ilaalinta luqadda kowaad/guriga - fka...luqadood markay helaan fursado ay ku maqlaan ama kula...

2
Macluumaadka loogu talagalay qoysaska: Qaybta 1aad Ilaalinta Luqadda kowaad/Guriga waxay keenaysaa asaas adage e barashada Ingiriisiga. Luqadda kowaad oo guriga lagu barto waxay aad bay muhiim u tahay waxayna samaysaa asaaska horumarka luqadda ee dambe. Carruurtu waxay si fudud u helaan laba (ama wax ka badan) luqadood markay helaan fursado ay ku maqlaan ama kula hadlaan wax ka badan hal luqad. Waalidiinta, xubnaha qoyska iyo barayaasha waa waxyaalaha ugu saamaynta badan horumarka iyo ilaalinta luqadda guriga. Waalidiintu waxay ku caawin karaa ayagoo si joogto ah u adeegsada luqadda gurigooda markay la hadlayaan carruurtooda ayagoon Ingiriisi soo qaadayn. Waxaa jira sababao sababtaas ay muhiim ugu tahay ilaalinta luqadda kowaad ama guriga: Markii ay carruurtu si fasiixa ugu hadlaanluqadda gurigooda taas waxay ka caawisaa inay bartaan luqad labaad. Ilaalinta luqadda guriga waxay muhiim u tahay si loo abuuro dareenka amniga, ku-xirnaata dhaqanka iyo qoyska iyo dareenka ka mid ahaanshaha. Si fiican u aqoonta wax hal luqad ka badan waxay kordhisaa dabacsanaanta fikradda carruurta waxayna saamayn habboon ku leedahay itijaahooda ku aadan waxbarashada, dhibaato xallinta iyo waxqabadka aqoonbeed. Carruurtu waxay u baahan yihiin inay maqlaan luqadda gurigooda, oo looga hadlayo xaalado kala duwan iyo ujeeddooyinka kala duwan. Taas waxay ka caawisaa inay yeeshaan dareen xooggan ee qofnimadooda waxayna siisaa asaas adag ee barashada Ingiriisiga. Information for families: Handout 1 - Somali

Upload: others

Post on 05-Jul-2020

1 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Ilaalinta Luqadda kowaad/Guriga - FKA...luqadood markay helaan fursado ay ku maqlaan ama kula hadlaan wax ka badan hal luqad. - Waalidiinta, xubnaha qoyska iyo barayaasha waa waxyaalaha

Maclu

um

aa

dka lo

og

u ta

lag

ala

y q

oysa

ska: Q

ay

bta

1aa

d

Ilaalinta Luqadda kowaad/Guriga

waxay keenaysaa asaas adage e

barashada Ingiriisiga. Luqadda kowaad oo guriga lagu barto waxay aad bay muhiim u tahay waxayna samaysaa asaaska horumarka luqadda ee dambe. Carruurtu waxay si fudud u helaan laba (ama wax ka badan) luqadood markay helaan fursado ay ku maqlaan ama kula hadlaan wax ka badan hal luqad. Waalidiinta, xubnaha qoyska iyo barayaasha waa waxyaalaha ugu saamaynta badan horumarka iyo ilaalinta luqadda guriga. Waalidiintu waxay ku caawin karaa ayagoo si joogto ah u adeegsada luqadda gurigooda markay la hadlayaan carruurtooda ayagoon Ingiriisi soo qaadayn. Waxaa jira sababao sababtaas ay muhiim ugu tahay ilaalinta luqadda kowaad ama guriga:

Markii ay carruurtu si fasiixa ugu hadlaanluqadda gurigooda taas waxay ka caawisaa inay bartaan luqad labaad.

Ilaalinta luqadda guriga waxay muhiim u tahay si loo abuuro dareenka amniga, ku-xirnaata dhaqanka iyo qoyska iyo dareenka ka mid ahaanshaha.

Si fiican u aqoonta wax hal luqad ka badan waxay kordhisaa dabacsanaanta fikradda carruurta waxayna saamayn habboon ku leedahay itijaahooda ku aadan waxbarashada, dhibaato xallinta iyo waxqabadka aqoonbeed.

Carruurtu waxay u baahan yihiin inay maqlaan luqadda gurigooda, oo looga hadlayo xaalado kala duwan iyo ujeeddooyinka kala duwan. Taas waxay ka caawisaa inay yeeshaan dareen xooggan ee qofnimadooda waxayna siisaa asaas adag ee barashada Ingiriisiga.

Info

rma

tion fo

r fam

ilies: H

an

do

ut 1

- So

ma

li

Page 2: Ilaalinta Luqadda kowaad/Guriga - FKA...luqadood markay helaan fursado ay ku maqlaan ama kula hadlaan wax ka badan hal luqad. - Waalidiinta, xubnaha qoyska iyo barayaasha waa waxyaalaha

Ingiriisiga oo loo barto luqad dheeraad ah ahaan carruurnimada hore.

Carruurtu waxay helaan fursado badan si ay Ingiriisiga u bartaan inta lagu jiro carruurnimada hore.

Carruurtu si dhaqso ah ayey u dhgexgalaan beya’dda halkaas oo ay Ingiriisiga ku maqlaan duruufo badan oo kala duwan. Bareyaashu waxay naqshado wacan siiyaan iyo fursado badan carruurta si ay u maqlaan una tijaabiyaan Ingiriisiga. Bareyaashu way tilmaami doonaan kuna dhiirigelin doonaan marka ay tartatriibta u baranayaan inay fahmaan oo ku hadlaan Ingiriiska.

Carruurtu waxay iskood u horumariyaan xirfadahooda luqadeed. Carruurta baranaysa labada luqadood isla hal mar, intii muddo ah, waxay ku hadlaan hal luqad in ka badan tan kale. Bilowga hore, carruurtu way isku khaldaan luqadaha markay hadlayaan. Waxaa laga yaabaa inay erayga ku garanayaan luqadda oo aysan ku garanayn tan kale. Si ay u ilaaliyaan fasiixnimada hadalkooda waxay adeegsadaan erayo ay garanayaan.

Waxaa muhiim ah marka ay carruurtu baranayso Ingiriisiga oo u ah luqad dheeraad ah inay waalidiintu kula hadlaan carruurta luqadda guriga. Taas waxay taageeraysaa in ilmahoodu inuu horumariyo oo ilaaliyo luqadda guriga.

Information for fam

ilies: Handout 1 - Som

ali M

acluumaadka loogu talagalay qoysaska: Q

aybta 1aad

fka Children's Services18 Harper Street, Abbotsford VIC 3067

03 9428 4471 | [email protected] | www.fka.org.au