sidee lean u shaqeeyaa

35
Sidee ayay LEAN u shaqeysaa? Fikir Guud oo ku saabsan sida ay LEAN u shaqeyso By: Jaylani Karani

Upload: jailani-karani

Post on 22-Jan-2018

412 views

Category:

Leadership & Management


0 download

TRANSCRIPT

Sidee ayay LEAN u shaqeysaa?

Fikir Guud oo ku saabsan

sida ay LEAN u shaqeyso

By: Jaylani Karani

LEAN IYO Goobta

Shaqada

5S

VFM

8 Waste

LEAN Maxay Tahay?LEAN Maxay Tahay?

Error Proof

GOOBTA SHAQADAGOOBTA SHAQADA

Waa meel… Badbaado leh Wax soo saar tayadiisa aad u

sareysa Ixtaraam shaqsi iyo mid fikir

leh

Sicir badan

Faa’ido badan

MacaamiilMushaar badan

Sicir dhimis

Sabatee LEAN ?

Ista

raat

ijiy

ad

Yaa Mas’uul ka ah?

Maxaa Agab LEAN la

isticmaalay?

Halkee ShaqadaKa soconee?

Process Actions

Maxaa faa’iido ah?

Yaa kula wadaagaya Guusha?

Maxaa usameynee?

Performance Metrics

Safety HRCostDeliveryQuality

Financial and Social Objectives

Goobta Shaqada Howlkooxeed / Tababar Visual Factory Management Continuous Improvement

Value Stream Mapping Change

- Over Error Proofing Pull Systems Total Productive Maintenance Standard Work

Dadkaaga Waxay Wax-soo saar iyo Adeeg U qabanayaan Macaamiilkaaga

Stakeholders

Vision

Qorshe Ganacsi

Iskoor isku dheelitiran

Qiimeyn

Qaabka ay LEAN u shaqeyso (Reer-Galeedka)

FULIN

waxyaabaha LEAN waxyaabaha LEAN

Quick Changeover

Standardized Work Batch Reduction Teams

Quality at Source

5S System Visual Plant Layout

POUS

Cellular/FlowPull/Kanban TPM

ValueStreamMapping

Continuous ImprovementAragtida LEAN

Change-Over

Pull System

Standard Work Teamwork/Training

Error-ProofingVisual Factory Management

Total Productive Maintenance

Continuous Improvement

Workplace Organization

Ururka Goobtiisa ShaqoUrurka Goobtiisa Shaqo--Meesha aad ku shaqeynayso--Meesha aad ku shaqeynayso

Maxay tahay 5S??1S2S3S4S5S

kala saarkala meeleey DhalaaliJoogteeyJadwaleey

5 s waa Goob Nadiif = Maskax Nadiif ah

• in la xaqiiijiyo badbaadada• in laxaqiijiyo Tayada• Shaqada wax ku-olnimadeeda oo sare loo qaado• in la helo Goob aad u baaxad weyn • Niyada shaqada oo kor loo qaado• in sare loo qaado Sawirka Ururka• in laga saaro qashin kasta

Ujeedada 5S

1) Kala Saar

• u kala saar wixii loo baahan yahay, Dib looga baahan doono iyo Wax aan loo baahneen.

•Qashinka ku dar wixii aan loo baahneen.

• Kuwa loo baahan yahay ukala saar sidee loogu kala baahi badan yahay

2) Kala Meeleey

• Wax kasta u hagaaji si loo heli karo

Meeleey wax kasta,Waxkastana meel u hel.

3) Dhalaali

• U waqtiyeey Qof kasta waqtiga uu nadiifinayo

4) Joogteey

• Kormeer Goobta shaqada• in la caadiyeeyo Maalin kasrta•In qeyb kasta cidda qabanayesa la yaqaano

5) Jadwaleey

3 S Jadwaleey

Joogteey

(kala saar, kala meeleey, Dhalaali)

Aragtida LEANAragtida LEAN

Waa Falsafad soo gaabinaysa waqtiga Dalabka Macaamilka iyo Gaarsiinta iyadoo laga saarayo Qashin walba Hanaanka oo dhan.

Dalab Macaamiil Qashin

Rarka AlaabtaX

Ka saar 8dan QashinKa saar 8dan Qashin

DDefect

OOverproduction

WWaiting

NNot Using Talent

TTransportation

IInventory

MMotion

EExtra Processing

Ciladeysan

Wax soosaar siyaado ah

Sugitaan

Garasho kooban

Gaadiidka

Shaqo ku noqosho

Keydinta

Dhaq dhaqaaqa

1)Ciladaha1)Ciladaha

Baarida iyo Dayactirka Alaabta Keydka

Asbaabaha Ciladaha:

– Hanaanka kontaroolka oo liita.

– Tayada oo liidata.

– Aqoon, Tababar iyo Tilmaan shaqo oo aan ku filnayn shaqaalaha.

2) Wax soo saar siyaado ah2) Wax soo saar siyaado ah

In la sameeyo wax ka badan Hanaanka xiga

Ama in la sameeyo waqti ka horeeya

Ama loo sameeyo si ka deg deg badan

3) Sugitaanka3) Sugitaanka

Maxaa keena Sugitaanka?

– Xadiga Shaqada oo aan isku dheelitirnayn.

– Joogteen aan qorsheysneen

– Isticmaal la’aanta Agabka

– Dhibaatooyinka la xiriira Tayaynta.

4)Garasho kooban4)Garasho kooban

Oo aan laga faa’ideysan Shaqaalaha (Maskaxdooda, Hal-abuurkooda, Xirfadooda iyo Kartidooda)

Sababaha keeni kara

– Iyadoo la daneynin

– Maal-gelin yar ama Maal-gelin la’aan dhinaca tababarka

5)Gaadiidka5)Gaadiidka

Ukala rarida Alaabta meelo kala duwan

Maxaa keeni kara?

– Fahmo-daro xagga shaqada iyo Hanaanka ay ku socotaba.

6)Keydinta6)Keydinta

Ideal condition--

“waa Marka hal shey gudub uu ka bato oo keydka ururo”

Maxaa sababa?

– Xadi shaqo aan isku dheelitirneyn

– Is fahan la’aan xaga wada hadalka.

7)Dhaq-dhaqaaqa7)Dhaq-dhaqaaqa

Dhaqdhaqaaq kasta oo Alaab ama Dad ah waxna ku dareynin qayimka shaqada.

Asbaabaha qashinka dhaqdhaqaaqa

– Tayada Dadka iyo Agabka oo liidata

– Tasiilaadka oo aad u liita

– Goobta shaqada oo liidata iyo meeleyntaba

8)Shaqo ku noq-noqosho8)Shaqo ku noq-noqosho

Dadaalo aan Qayim u lahayn shaqada

Causes of Processing Waste

– Wada- hadal xumo

– Garashada shaqada oo yar

Hab-Maamul QayaxanHab-Maamul Qayaxan

Xadiga Xadiga ShaqadaShaqada(Maalintii)(Maalintii)

Xadiga Xadiga ShaqadaShaqada

(Saacadii)(Saacadii)

Xarunta DhexeWar-boxin)

Warbixn ka imaaneysa

Waax walba

Xadiga Xadiga ShaqadaShaqadaWaaxdaWaaxda(Bishii)(Bishii)

Maxay tahay hab-maamul qayaxan?

Waa isticmaalka warbixinta kaabeysa; sida Nalaka, Calaamdaha, Jaantusyada, Hadafyada,ku caawinaya shaqaalaha howlahooda.

Boorka Qaadadhigida Boorka Qaadadhigida HanaankaHanaanka

Tusaale Boorarka QayaxanTusaale Boorarka Qayaxan

Jaantusyo Cad CadJaantusyo Cad Cad

Shaqo joogteyn ah.Shaqo joogteyn ah.

In Shaqada loo qabto habka, tacliimaadka iyo qusuusiyaadka la dejiyay looguna qabto marwalba iyadoo la ilaalinayo tayada waqtiga iyo qiimhaba.

Shaqada u qabo sdeeda tahay oo

keliya!Ma danaynayo sida loo

qabanayo waan iska sameynaa bes!

Qalad bixinQalad bixin

Waa hab Mashinada ama agabyada ay isku qaadanayaan sida saxda ah oo aysan kaa yeeleynin sida qaldan

Qalad vs. CiladQalad vs. Cilad

QALAD waa ka leexasho Hanaan la dejiyay

CILAD waa Alaab ka leexatay qasuusiyaadkii loogu talagaly

Qaladaadka oo ddhan ma soo saaraan Cilad

LaakinCiladaha oo dhan waxaa soo saara Qalad

Waad

Mahadsan

tihiiin