kalkaaliyeyaasha kuwa kuu yimaada - bolton clarke · iyo waxaad filayso inaad bixiso. waxaan kuu...

4
Kalkaaliyeyaasha Kuwa kuu yimaada ©RDNS Ltd Mar2014 Waan kula jirnaa Marka la joogo RDNS (Royal District Nursing Service) waan naqaan in isbaddalku qayb ka yahay nolosha. Ballan- qaadkayaga inaan qabano daryeelka caafimaad oo suurtagalka ah kan ugu fiican saacad kasta ee maalin kasta, waana midkii ugu xoog weyn abidkiis. Ahow macaamiil, xubin qoys ama daryeele ama bixiyaha daryeelka caafimaadka, RDNS way kula socotaa talaabo kasta oo wadada ah. Ma u xaq leeyahy? RDNS waxaa iska leh cid kasta. Haddii aad qabto baahi kalkaalinimo oo macquul ah isla markaasna aan hayno adeegyadaas si wax looga qabto baahiyahaaga, waxaan kuu samaynaynaa daryeel. Marka u horreysa oo aan ku soo booqano, waxaan kaala hadlaynaa wax ku saabsan sida ujrooyinku u shaqeeyaan iyo waxaad filayso inaad bixiso. Waxaan kuu sharxi doonaa ujrooyinka oo buuxa, qaansheegatooyinka billaha ah iyo ikhyaarada lacag bixinta. Sidee baa laygu soo dirayaa RDNS? Si toos ah ayaad noola soo xiriiri kartaa ama xubin qoyska ah, daryeele, dhaqtar ama xirfad-yaqaan kale ee caafimaadka ayaa kuu samayn kara soo-diridda. Mid ka mid ah siyaabaha ugu badan ee naloo ku soo diri karo waa ayadoo dabagal la sameeyo ka dib isbitaal gelidda. Haddii aad mar horeba isbitaal ku jird, fadlan weydii shaqaalaha woodhka si ay kuula xiriiraan RDNS. Si aad luqaddaada nagula soo xiriirto, wac 9321 5477 ama 1300 33 44 55. Page 1 of 4 The Nurses Who Come To You – Somali / English

Upload: others

Post on 26-Jun-2020

3 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Kalkaaliyeyaasha Kuwa kuu yimaada - Bolton Clarke · iyo waxaad filayso inaad bixiso. Waxaan kuu sharxi doonaa ujrooyinka oo buuxa, qaansheegatooyinka billaha ah iyo ikhtiyaarada

Kalkaaliyeyaasha Kuwa kuu yimaada

©RDNS Ltd Mar2014

Waan kula jirnaaMarka la joogo RDNS (Royal District Nursing Service) waan naqaan in isbaddalku qayb ka yahay nolosha. Ballan-qaadkayaga inaan qabano daryeelka caafimaad oo suurtagalka ah kan ugu fiican saacad kasta ee maalin kasta, waana midkii ugu xoog weyn abidkiis.

Ahow macaamiil, xubin qoys ama daryeele ama bixiyaha daryeelka caafimaadka, RDNS way kula socotaa talaabo kasta oo wadada ah.

Ma u xaq leeyahy?RDNS waxaa iska leh cid kasta. Haddii aad qabto baahi kalkaalinimo oo macquul ah isla markaasna aan hayno adeegyadaas si wax looga qabto baahiyahaaga, waxaan kuu samaynaynaa daryeel.

Marka u horreysa oo aan ku soo booqano, waxaan kaala hadlaynaa wax ku saabsan sida ujrooyinku u shaqeeyaan iyo waxaad filayso inaad bixiso. Waxaan kuu sharxi doonaa ujrooyinka oo buuxa, qaansheegatooyinka billaha ah iyo ikhtiyaarada lacag bixinta.

Sidee baa laygu soo dirayaa RDNS?Si toos ah ayaad noola soo xiriiri kartaa ama xubin qoyska ah, daryeele, dhaqtar ama xirfad-yaqaan kale ee caafimaadka ayaa kuu samayn kara soo-diridda. Mid ka mid ah siyaabaha ugu badan ee naloo ku soo diri karo waa ayadoo dabagal la sameeyo ka dib isbitaal gelidda. Haddii aad mar horeba isbitaal ku jirtid, fadlan weydii shaqaalaha woodhka si ay kuula xiriiraan RDNS.

Si aad luqaddaada nagula soo xiriirto, wac 9321 5477 ama 1300 33 44 55.

Page 1 of 4The Nurses Who Come To You – Somali / English

Page 2: Kalkaaliyeyaasha Kuwa kuu yimaada - Bolton Clarke · iyo waxaad filayso inaad bixiso. Waxaan kuu sharxi doonaa ujrooyinka oo buuxa, qaansheegatooyinka billaha ah iyo ikhtiyaarada

The nurseswho come to you

©RDNS Ltd Mar2014

By your sideAt RDNS (Royal District Nursing Service), we know that change is part of life. Our commitment to providing the best possible health care every hour of every day, is stronger than ever.

Whether you are a client, family member, carer, or a healthcare provider, RDNS is with you every step of the way.

Am I eligible?RDNS is for everyone. If you have a genuine nursing need and we have the services available to meet that need, we’ll take care of you.

When we first visit you, we’ll talk to you about how the fees work and what you can expect to pay. We’ll explain the fees in full, monthly invoices and payment options.

How do I get referred to RDNS?You can contact us directly or a family member, carer, doctor or other health professional can make the referral for you. One of the most common ways to be referred to us is following a stay in hospital. If you are already in hospital, please ask the ward staff to contact RDNS for you.

To refer to us in your language, call 9321 5477 or 1300 33 44 55.

Page 2 of 4The Nurses Who Come To You – Somali / English

Page 3: Kalkaaliyeyaasha Kuwa kuu yimaada - Bolton Clarke · iyo waxaad filayso inaad bixiso. Waxaan kuu sharxi doonaa ujrooyinka oo buuxa, qaansheegatooyinka billaha ah iyo ikhtiyaarada

©RDNS Ltd Mar2014 Page 3 of 4The Nurses Who Come To You – Somali / English

GaarnimadaadaRDNS waxay ku dhaqantaa sharciga Gaarnimada ee Commonwealth iyo sharciyada dowlad-goboleedka khuseeya, ayadoo la hubinayo in macluumaadka shaqsinimadaada iyo caafimaadkaaga in la ilaaliyo sharciga hortiisa.

Macaamiisha RDNS waxay heli karaan faahfaahinta ku saabsan Caddaynta Gaarnimada Macluumaadka oo la weydiiyo kalkaaliyeyaasheena ama ayadoo la wacayo 1300 33 44 55 ama laga eegayo www.rdns.com.au

Adeegyada aan bixinoRDNS waxay ballan-qaadaysaa inay daryeel siiso qof kasta oo bulshada ah, gaar ahaan dadka da’da iyo kuwa daciifka ah. Waxaan leenahay kalkaaliyeyaal ku tababaran dhammaan qaybaha kalkaalinimada guud, hase ahaatee waxaan kaloo leenahay kalkaaliyeyaal takhasusle ku ah qaybaha daryeelka qaarkood.

Caafimaadkaaga iyo ladnaantaada ayaa ah mudnaantayada. Waan kula shaqayn doonaa adiga, qoyskaaga, daryeeleyaashaada, dhaqtarkaaga iyo xirfad-yaqaanada kale ee caafimaadka si aan uga shaqayno qorshe ku habboon baahiyahaaga.

*Adeegyu way kala duwan yihiin marka loo eego eego goobta

Adeegyada daryeelka dadka da’da ahqiimayntadaryeelka ka dib isbitaal ka-bixiddaMaaraynta kayskaMaaraynta kaadi-ceshin waagaAdeegyada xinjirowga boogta ahDaryeelka waalidaAdeegyada sonkorowga Caawimaadda qoyska

Daryeelka Haemophilia Maaraynta cudurka karooniga ah ee HARPXayeesiinta caafimaadkaAdeegyada taageerada HIV/AIDSXirmooyinka daryeelka GurigaNafaqaynta gudaha guriga ahBarnaamijka Dadka Guri La’aanta ahTeerabiga xididdada

Maaraynta daawada Daryeelka Ostomy-ga ahDaryeelka raaxaynta & ka taageeridda murugadaDaryeelka xanuunka daran ka dibDaryeelka neefsigaTeerabiga caloosha Maaraynta dhaawaca

Waxaan qabanaa daryeel kalkaalnimada oo ballaaran:*

Sida loola xiriiro RDNS:

Si aad noola hadasho wac 9321 5477 markaasna raac tilmaamaha lagu siinayo. Adeegga Turjumaanka taleefanka waa mid lacag la’aan kuu ah.

Waxaad kaloo wici kartaa 1300 33 44 55

www.rdns.com.au [email protected]

Royal District Nursing Service Limited

ABN 49 052 188 717

Head Office, 31 Alma Road, St Kilda VIC 3182

Page 4: Kalkaaliyeyaasha Kuwa kuu yimaada - Bolton Clarke · iyo waxaad filayso inaad bixiso. Waxaan kuu sharxi doonaa ujrooyinka oo buuxa, qaansheegatooyinka billaha ah iyo ikhtiyaarada

©RDNS Ltd Mar2014 Page 4 of 4The Nurses Who Come To You – Somali / English

Royal District Nursing Service Limited

ABN 49 052 188 717

Head Office, 31 Alma Road, St Kilda VIC 3182

Your privacyRDNS follows the Commonwealth Privacy Act and relevant state legislation, making sure that your personal and health information is protected under law.

RDNS clients can obtain details about our Information Privacy Statement can be obtained from our nurses or by phoning us on 1300 33 44 55 or visit www.rdns.com.au

The services we provideRDNS is committed to providing care for anyone in the community, in particular the aged and frail. We have qualified nurses who are trained in all areas of general nursing, but we also have specialist nurses for some areas of care.

Your health and wellbeing are our priorities. We will work with you, your family, carers, doctor and other health professionals so we can work out a plan to suit your needs.

*Services vary according to location

Aged CareAssessmentCare after hospital dischargeCase managementContinence managementCystic Fibrosis servicesDementia careDiabetes servicesDomestic assistance

Haemophillia careHARP chronic disease managementHealth promotionHIV/AIDS support servicesHome care packagesHome enteral nutritionHomeless Persons ProgramIntravenous therapy

Medicines managementOstomy carePalliative care & bereavement supportPersonal carePost-acute careRespiratory careStomal therapyWound management

We provide a range of nursing care including:*

How to contact RDNS:

To speak to us in your language call 9321 5477 and follow the prompts. The telephone interpreter service is free of charge to you.

You can also call 1300 33 44 55

www.rdns.com.au [email protected]