somalia investment opportunities
TRANSCRIPT
Somali investment opportunitiesYaraangEnterprise.com
05/01/23 2
05/01/23 3
Topic :Somali investment opportunities
Fursadaha maalgashiga ee soomaliya
Prepared by : Omar yarani HassanBusiness administration Cairo university faculty
of commerce English section . : Gulled abdi Farrah
Accounting department Cairo university faculty of commerce English section
05/01/23 4
Maalqashi • Inta baddan noloshaadu,waxaad
kasbandoontaa dakhli iyo waxaa sidoo kale qarash gareyndoontaa lacag farabadan..
• Si kastaba ha ahaatee ma umaleyneysaa in lacagtada hadda heysatid ee dakhligaga ah isku dheeltatirmeyaan isticmaalkga aad ubaahantahay marwaliba ?
• Mararka qaarkii waxaa laga yaabaa inaad heysatid lacag farabadan taasi oo kabadan intaad isticmaali rabtid .
05/01/23 5
Cont.
05/01/23
• Mararka kalena waxaad u baahantahay inaad wax qadatid inka badan intaad awoodi kartid .
• Kuwaani dheelliga ah ( aan isku miisaan aheynin)
waxey ku hoggaamineyaan inaad deyn raadisid ama aan isku deydid inaad dakhligaga wixii siyaado ku ah aad keydineysid .
6
05/01/23 7
Investment sectorial opportunities in Somalia
• Beeraha • Xoolaha iyo kaluumeysiga • Quwad ama tamar • Hantida maguurtada ah• Caafimaadka• Maaliyad laxariira• Tacliinta ,waxbarasho • Dalxiis• Qaadiid • Is –gaarsiin
05/01/23 8
Fadalan Naladaawada video gani ee kusaabsan xoolaha Nool ee
dalkeena
05/01/23 9
05/01/23 10
Somali’s investing Somalia (SIS)
05/01/23 11
Public investment program
• These are programs to achieve social & economic development plan with the conceptual of Somalia development related areas.
• This agenda for development and outlines government directions and social development targets .
• The duration will 5 years plan.
05/01/23 12
05/01/23 13
DOOD GUUD Ma waxaan u baahannahay
maalqashi guud ama caawimaad macaawino?
05/01/23 14