fariimo xambaarsan faya dhowrka iyo nadaafadda · saxarada oo si sax ah loo maareeyo ujeeddo: in la...

22
FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA

Upload: others

Post on 08-Sep-2019

5 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

www.icrc.org1

FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA

Page 2: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

2

SAXRO

FARO

DUKHSI

DAQAN

XERO

DARERO

CUNTO

GACMO DHAQID

Jaantuskan Wuxuu Tilmaamayaa Sida Uu Ku Faafo Cudurka Shuban Biyoodka

2

Page 3: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

www.icrc.org3

Ujeeddo: Si loo tuso sida noolaha ilima aragtida (jeermis) ee shubanka keeno uu ku fidoQodobadda muhiimka ah ee la baranaayo• Shubankawaadilaagalabaadeeuguweyneecarrurta.Shubankawaxaakeenanooleilima

aragtiah(jeermis)oointabadanjirkakugalaqofkaoocunacuntoamacababiyosardheey-san(jeermiskujiro).

• Jaantuskan“F”waxauukutusayaasiyaabahajeermiskasababashubankauukufaafo,waxaanauukugudbaadariiqa;“5taFa”waxanaloogumagacaabaygudbiyayaashaayaakabilowdaF,afka ingiriiska sida;

• Faraha,Duqsi(cayaysaan),dareere,cuntooositoosahafkaugala.

Afarsiyaaboodoolagujoojiyofiditaankajeermiskashubankakeeno.1. Gacmahaoolagudhaqobiyoiyosaabuunamadambasisticmaalkamusqusha/suuligakadib

iyocuntadaintaaanlacuninkahor.2. Saxaradaoosisuganlooasturo.3. Biyahalacabaayoooladaaweeyo,lagunakeediyoweelnadhiifahoodaboolleh4. Daboolidacuntadasiloogailaaliyoduqsiga.

Jaantusskan Wuxuu Tilmaamayaa Sida Uu Ku Faafo Cudurka Shuban Biyoodka

Page 4: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

4

Jaantuskan Wuxuu Tilmaamayaa Sida Uu Ku Faafo Cudurka Shuban Biyoodka

4

Page 5: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

www.icrc.org5

Ujeeddo: Si loo tuso sida noolaha ilima aragtida (jeermis) ee shubanka keeno uu ku fidoQodobadda muhiimka ah ee la baranaayo• Shubankawaadilaagalabaadeeuguweyneecarrurta.Shubankawaxaakeenanooleilima

aragtiah(jeermis)oointabadanjirkakugalaqofkaoocunacuntoamacababiyosardheey-san(jeermiskujiro).

• Jaantuskan“F”waxauukutusayaasiyaabahajeermiskasababashubankauukufaafo,waxaanauukugudbaadariiqa;“5taFa”waxanaloogumagacaabaygudbiyayaashaayaakabilowdaF,afka ingiriiska sida;

• Faraha,Duqsi(cayaysaan),dareere,cuntooositoosahafkaugala.

Afarsiyaaboodoolagujoojiyofiditaankajeermiskashubankakeeno.1. Gacmahaoolagudhaqobiyoiyosaabuunamadambasisticmaalkamusqusha/suuligakadib

iyocuntadaintaaanlacuninkahor.2. Saxaradaoosisuganlooasturo.3. Biyahalacabaayoooladaaweeyo,lagunakeediyoweelnadiifah.4. Daboolidacuntadasiloogailaaliyoduqsiga.

Jaantuskan Wuxuu Tilmaamayaa Sida Uu Ku Faafo Cudurka Shuban Biyoodka

Page 6: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

6 6

Sidee biyaha loo dhaansadaa loona keydiyaa?

Page 7: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

www.icrc.org7

Sidee biyaha loo dhaansadaa loona keydiyaa?

Ujeeddo: Inlagudhiirigeliyoqoysaskainaybiyahakadhaansadaanilahaxafidan/dhowrsankunakeydiyaanweelnadiifah.QodobadaMuhiimkaaheelabaranaayoCabistabiyahafadareysanwaxaykeenikaraanshuban:• Kacabbiyahailxafidanamaladaaweyeyookaliya.• Karkaribiyahailaaiyointaaykafalfalaan• Uisticmaalbiyokeydintaweelnadiifahoodaboolan–dhaqmarwalbaoobiyahaka

dhamaadan• Uisticmaalkoobdheglehoonadiifahmarkalagadarsanayoweelka.

Page 8: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

8

Aquatab

9

7

8

10

11

3

1

2

4

5

12

6

Daqiiqo 30Daqiiqo 30

8

Sidee Biyaha loogu daaweeyaa kaniiniga biyaha lagu daaweeyo (Aqua tab)?

Page 9: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

www.icrc.org9

Sidee Biyaha loogu daaweeyaa kaniiniga biyaha lagu daaweeyo (Aqua tab)?

Ujeeddo:Inlagudhiirigeliyosidasaxdaahookaniinigabiyahalacabayoloogudaaweeyo.Qodobadamuhiimkaaheelabaranaayo,SideeBiyahaloogudaaweeyaakaniinigabiyosifeeyaha.Kaniinikastowaxaakuqoranintamilligram(mg)ooloogutalagaleyxadigabiyaha.1. Kuridkaniinigabiyokujiroweelnadiifah.Tiraddakaniinioolaguridaayowaxaykuxirantahay

hadbaweelkaaadisticmaalaysocabirkiisaiyobiyahauuqaado.2. Kuwalaaqweelnadiifah.3. Daboolweelka.4. Sugmuddo30daqiiqoah,haddiiaadkaurisobiyahakaloorin,biyahaaswaanadiifwaanala

cabikaraa. Haddiiaykaloorinkaagasoouriweydobiyaha,kudarkaniinikaleeesug30daqiiqo.5. Biyahaaswaabadqabanwaxaanalacabikaraamuddo24saacgudahooda

Digniin muhiim ah: Ha liqin kaniinigaCaruurtakailaalikaniinigakunakeydimeelaysankagaarikarin.Dadkaqaarkiimajeclaanayodhadhankakaniiniga,laakiinwaxaloogabadbaadaaxanuunkashubanka.

Page 10: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

1010

Saxarada oo si sax ah loo maareeyo

Page 11: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

www.icrc.org11

Saxarada oo si sax ah loo maareeyo

Ujeeddo: InladhiirigeliyohabsamiuasturidaSaxaradaQodobadda muhiimka ah ee la baranaayo1. Saxaradawaxaakujironooleilmaaragtiah(jeermis)oolagaqaadoCudurkaShubanka.2.KailaaliSaxaradaduqsigaiyoilahaBiyaha.3.Dhamaansaxaradaooaykujirtotancaruurtayaryariyokuwawaaweynwaainsisuganloogu

asturaamusqulahahaddiilahelikaro.4.Meelhaaanmuqsulahalahaynsaxaradawaainladuugaa.5.Musqulahawaainlanadiifiya,laganadabooladuqsiga.6.Qofkastawaainuukaqaybqaataahagaajintaiyonadiifintamusqulaha.

Page 12: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

1212

Goormaa gacmaha la dhaqdaa?

Page 13: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

www.icrc.org13

Goormaa gacmaha la dhaqdaa?

Ujeeddo: Inlagudhiirigeliyodhammaanxubnahaqoyskainaygacmahoodakudhaqdaansaabuun/dambasiyobiyowaqtiyadakuhaboonsiayuguhortagaanCudurradacalooshasida(shubanka).Qodobada muhiimka ah ee la baranaayo

• Gacmahaagaumamuuqdaankuwowasakhleh,laakiinhadanaweliwaxayubaahanyihiininladhaqo.

• MaarkikartidJeermiskasababaineynagudhacaancudurro.• Markastakudhaqgacmahaagabiyoiyosaabuunxilliyadahooskuxusansiaaduganabad

gashoinaadxanuunsato;1. Markiiaadisticmaashomusqushaamasuuligakadib2. Cuntadiyaarinitaamacuntocunistakahor3. Carruurtamarkaaadkanadiifisidsaxaradakadib

Page 14: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

1414

Nadiifi gurigaaga

Page 15: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

www.icrc.org15

Nadiifi gurigaaga

Ujeeddo: In lagu dhiirigeliyo dadka in ay guryahooda nadiifiyaanQodobadamuhiimkaaheelabaranaayo.Qashinkawaxauusoojiitaaduqsiga,iyocayayaankakalewaxaanauusardheeyaabiyahaUruurintaiyoxafidaadadhamaanqashinkaguryahawaxaybaabi’isaadugsiga.DuugbacahaamagubqashimadakaleeelaisticmaalayoWaxaadqabanqaabisaqodistagodqashimeedsilooguasturoqashinka,kunaqodmeelgeesahoolagugubikaro.DeegaankalagunoolyahayoolanadiifiyowaxauukaacaawiyaainlagabadbaadocuduradaQaarkood.Sidashubanka,kaneecada.

Page 16: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

1616

Shubanka ku dawee ORS iyo kiniiniyada zinc.

Page 17: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

www.icrc.org17

Shubanka ku dawee ORS iyo kiniiniyada zinc.

Ujeeddo: InhooyooyinkaiyodaryeelayaashalagudhiirrigeliyoisticmaalkaORSiyozincsiaycar-ruurtaugadaaweeyaanshubanka.

Qoddobada muhiimka ah ee ay tahay in la barto:Bukaankashubmayawaxaadhaqsojirkiisaugadhammaadadareerahawaxaanaaynoqdaankuwoaadutabardaran.Bukaankuwaauudhimmankaraahaddiiaandhaqsoloodaweyn.Markauguhorreysaeeaadqofkakuaragtoshuban,waainaadsameysaawaxyaabahansoosoc-da:• Siicabbitaannodheeriah–ORSayaauguwanaagsan.• Bukaankasiicuntodheeriah,mararbadansiaywaxugatartocaafimaadkiisa,iyosookabasha-

diisa.• Siizincdheeriah10-14maalmood.• Haddiibukaankuaannukasooreyncaawimoweydiisoadeeg-bixiyecaafimaadootabaran.

Page 18: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

1818

Sidee loo diyaariyaa ORS?

Page 19: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

www.icrc.org19

Sidee loo diyaariyaa ORS?

Ujeeddo:InlatusosidahabbooneelooqasoORSloonasiiyocarruurtaiyodadkawaaweyneeshubmayaQoddobada Muhiimka ah ee ay tahay in la barto:MarkastahakuuyaallaanxirmooyinORSahsiaaduisticmaashohaddiiilmahaaguuushubankudhaco.Xusuusnow,aadbeymuhiimutahayinshubankaladaweeyogoorhore.

DiyaarintaORSwaaayfududdahay:1. Isticmaalbiyonadiifahoolakarkariyey,ladaweeyeyamalamiirey(filtar-gareeyey).2. Hallitiroobiyonadiifahkushubaargalaanamaweel.3. FurxirmadaORSookuqasbiyaha.4. MarkaORS-tusifiicanuqasanto,siiilmahaagaxanuunsan.Iskadaadidhammaanmilankaaanlaguisticmaalin24saacgudahood.

Page 20: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

2020

Ku meydh gacmahaaga Saabuun iyo Biyo (Cuntada Ka hor)

Page 21: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

www.icrc.org2121

Isticmaalka Suuliga ka dib

Page 22: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo

22

WAAJIBAAD SHAQOeeGuddigaCaalamigaaheeLaanqeyrtaCas(ICRC)waaururaaneexan,madaxbanaandhexdhexaadna ah kaasoohowshiisa aadaninimo kaliya tahay inuudhowronolasha iyo sharaftadhibanayaashadagaaladaiyoxaaladahakaleeeqalalaaseiyoinuusiiyogargaardhibanayaashacollaadaha. ICRC-da waxay kaloo ku dadaashaa inay ka hortagto dhibaatada iyadoohorumarinaysaxoojinaysanaxeerkaaadaninimadaiyomabaadiidacaalamigaeeaadaninimada.Iyadoolaaasaasaysanadkii1863dii,ICRC-duwaaasalkaAxdiyadaJeneefaiyoDhaqdhaqaaqaLaanqeyrtaCasiyoBishaCas.WaxayjihaysaaaynaiskudubaridaahowlahacaalamigaahooayqabatoDhaqdhaqaaqaxiliyadacolaadahaiyoxaaladahakaleeeqalalaasaha.

ICRCSomaliaDelegationDenisPrittRoadP.O.Box73226-00200T+254202719301Nairobi-Kenyawww.icrc.org©ICRC,February2015