha

haddii qof kale uu qaadayo canuga.

5.3 Jirada iyo maqnaanshaha

Canuga waa in uu san ka qeybgalin Dugsiga barbaarinta marka uu ka

xanuunsanayo qandho, shuban, matag ama si cad uliito caafimaadka

guud. Waxaan codsanay in waaladiinta oo dhan sidoo kale u gudbiyaan

xeerarka Sharciyada Degmada. Dugsiga barbaarinta waa in la soo

Page 11: Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!...baahida carruurta ee daryeelka iyo ciyaarta, iyo hormarinta barashada iyo aasaaska sida ku saleysan hormarinta dhinacyada oo dhan

ogeysiiyaa haddii canug uu xanuunsanyahay ama u maqanyahay sababo

kale. Waxaan u hogaansannahay tilmaamaha ay ku taliyeen Hay’ada

Caafimaadka Bulshada Norway, weydii in aad aqrisay warqada laga heli

karo www.fhi.no hoosta “Når bør barn være hjemme fra Barnehagen”.

5.4 Fasaxyada

Waan xirnaa fasaxyada oo guud ahaan ah 4 isbuuc sannadwalba.

Fasaxyada waxaa lagu diyaariyaa 3 isbuuc oo Luuliyo iyo guud ahaan 5

maalmood shaqo ee la xiriirta Kirismaska iyo Dabaaldaga Kirishtaanka.

5.5 Dharka iyo qalabka

Carruurta oo dhan waa in ay heestaan dharka iyo qalabka ku haboon

xiliga. Isbedel dheeraad ah ee dharka waa in lagu hayaa Dugsiga

barbaarinta. Canug walba wuxuu leeyahay sanduuqiisa dharka gaarka ah

iyo booska ee roob xirashada iyo buudadka. Dhammaan dhararka waa

in lagu calaamadeeyaa magaca canuga.

Dugsiga barbaarinta waxay leedahay qalabka gargaarka ugu horeeyo ee

marwalbo la heli karo.

5.6 Dabaaldaga maalmaha dhalashada

Dugsiga barbaarinta ayaa diyaariyo xadladaha dhalashada oo isku mid u

ah carruurta oo dhan. Canuga dhalashada wuxuu ka qeybgali karaa

diyaarinta dhalashadiisa ama dhalashadeeda gaarka ah. Canuga waxaa la

siiyaa taaj gaar ah, iyo waxaan u diyaarinaa xaflad iyo carruurta xarunta

joogta.

5.7 Keydka kaasha yar

Sannad walba inta lagu jiro kulanka Gollaha Waalidka ee deyrta ee aan

ka wadahadalnay iyo go’aansanay haddii aan heleyno keydka kaashka

yar ee lagu daboolo safarada carruurta iyo tirada la haaysanayo.

Lacagaha waxaa loo isticmaalaa safarada gaaban meesha aan u

isticmaalno Maxi-Taksiga, baska, aadista tiyeetarka ama howlaha la

midka ah.

Page 12: Ku soo dhawow Dugsiga barbaarinta Karljohansvern!...baahida carruurta ee daryeelka iyo ciyaarta, iyo hormarinta barashada iyo aasaaska sida ku saleysan hormarinta dhinacyada oo dhan

6. La shaqeynta machadyada iyo hay’adaha kale

Si markaas loo hubiyo in carruurta iyo waaladiinta ay leeyihiin adeegyada

ugu wanaagsan oo dhameystiran ee danaha ugu wanaagsan ee canuga

iyo hormarkiisa, waa muhiim in Dugsiga barbaarinta la shaqeeyo

hay’adaha kale ee degmada iyo adeegyada. Kuwaan waxaa laga yaabaa

in lagu daro PPS, Xarunta Caafimaadka, Adeega Daryeelka Carruurta,

Familiehuset iyo dugsiyada. Wadashaqeynta macgadyada iyo hay’adaha

ee quseeyo canuga gaarka ah mar walbo bilaabida heshiiska ka dib waxay

gaartay waaladiinta ama masuulada.

Waxaan nahay jaalalka Dugsiga barbaarinta ee kulliyada Jaamacada ee

Vestfold, iyo soo dhaweynta ardayda ka imaaneyso Dugsiga barbaarinta

ee koorsada waxbarashada macalinka ee dhaqanka labo jeer sannadlaha.