hn[nq!uwthjizwj!htij!5=;8!,xvthsp-! fadhigafadhiga 100 qabtay ayuu garsooraha kaddib markuu u digo,...

4
Fadhiga 100 qabtay ayuu Garsooraha kaddib markuu u digo, una ~.heego hawsha lo02;u yceray inuu guto, una sheego su'aalaha 1a doona- jO inuu ka jawaabo ku dhac.rinayaa khariirka inuu u guto si aaminnima ah hawsha 100 xil s.aaray. Khabiirku wUX'Ju ka qayhgelayaa fadhiga Garsooruhu u waco, wu- xuuna samaynayaa dhammaan baarista 100 baahan yahay, wuxuu ururi- nayaa war bixinta dhinacyacia, ama .d3d saddexaad, ugu dambeystii wu· XlIU keenay.aa war bixin dhigan, asagoo caddaynayara'yigiisa, kana ja- waahaya su'aalaha. Hawshaa~ khabiirka waxaa joogi kara .cihinacyada iyo Qapeenna~oo- cia iyo khubaradooda. Dhammaan hawsha Khahiirku qabanayo w,aa: in lagu qoraa..qoraal- 1<.a Garrnaqalka (P'roc.esso Verbale). Cusboonaynta baarista he'd,cLelaaddakhabiirka Haddii ay 1a hahboonaato 'Garsooraha waxaa u hannaan goorkasta inuLl amra CU5cooneynta~awsha 'jU: 'Ciabtsy khabiirku :y() haddii 100 baahdo in uu beddelo Khahiirka laftiis.a. Ka qaybgalka fadhiga (Uciienza) iyo khabiirka dhinacyada Dhinacyadu waxay u madax hanr-aan yihiin inay magacawdaar. Khabiir u gaar ah ee jooga hawsl:a Khahiirka Maxkamadda, laakiin awood uma laha. inay -d..hex galaan, ama ay la 5heeb.ystaan khahiirka Mc:xkamadda. Ayadoo ay la .5ocodaan ra'yigooda gabagabeyntiiso3., dhmacya.Ia waxay kee.nsan karaan qoraallada iyo warbixinta khabilra- dooda. CIVIL PROCEDURE CODE 1974 (Somali) www.somalilandlaw.com

Upload: others

Post on 25-Jan-2021

4 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

  • Fadhiga 100 qabtay ayuu Garsooraha kaddib markuu u digo, una~.heego hawsha lo02;u yceray inuu guto, una sheego su'aalaha 1a doona-jO inuu ka jawaabo ku dhac.rinayaa khariirka inuu u guto si aaminnimaah hawsha 100 xil s.aaray.

    Khabiirku wUX'Ju ka qayhgelayaa fadhiga Garsooruhu u waco, wu-xuuna samaynayaa dhammaan baarista 100 baahan yahay, wuxuu ururi-nayaa war bixinta dhinacyacia, ama .d3d saddexaad, ugu dambeystii wu·XlIU keenay.aa war bixin dhigan, asagoo caddaynayara'yigiisa, kana ja-waahaya su'aalaha.

    Hawshaa~ khabiirka waxaa joogi kara .cihinacyada iyo Qapeenna~oo-cia iyo khubaradooda.

    Dhammaan hawsha Khahiirku qabanayo w,aa: in lagu qoraa. .qoraal-1

  • Qodobka 142aad

    Waqtiga, mee5ha iyo habka aqhalka sugidda

    Haddii Maxkamadda 1a keer.:o qala"J. sugid ah, Garsooruhu wuxuuqabanaaya fadhi (Udienz.a), meesha iyo 'hahka lagu aqhalayo.

    Haddii aqbalidda (Assunzione) ay ku dhammaan weydo fadhiga 100qabtay waxaa la wadi karaa maaliri kale -00 dr-o·w.

    Qodobka 143aad

    Aqbalid ka baxsan AW00dda Maxkamadda ee xagga Da1ka

    Haddii .qalabka s.ugidda -ee 1a d00cayo ill la. aqbalo uu ka baxsanyahc.y awoodda Max.kamadda xagga Da1ka Garsooraha wuxuu u W()-kiilan karaa aqbalidda Garsooraha meesha j.ooga, ama wuxuu an-ul ka-rali in xafiiskiisu tago meesha a.qbalidda. Amarka wakaalashada gudi-rJisa wuxuu ku. qabar:aayaa waqtiga dhexdiisa lagu aqba1ayo sugiddaiyo fadhiga ay dhinaeyadu Gar~oonha hortiisa ku imaanayaan S1 100wacio Dacwadda.

    Qodobka 144aad

    Garsvoraha 100 wakiishay Aqba1ka sugictda

    Garsooraha Ia wakiishay, ama asagoo ka haysta arji dhinacyadc:n)' D

  • _ ~,.J'.Z(';11•. 1·,-,'/'H. ~.-\

    Jloogida.a dhinacyac..a meesha q'qba~icLda ~ugid,da

    Dhiriacyada waa u bannaan tabay inay naf ahaz.ntooda u Ylmaa-claan meesha 1agu aqba1a£1Yo qa1abka sugidda.

    Qodobka 148ac"ci

    Qoraa.ka ku saabsan aqba1idC:.2 ~ugidd8

    Aqbalidda ,qa1abk.s. sugidd£1 waxaa 1aga dhigaaya qoraal. Caddeyr:-ta dhinaeyada iyo maragta waxaa 1agu sameynayaa sida qofka had1aaya,

    kaddih markii la sugo tilmacunaha qofka ,eaddeynta bixiyey, IDona akh-riyo ayaa 1aga saxiixay{l('"

    Dhicidda xaqa aqbalidda sugidda

    H addii dhinacyada aynan iJnaan maalinta 100 qabtay si 1,00 billaahotilTIa 1-00 wado aqbalidda sugidda, Gars10o'faha wuxuu,eddeynay.aa: inuuclhacay xaqa aqbalidda sl'.gidda.

    Sidaas 00 kale ayuU go',aan ku gaaraya£1, haadii uu 500 weydiistodhinaea yimid, uuna maqnaado dhinic:ii 500 weydiistay aqbalidda sugid-da.

    Dhinaca mas1axacida ku leh, waa u bar.naan t£1h£1Y,in uu fadhigaku xiga ku weydiisto ka noqoshada amarka lagu caddeeyeydhiciddasugidda, GarsoorahaEa wuu ka noqorL karaa, haddii Ull garto in mag-naashada ay keentay sabc:ho cu1-culus.

    Xiridda aqbalidda sugidda

    Markii ay dhammaato aqbalidda, z.ma 1£1 caddeeyo dhiciddeed3sida Ull qaho qoddobka ina 500 dhaafay, ama marka garSJooraha uu qaboinayna faa'iido ku jirin sii wadic.da aq baEdda sugidda, wuxuu amrayaaxiridda aqbalidda sligidda.

    Qodobka 151.aad

    Amarka wax keenidda ee u feedda dhinacyada ama qaf saddexaad

    GarSi)oraha wuxuu amar ku bixin karaa baarid ama keenid 3heyay haystaan dhinacyada ama qof saddexaad; sidoo kale wuxuu amrikaraa in la hor k,eeno Dokumentooyinka 100 dhiibey qof saddexaad mar-kii ay II nogoto lagama maarmaan wadidda Dacwadda.

    -"liJ.-',' .. i:i'"

    , j ~

    IItt•

    CIVIL PROCEDURE CODE 1974 (Somali) www.somalilandlaw.com

  • Haddii uu amro wax keeniciiia, Gar500ruhu wuxuu qabanayaa waq-tiga, meesha iyo habka keerlidda.

    Qodcbka 152a"d

    Dhawridda Xuquuqda Qofka saddexaad

    Qofka saddexaad ee amarka lagus'iiyay inuu wax keeno, waa ubannaan tahay inuu i~ hor taago, asagoo ka 'C1aybgalayo Dacwadda. kaJ:c.r waqtiga 100 qabtay keenic.da

    Qodobka 153aad

    Xog:-wareysiga Ma2.mulka Guud

    Markii ay la nogoto lagama ffiac=.rmaan,Garsooraha wa:i u bannaantahay inuu weydiiyo Maamulka Guud war qoraal ah.ee ku saabsanwaraaqaha (atti) iyo Dokumentooyinb .. ku saabsan Maamulka laftiisa.

    Qodobka 154a6.d

    Qofkii lidkiisa I.oogu istic:naa~ac.yoqoraal isaga 100 rusbeynayo had-dii uu doonayo inuusan aqoonsanin, waxaa waajib ku ah inUD si cad udiido qoraalkiisa ama saxiixiisa.

    Qcdobka 155aad

    Aqoonsiga aan caddeyn (tacito) ee qoraalka gaarka ah

    Qoraalka la hor keenay Maxakamadda waxaa 100 qaadanayaa: midla aqoonsaday haddii dhinaca 100 nisbeynayo uu maqan yahay (contu-mace) ama uu yimid hase yeeshee uusan u diidin si cad fadhiga koo-waad ee keenidda.

    \Veydiin xaqiijin

    Dhinac doonayo inuu ka faa'iideysto qoraal aan la aq,oc'nsan,wuxuc. weydiisan karaa xaqiijin, asagoo 500 jeedinaya qalab sugiddaama tilmaamaya qoraallada lagu isticmaa1i karo isku dayidda (compa-razione).

    Garsooraha wuxuc. amrayaa in 1a xafdiyo Dokumantiga iyo in 1akeeno (acquisizione) qoraallo kale ee jiri kara xagga isku eegidda, wu-xuu amri karaa dhinaca diiday qoraalka, inuuqoro yeeris xataa iyada00 uu j.oog.okhabiirka teknikada ah.

    Haddii dhinacu diido ama uusan imaanin, qoraalku waxaa lOG-qfl2.Can,ayaamia. uu aqoonsaday

    CIVIL PROCEDURE CODE 1974 (Somali) www.somalilandlaw.com