maamulka lean

21
Tilmaamaha hab Maamulka LEAN Isbedel xaga Maamul -wanaaga Jeylani Cismaan Hab maamul casri ah oo waaqici ah oo ay bilowday Toyota co. una gudbay laamo badan sida Caafimaadka Adeegyada iyo maamul

Upload: jailani-karani

Post on 12-Apr-2017

222 views

Category:

Education


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Maamulka lean

Tilmaamaha hab Maamulka LEAN

Isbedel xaga Maamul -wanaaga

Jeylani Cismaan

Hab maamul casri ah oo waaqici ah oo ay bilowday Toyota co. una gudbay laamo badan sida Caafimaadka Adeegyada iyo maamul dowladeedka

Page 2: Maamulka lean

Maamulka LEAN Bandhigaan aadka u yar kuma soo koobi karno

Ee waxaan beegsanayaa sawir guud in aan ka bixiyo

Sidee loogu shaqeynayaa waa safar dheer…….oo Guuuuul ah..INSHA ALLAH

Page 3: Maamulka lean

Xaggee loo socdaa maanta???Maanta Caalamka waxaa laga sii guurayaa habdhaqameedka Maamulka Casriga

waxaana loo guurayaa Maamulka LEAN

Page 4: Maamulka lean

Waa hab maamul oo ay ku shaqeyso Shirkada Toyota oo ah in laga saaro wax walba oo Qashin ah(waste) laguna daro wax walba oo Qayim ah(value). Iyadoo laga eegayo xagga Macaamiilka.

LEAN waa maxay?

Page 5: Maamulka lean

LEAN sidee ayuu u

shaqeeyaa?

Ma ahan Sameey wixii aan ku dhaho (Reer Bariga)(Do it my way)

Mana ahan Sameey sidaa rabto (Reer Galbeed)(Do it yourself.)

Ee waa……….

Isoo raac aan xalka wada helnee(follow me and we will figure out together)

Page 6: Maamulka lean

Talaabadee xigta?

Page 7: Maamulka lean

HorumarintaDadKa

HanaanWanaajinta

Dhaqankka iyo Afkaarta Wanaagsan

Dabeecadaha Hogaaminta &Habka Maamulka

Waa in aan sameynaa horumarin maamul oo dhan kasta min shaqsi ilaa koox ilaa guud

Beegsiga ujeedada

Hanaan wanaagsan Natiijo wanaagsan

Page 8: Maamulka lean

Horumar dhan kasta wuxuu u baahan yahay isbede dhankastaNokia waxaa sameynta telephanada looga hor maray markii ay ka gaabisay habka smart phoneska.

Page 9: Maamulka lean

Masaaki imai oo ah qabiir xagga lean management wuxuu yiri :“haddii aad hal eray oo Japan baranaysid ha noqdo Kaizen( isbedel waa fiican yahay) is bedel xasilan oo joogto ah waa horumar

Page 10: Maamulka lean

Guul Waa

sidee?

Beegsiga UjeedadaMaxaan qayim keeni karnaa? mushkiladee xalineenaa?

Waa in aan qof walba aan kaqeygelinaa Shaqaalaha gacantooda kaliya looma baahnaEe maskax iyo gacanba waa in lays wada kaashadaa

Page 11: Maamulka lean

Ogow haddii ay Staraatijiyadda ku

ektahay Hogaamiyayaasha keliya in ay meel fiican gaareenin

Qubaradda Maamulka Lean

Page 12: Maamulka lean

Qubaradda Maamulka Lean

Ogow Xog Ururin keliya kuma filna

Ilaa Macaamilka (Shacabka ) laga keeno Dareen Sax ah

Page 13: Maamulka lean

Hogaan hal koox sameyn kara

Goobta hanaanka ka socda soo arki

karaXushmad iyo

Qadarin leh

Qubaradda Maamulka Lean

Page 14: Maamulka lean

Qubaradda Maamulka

Lean

Ogow qiimeynta Dadaalada

halyeynimada waa guulo gaaban oo

keliyaWaxayna maja -

xaabinaysaa wadashaqeynta

Page 15: Maamulka lean

Qubaradda Maamulka Lean

Xusuus: Hanaanada oo dhan waxay qeyb ka yihiin hab maamul isku

wada xeran

Page 16: Maamulka lean

Guul Waa

sidee?

Horumarinta DadkaSideen u dhiseynaa wax-qabadka dadka? Si qayim loo

gudbiyo

Waxaan horumarineenaa QORSHEE , SAMEE, HUBI ,JOOGTEE?(PLAN, DO, ACT, CHECK)

Tababarid ku dhisan ixtiraamid In la dhiso hanaan maamul oo keeni kara

natiijo

Page 17: Maamulka lean

U boodid gebo gebo ama sheegid xal ma u

hogaamineyso wado guul ah

Qubaradda Maamulka Lean

Page 18: Maamulka lean

Qubaradda Maamulka Lean

‘Eedeynta’ Shaqaalaha, iyo

Dayacida Hanaanka kuuma

hogaaminayaan guul

Page 19: Maamulka lean

Qubaradda Maamulka Lean

Ogow Dhibaato

haddii aadan arkin waa

Dhibaatada ugu xun

Page 20: Maamulka lean

Dabeecada Hogaaminta Habka Maamulka

•Waxaan dejinaa Aragtida Guud & Qudwada Guud

•waxaan ka dhignaa Shaqada mid la arki karo ayaan

•Waxaan Shiishka saarnaa Hanaan wanaajinta(process improvement)

•Waxaan dhiira-gelinaa Mushkilad xalinta (PDCA) QORHEE, SAMEEY, HUBI, JOOGTEEY

•Waa aadnaa oo waa aragnaa Goobta shaqada su’aalo waa weydiinaa si’aan u fahano

Waxaan isticmaalnaa Wada-hadal joogta ah, hanaankeena waa mid la arki karo

Waxaan dhiiri gelinaa mushkilada in la garto, la xaliyo casharana laga barto.

Waxaan leenahay sistem shaqaale qaadasho iyo xajisasho

Waxaan dhiirigelinaa horumarinaa shaqaalaha

Page 21: Maamulka lean

NoteWaad

Mahadsan tahay